somali 2007 pneb (puntland national examination board)

16
DAWLAD GOBOLLEEDKA SOOMAALIYEED EE PUNTLAND IMTIXAANKA SOOMAALIGA SANNAD DUGSIYEEDKA 2007 Waqtiga imtixaanku waa laba saac iyo toban daqiiqo (2:10) Magaca Ardayga/yada ………………………………………………………….. R/Number…………………………………………………………………………. Magaca Dugsiga …………………………………………………………………. Gobolka ……………………………Degmada………………………………….. Taariikhda………………………………………………………………………… QAYBAHA IMTIXAANKU KA KOOBAN YAHAY: I. Su’aalo laga jawaabayo dhammaantood……………………………(15 Dhibcood) II. Buuri meelaha banana………………………………………………….(5 Dhibcood) III. Sharaxa ereyada ……………………………………………………...(10 Dhibcood) IV. Keen ereyadan lidkooda……………………………………………...(10 Dhibcood) V. Maahmaahyo…………………………………………………………..(16 Dhibcood) VI. Sharax maahmaahyo………………………………………………...(10 Dhibcood) VII. Isku dhigid, kala dhihid, kala macne …………………………………(5 Dhibcood) VIII. Halxiraalayaal…………………………………………………………..(9 Dhibcood) IX. Curisyo…………………………………………………………………(20 Dhibcood)

Upload: abdulahi-haji-dalad

Post on 07-Aug-2015

96 views

Category:

Education

0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

DAWLAD GOBOLLEEDKA SOOMAALIYEED EE PUNTLAND IMTIXAANKA SOOMAALIGA SANNAD DUGSIYEEDKA 2007

Waqtiga imtixaanku waa laba saac iyo toban daqiiqo (2:10)

Magaca Ardayga/yada …………………………………………………………..

R/Number………………………………………………………………………….

Magaca Dugsiga ………………………………………………………………….

Gobolka ……………………………Degmada…………………………………..

Taariikhda………………………………………………………………………… QAYBAHA IMTIXAANKU KA KOOBAN YAHAY: I. Su’aalo laga jawaabayo dhammaantood……………………………(15 Dhibcood)

II. Buuri meelaha banana………………………………………………….(5 Dhibcood)

III. Sharaxa ereyada ……………………………………………………...(10 Dhibcood)

IV. Keen ereyadan lidkooda……………………………………………...(10 Dhibcood)

V. Maahmaahyo…………………………………………………………..(16 Dhibcood)

VI. Sharax maahmaahyo………………………………………………...(10 Dhibcood)

VII. Isku dhigid, kala dhihid, kala macne …………………………………(5 Dhibcood)

VIII. Halxiraalayaal…………………………………………………………..(9 Dhibcood)

IX. Curisyo…………………………………………………………………(20 Dhibcood)

Page 2: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 2 of 16 ©PNEB 2007

Rough Work - Will NOT be Marked …………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

……………………………………………………………………………………………………………….. ………………………………………………

……………………………………………………………………………………………………………….. ....... …………………………………………

Page 3: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 3 of 16 ©PNEB 2007

Akhri sheekadan, dabadeedna ka jawaab su’aalaha ka dambeeya

Sikhil

waa halkudhig tix gabay ah oo uu tirshey Cabdi Xasan Maxamuud, oo ku magac

dheer Cabdi-shaarub, waana hal magaceed. Shaarub waa gabyaa misana cayaartoy ah, oo

hal-abuurka lagu kuunyo, da’diisa iyo deegaankuu ku korayna dhab uga sheegan. Wuxuu

ku dhashay miyiga gobolka Nugaaleed ee Soomaaliya, 1940-tameeyadii, wuxuu ku

hanaqaaday gobolka Mudug, Doollo iyo Ciid, iyo hawdka Sool. Tan iyo yaraantiisii, Shaarub

wuxuu nolol ahaan ku soo barbaaray doog iyo jiilaalba, nacfiga iyo dhaqashada geela,

taasoo geyeysiisey in uu naftiisa u huro una dacdarreeyo xannaanada iyo dhaqanka geelu

u baahan yahay. Wuxuu baahi, harraad, arad, cagacaddaan iyo rafaad geela iyo seben-

bixintii la soo maray hawd, buuro, banaan, sool, qarfo, dullo iyo carrasan intaba, taasoo uu

in badan af libaax iyo col ugu sigtay. Hadday ceel tahay, hadday carshin tahay, iyo hadday

cashi-bixinti tahayba, Shaarub waa nin geela u go’doomay oo adduun kale haaminti iyo

roonaan naftiisaba meel iska dhigay; waana nin geelu wax kasta kala sarreeyo. Hab-

dhaqanka geela, sabadyada lagu xareeyo, daaqsinta wanaagsan iyo carrada uu ku bulaalo,

iyo cudurrada saameeya iyo sancayntooda ayuu ku dhukan yahay oo laga ogaal weydiiyaa.

“Toojaba nin laa tabeheed yaqaan” bay Soomaalidu ku maahmaahdaa.

Sideedana duunyada Soomaalidu dhaqato, meesi ay tahayba, waxaa ugu qaalisan, cad iyo

caano, iyo sar iyo so’ba; ama ugu-dhaqanka dhinaca xaalka, magaha iyo dhiigga, amase

xarragada reer-dhiska, iyo xilbaxa xididnimada waa geela. Taas waxaa ka sii daran,

Soomaalida oo reer guuraa u badani waxay hayimeysataa waa awrta; hadday hayaan iyo

geeddi tahay, hadday dhaansi iyo oon-bixin dad iyo duunyaba tahay, hadday safaro iyo ka

ganacsi tahay, iyo hadday rakuubaysi tahayba.

Tix dheer oo gabyaa Haaraa la oran jirey uu waxtarka geela ka tirshey ayey tuducaan

hoose oo qiimaha awrka tilmaamayaa ka mid ahaayeen:

Page 4: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 4 of 16 ©PNEB 2007

“Isagoo wixii la saaraba inuu sido la moodeynin Markab nimanka Soomaaliyeed Suuboy adigaa leh” Shaarub waa nin geela aad u jecel oo wuxuu dhaafsan karaa aysan jirin. Guurso oo yarad

bixi ayaa laga waayey, wuxuuse u quuri waayey inuu gabar reer u noqota xarrago uga

baxsho ilaa uu doob dhaafay oo da’ weyn madaxa la galay. Geela dhibkaasi ka soo maray

oo sidaas ugu dheer ayay mar kasta niman aan hawl uu leeyahay geed u soo marini usoo

ag fariistaan, iyagoo ama maal ka raba ama xoolagooyo, kuwaasoo dabadeed uu

tusaaleeyey:

Inuu marar badan indhaha isugu qabtay, aan loogana abaal hayn. Inay dhaqan waayeen kuwuu horay ugu deeqay oo ay dayac iyo darayo u

dhinteen. Inay isaga dhaafiyaan keliya inay dulucdoodu tahay, oo ayan bahalka, baylahda,

iyo watatacowka ka ceshan karin. Inuusan u jixinjixin kuwa aan geela dhaqan, oo iska caadeystay xoolo nin kale ku

dhintay in aay cuquuleeyaan. Si ay marakan ugu meel marsadaan inay murwadiisii iyo carruurtiisii ku salladeen. Si kastoy u dabaqorraxoodiyaan inaan hadalkoodu maraynin.

Gabaygaan wuxuu tiriyey intuu guursadey. In dhan baan salaada uga tagey sawdka Aakhiro e

In dhan baan Siraad gabara iyo sawjaddaw huraye

In dhan baan saloolmoo asqada salaley leylkiiye

In dhan baan saqaafada ugu maray kaymo saar badane

In dhan baan salaaddii kacshoo sooca hee iriye

In dhan baan sar weynow libaax sool u jiifsadaye

In dhan baan sarwaan iyo ul dheer siiqlahaw sidaye

In dhan baan sammuudlaw ratiga saaray dhabarkeeda

In dhan baan sibraha uga dhacshoo meel u saahidaye

In dhan baan mandheertii ka sugay say u jeeddaba e

Page 5: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 5 of 16 ©PNEB 2007

In dhan baan siyaasowgu dhigay seegtay naasaha e

Oo xeerada goortaan salaxay soo duwooy iriye

Oo golaha markay sooftayaan soolka ku ekeeyo

Iyadoo sawaakiinahoo suuliga aad mooddo

Sannadiyo biliyo dhawr cashaan dhinac saloollaaye

Siigada korkaygaad habeed sagalla mooddaaye

Saaxiibbaday iyo habluhu ima salaamaane

Iyadoo sidkeedii go’oo sabarku weynaaday

Sool sare waxaan mariyo ooy mirato suubaanta

Goortay sibraha meel dhigtoon nirig ka soo saaro

Saaddada kastuumaan geshaa seben u daayaaye

Sarmaseegtadeedaan sugaa tii subbeehiyahe

Salowgeeda goortaan maqlaan sara istaagaaye

Saqda dhexe alleylkii hurdada seexo ma aqaane

Kuwaan siiyey waagii dhawayd ima salaamaane

Qaalmihii samaysnaa kuwii sababay weeyaane

Hadba waxay u seexanahayaan inay i seejaane

Hadday sawjaddeydiyo ilmaha igu sumeeyeene

Ninkii Sikhil i weydiinayow sawdku waa maya e

Soodoon-layaalaw mindhaa haatan kuma siiyo.

Page 6: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 6 of 16 ©PNEB 2007

I. Ka jawaab su’aalahan dhammaantood……………………………..(15 Dhibcood) 1. Sheeg ugu yaraan saddex faa’iido oo aynu geela ka helo:

B………………………………………………………………………………………………………

T………………………………………………………………………………………………………

J………………………………………………………………………………………………………

2. Duunyada Soomaalidu dhaqato waxay u qaybsantaa afar meesi. Sheeg afartaa meesi? B………………………………………………………………………………………………………

T……………………………………………………………………………………………………….

J………………………………………………………………………………………………………..

X……………………………………………………………………………………………………….

3. Maxaa loo yaqaan neefka xoolaha ah ee caanaha badan?

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

4. Maxaa loo yaqaan neefka xoolaha ah ee caanaha yar?

………………………………………………………………………………………………………

……………………………………………………………………………………………………..

5. Maxaa loo yaqaan labada halaad ee hal ilmo ah wada nuugo?

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

6. Sharax tuducan: “ In dhan baan sammuudlaw ratiga saaray dhabarkeeda”

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

madi
sidkid
Page 7: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 7 of 16 ©PNEB 2007

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

7. Maxay kala yihiin Baarqab, Koron iyo Gurgurshaa, layli?

Baarqab……………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………

Koron………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

……………………………………………………………………………………………………..

Gurgurshaa……………………………………………………………………………………….

………………………………………………………………………………………………………

Layli ………………………………………………………………………………………………..

……………………………………………………………………………………………………..

8. Sheeg ugu yaraan laba midab oo geela u gaar ah?

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………..……………………………………

9. Waxaad sheegtaa ilmaha geela ah halka uu hooyadii uga weyn yahay?

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

waa neefka geela ah ee la xiniyo saaro
dhogorta
Page 8: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 8 of 16 ©PNEB 2007

10. Maxaa loo yaqaan neefka irmaan ee ilmo la’aan la maalo?

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

II. Markaad akhrido sheekada, buuxi meelaha banaan…………… ( 5 Dhibcood)

1) Tixda gabayga ah ee tilmaamaysa waxaa tiriyey

……………………………………………………………………………………………..

2) 1940 waxaa dhashay ninka lagu magacaabo

……………………………………………………………………………………………..

3) Toojaba nin laa tabaheed

……………………………………………………………………………………………

4) Sheekada ninka laga qoray waxaa lagu naanaysaa

……………………………………………………………………………………………..

5) Shaarub wuxuu marar badan indhaha isugu qabtay bixinta

……………………………………………………………………………………………

III. Sharax ereyadan……………………………………………………(10 Dhibcood) 1. Sool……………………………………………………………………………………………

2. Sarwaan………………………………………………………………………………………

3. Saqaafe………………………………………………………………………………………

4. Saaddada…………………………………………………………………………………….

5. Sarmaseegto………………………………………………………………………………..

6. Habeed……………………………………………………………………………………….

7. Sibraha ……………………………………………………………………………………..

8. Qadan………………………………………………………………………………………….

9. Sawdka ……………………………………………………………………………………….

10. Hayaan….…………………………………………………………………………………….

Page 9: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 9 of 16 ©PNEB 2007

IV. Keen ereyadan lidkooda…………………………………………(10 Dhibcood) 1. Carshin…………………………………………………………………………………….

2. Xarrago/Yarad……………………………………………………………………………

3. Abaar …………………………………………………………………………………….

4. Buur ………………………………………………………………………………………

5. Fulay………………..……………………………………………………………………..

6. Baari………………………………………………………………………………………

7. Nirig………………………………………………………………………………………..

8. Ramag/Ramad……………………………………………………………………………

9. Cudur ……………………………………………………………………………………..

10. Dumaal …………………………………………………………………………………..

V. Keen min afar maahmaahood kuwa hoos ku qoran: (16 Dhibcood) Ragga: Tusaale; “Wax rag kaa galay rako kaa gale”………………….(4 Dhibcood) 1. ……………………………………………………………………………………………..

2. …………………………………………………………………………………………….

3. ……………………………………………………………………………………………

4. ……………………………………………………………………………………………

Nin: Tusaale; “ Nin kuu digay kuma dilin”………………………… (4 Dhibcood) 1. …………………………………………………………………………………………..

2. …………………………………………………………………………………………..

3. …………………………………………………………………………………………..

4. …………………………………………………………………………………………..

Geela: Tusaale; “ Geel jeeni kama go’o”…………………………….(4 Dhibcood) 1. …………………………………………………………………………………………

2. ………………………………………………………………………………………….

3. ………………………………………………………………………………………….

4. …………………………………………………………………………………………..

banaan
geesi
caasi
caafimaad
Page 10: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 10 of 16 ©PNEB 2007

Dumarka: Tusaale; “Dumar ama u samir ama ka samir”…..…………………(4 Dhibcood)

1…………………………………………………………………………………………………………

2. ……………………………………………………………………………………………………….

3. ……………………………………………………………………………………………………….

4. ………………………………………………………………………………………………….........

VI. Sharax maahmaahyahan: (10 Dhibcood) 1. Rag yaraaday tafo naagood baa laga doonaa………………………………….(2 Dhibcood)

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

2. Sir ma qabe saab baa biyo u cesha……………………………………………(2 Dhibcood)

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

3. Haddii geeriyi ku dayso, gabow ayaan ku deynayn……………………………(2 Dhibcood)

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

4. Meel hoo u baahan hadal wax kama taro……………………………………..(2 Dhibcood)

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

Page 11: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 11 of 16 ©PNEB 2007

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

5. Maan rag waa mudacyo caaradood………………………………(2 Dhibcood) ………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………

VII. Ereyadan waa isku dhigid, kala dhihid, kala macne. U samee macnayaal lagu kala garto ereyada bilaha ku jira, adoo raacaya tusaalaha lagu siiyey.

(5 Dhibcood) Tusaale: (sur – sur) 1. Maxamed, dhiisha sur 2. Shalay waxaan jabsaday

haanta ligligeeda.

sur (fool – fool) 1.………………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………… ……………………

markaan geela la joogay.

2…………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………..…………………………

(yeel – yeel) 1…………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………..…………………………

2…………………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………………..

(hiil – hiil) 1…………………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………………..

Page 12: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 12 of 16 ©PNEB 2007

2…………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………..…………………………

(cay – cay) 1…………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………..…………………………

2…………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………..…………………………

(sar – sar) 1…………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………..…………………………

2…………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………..…………………………

VIII. Halxiraalayaal: (9 Dhibcood)

1. Waxaad sheegtaa laba gobol oo ka mid ah gobollada Soomaaliyeed oo magacooda

iyo magaca magaalo-madaxyadooda (Caasimadahooda) ay ka wada bilowdaan

xarafka “B”? ………………………………………………………………….(3 Dhibcood) .……………………………………………………………………………………...…………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………… ……………………………………………………

2. Sheeg gobol ka mid ah gobollada dalkeenna oo magaciisu la macne yahay qaybta

hore meel biyo fariistaan, qaybta dambana midab midabada ka mid ah?

(3 Dhib) …………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

……………………………………………………………………………………………………………

Page 13: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 13 of 16 ©PNEB 2007

3. Sheeg degmo ka mid ah degmooyinka ku yaal dalkeenna, gaar ahaan kuwa

koonfureed oo magaceeda qaybta hore uu la macne yahay xubin ka mid ah jirka

bani’aadamka, qaybta dambana midab ka mid ah midabada?…(3 Dhibcood) …………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

…………………………………………………………………………………………………

IX. Qor labo curisyo, ugu yaraan min hal bog, adigoo laba ka mid ah dooranaya mawduucyada hoos ku qoran:………………………………… (20 Dhibcood)

1) Dhibaatooyinka hortaagan horumarinta waxbarashadda iyo sida looga gudbi karo.

2) Dhibaatooyinka ka dhalan kara xaalufinta deegaanka iyo sida lagu joojin karo.

3) Dhibaatada Qaadku (Jaadku) ku hayo dhallinta Soomaaliyeed iyo sida looga gudbi

karo.

Mowdauuca hore

…………………………………………………………………………………………………………

Page 14: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 14 of 16 ©PNEB 2007

Mowduuca dembe

Page 15: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 15 of 16 ©PNEB 2007

Page 16: Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)

Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007

Page 16 of 16 ©PNEB 2007

Guul Wacan