cast care / somali daryeelka kabka › pdf › pe002so.pdf · la taabto oo markaa waxa ka...

7
Cast Care / Somali Daryeelka Kabka Daryeelista iyo ka-saarka kabka xig-caageedka (fiberglass) ama nuuradda ah. 1 ee 3 Si aad u ogaato wax intaa ka sii badan Orthopedics Clinic 206-987-2109 Weyddii daryeel bixiyaha ilmahaaga seattlechildrens.org Adeegyo Turjumaan Lacag La'aan ah Markaad joogto isbitaalka, weyddii kalkaalisada ilmahaaga. Markaad joogto waxa ka baxan isbitaalka, u soo wac khadka turjumaadda qoyska ee lacag la'aanta ah 1-866-583-1527. U sheeg tujumaanka magaca iyo khadka gaarka ah ee aad rabto. Muddo intee le'eg ayay ku qaadataa in uu kabku engego? Xig-caageed: Sii 4 ilaa 6 saacadood si uu kabku gabi ahaanba u adkaado. Wuxuu ka soo adkaadaa gudaha dabateena dibadda. Kabka ilmahaaga ayaa noqon doonaa engeeg marka la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka. Nuuradda: Sii laba maalmood oo buuxda inuu kabku ku engego. Sidee ayaan ugu daryeelnaa kabka guriga? Kabku ENGEEG ha ahaado (Lama oggola dabbaasha). Kabku nadiif ha ahaado (markay dhallaanka tahay, ku hay xafaayadda meel ka sarraysa korka kabka si aad uga ilaaliso daroorinta). Ka eeg kabka wixii kasta ee qalafsanaan ama darafyada fiiqan ee xoqaya maqaarka. Isticmaal ciddiyo sime si aad uga xoqdo dhinacyada aan sinnayn. Ku samee cufayn xumbo (foam padding) ama ku dhajin maqaar (moleskin) si loo ilaaliyo maqaarka. Kor ugu qaad gacanta ama lugta kaban ilaa heer la siman wadnaha fadhiga ama jiifto. Taasi waxay ka caawinaysa bararka. Lugta la kabay, hoos dhig jilibka barkin, cufayn xumbo, ama shukumaan la duuduubay. Hubso in loogu fidin karo xagga ugu dhambaysa ee kubka. Ha hoos dhigin xufayn cidhibta. U oggolow inay cidhibtu “sabbayso.” Sidee ayaan u yarayn karnaa cuncunka? Cuncunka kabka badiyaa waxa keenta qoyaanka dusha maqaarka ama boogta bogsanaysa. Isticmaalka timo engejiye la geeyay u dejinta qabowga yar, ayaa kaga afuufi hawo labada dhinacba kabaka (qaybta kore ee kabka iyo aagga cagta ama gacanta). Si qun yar ugu dhabandhab kabka gacantaaada (aad ha u garaacin ama ha ugu dhufan kabka). U xoq addinka kale. Mararka qaarkood taas ayaa khayaanaysa maskaxda oo lagag raystaa cuncunka. La ciyaar ciyaar ama hawl la qabo si aad uga jeediso cuncunka ilmahaaga. Ha ku shubin ama ha marin wax kasta boodhar ama kareem ah, iwm. hoosta gudaha kabka. Ha u isticmaalin sheyo inaad ugu xoqidid hoosta kabka kabka ka hooseeya (sida ulaha waxa lagu cuno, dhar-sudhyada, qalimaanta). Maqaarka ayaa dhaawacmi kara ama infekshin qaadi kara. Gacanta oo ka sarraysa wadnaha Qaabka u dhigga lugta oo leh barkin

Upload: others

Post on 06-Jul-2020

2 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Cast Care / Somali Daryeelka Kabka › pdf › PE002SO.pdf · la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka. • Nuuradda:

Cast Care / Somali

Daryeelka Kabka Daryeelista iyo ka-saarka kabka xig-caageedka (fiberglass) ama nuuradda ah.

1 ee 3

Si aad u ogaato wax intaa ka sii badan • Orthopedics Clinic

206-987-2109 • Weyddii daryeel bixiyaha

ilmahaaga • seattlechildrens.org

Adeegyo Turjumaan Lacag La'aan ah • Markaad joogto isbitaalka, weyddii kalkaalisada

ilmahaaga. • Markaad joogto waxa ka baxan isbitaalka, u soo wac

khadka turjumaadda qoyska ee lacag la'aanta ah 1-866-583-1527. U sheeg tujumaanka magaca iyo khadka gaarka ah ee aad rabto.

Muddo intee le'eg ayay ku qaadataa in uu kabku engego?

• Xig-caageed: Sii 4 ilaa 6 saacadood si uu kabku gabi ahaanba u adkaado. Wuxuu ka soo adkaadaa gudaha dabateena dibadda. Kabka ilmahaaga ayaa noqon doonaa engeeg marka la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka.

• Nuuradda: Sii laba maalmood oo buuxda inuu kabku ku engego.

Sidee ayaan ugu daryeelnaa kabka guriga?

• Kabku ENGEEG ha ahaado (Lama oggola dabbaasha). • Kabku nadiif ha ahaado (markay dhallaanka tahay, ku hay xafaayadda meel ka sarraysa korka

kabka si aad uga ilaaliso daroorinta). • Ka eeg kabka wixii kasta ee qalafsanaan ama darafyada fiiqan ee xoqaya maqaarka.

Isticmaal ciddiyo sime si aad uga xoqdo dhinacyada aan sinnayn. Ku samee cufayn xumbo (foam padding) ama ku dhajin maqaar (moleskin) si loo ilaaliyo maqaarka.

• Kor ugu qaad gacanta ama lugta kaban ilaa heer la siman wadnaha fadhiga ama jiifto. Taasi waxay ka caawinaysa bararka.

• Lugta la kabay, hoos dhig jilibka barkin, cufayn xumbo, ama shukumaan la duuduubay. Hubso in loogu fidin karo xagga ugu dhambaysa ee kubka. Ha hoos dhigin xufayn cidhibta. U oggolow inay cidhibtu “sabbayso.”

Sidee ayaan u yarayn karnaa cuncunka?

• Cuncunka kabka badiyaa waxa keenta qoyaanka dusha maqaarka ama boogta bogsanaysa. • Isticmaalka timo engejiye la geeyay u dejinta qabowga yar, ayaa kaga afuufi hawo labada

dhinacba kabaka (qaybta kore ee kabka iyo aagga cagta ama gacanta). • Si qun yar ugu dhabandhab kabka gacantaaada (aad ha u garaacin ama ha ugu dhufan

kabka). • U xoq addinka kale. Mararka qaarkood taas ayaa khayaanaysa maskaxda oo lagag raystaa

cuncunka. • La ciyaar ciyaar ama hawl la qabo si aad uga jeediso cuncunka ilmahaaga. • Ha ku shubin ama ha marin wax kasta boodhar ama kareem ah, iwm. hoosta gudaha kabka. • Ha u isticmaalin sheyo inaad ugu xoqidid hoosta kabka kabka ka hooseeya (sida ulaha

waxa lagu cuno, dhar-sudhyada, qalimaanta). Maqaarka ayaa dhaawacmi kara ama infekshin qaadi kara.

Gacanta oo ka sarraysa wadnaha

Qaabka u dhigga lugta oo leh barkin

Page 2: Cast Care / Somali Daryeelka Kabka › pdf › PE002SO.pdf · la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka. • Nuuradda:

Daryeelka Kabka

2 ee 3

Ma qurxin karnaa kabka?

Xor baad u tihihin inaad ku qurxisaan kabka kaliya qalimaan midab leh (Sharpies) ama karayons. Ha isticmaalin rinji saliid leh ama kuwa lagu buufiyo ah. Waxay u dusi karaan kabka oo ay u keeni karaan dhibaatooyin daran maqaarka. Xaddid tirada dhejimaha (stickers) ama waxyaabaha kale ee qurxinta; waa laga maarmaan inuu kabku hawo u helo.

Tilmaamaha ugu qubaynta weelka

Markay yihiin dhallaanka: Markay yihiin dhallaanka iyo socod-baradka, ugu qubaynta isbonjiga ayaa ugu fiican. Dul jiifi ilmahaaga tuwaallo. Ku shub qadar yar oo biyo diirran ah weel qubays. Istcimaal calal-dhaqasho iyo saabuun si aad ugu nadiifiso biyo diirran ilmahaaga, markaana kaga engeji tuwaal nadiif ah. Taasi waxay ka ilaalinaysaa kabku inuu ku dhex rado biyaha goobta qubaysiga ama shaawarka.

Carruurta ka sii waawayn iyo tobaneeyo-jirayaasha: Haddii u ilmahaagu ka sii wayn yahay, raac tallaabooyinkan qubeyska:

1. Ka xuluuli calal-dhaqasho labada daraf ee

kabka. 2. Markay tahay gacanta kaban, ku duub

calal-dhaqasho dusha gacanta ilmaha sida gaco-dhowrka (mitten).

3. Isticmaal caagga balaastigga, oo si

buuxda ugu duub kabka iyo marooyin-dhaqashada.

4. Ugu dambeyntii, dul dhig bacda qashinka hawsha culus dhammaantood kabka iyo marooyin-dhaqashada.

5. Ku adkee bacda qashinka teeb xabag kasta oo laga helo guri (ma aha teebka baakadaha) dusha marooyin-dhaqashada.

6. Ka hubi inayna bacda qashinku lahayn daloollo.

7. Dhex dhig gambadh ama kursiga caag ah goobta qubayska ama shaawarka.

Page 3: Cast Care / Somali Daryeelka Kabka › pdf › PE002SO.pdf · la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka. • Nuuradda:

Daryeelka Kabka

3 ee 3

8. Ilmahaaga fadhiisii, oo u sudh kabka meel kabaxsanqubayska/shawarka. Shaawarka fur si

u biyuhu oo qooyo inta kale ee jirkooda ah. Marnaba ha kaga tagin ilmahaaga cidla.

9. Isla markaaba u dhaq ilmahaaga, adigoon fursad u siin wakhti ciyaar, kadibna ka caawi inay ka soo baxaan bixyaha.

10. Engaji agagaarka xagga sare ee bacaha qashinka marka ugu horreysa. Sidan samee isla markaaba kadib markaad ka soo bxisio ilmahaaga biyaha.

11. Ka saar bacda qashinka, ku duubka caagga ah iyo calalka(lada)-dhaqashada. Haddii aad ku aragto biyo bacda ama calalka-dhaqashada, oo aad ay u yar yihiin, waxaad isticmaali kartaa qalajiyaha timaha (u dejinta heerka yara qabowga) oo isku day inaad engejiso kabka.

12. Haddii u kabku biyo radiyeen, isla markaaba noo soo wac. Waa in la beddalo kabka.

Goorma ayay tahay inaan u soo wacnoo dhakhtarka?

Wac rugta caafimaadka lafaha (Orthopedics clinic) haddii uu ilmahaagu:

• Yeesho faro ama suulal bararsan ama midabkoodu isbeddelo • Ka dareemo kabuubyo ama jiriiricyo faraha ama suulasha • Ayna dhaqaajin karin farahooda ama suulashooda • Jabiyaan ay biyo quusiyaan biyo. • Leeyihiin xanuun badan oo ama ay leeyihiin cabasho cusub oo xanuun. • Leeyhay cuncun aad u badan. Kala hadal dhakhtarkaaga si aad u ogaato, inay habboon

tahay in la siiyo Benadryl ilmahaaga.

Ka saaridda kabka

Waa kuwan waxa u ilmahaagu filanayo markay tahay wakhtiga kabka laga saarayo:

• Mashiinka ka saaritaanka kabka ayaa u DHAWAAQ badan sida nadiifiye faakiyumka oo kale. Eeg sawirka ku yaal dhanka bidixda.

• Sameecadaha dhegaha iyo muraayadaha ammaanka ayaa la bixin doonaa. • Waxaannu kuu sharaxi doonnaa oo aan ku tusi doonnaa wax kasta kahor inta aanaan

wax ku kicin. • Mashiinka ayaa leh miinshaar yar oo gariirta. Farsamoyaqaanka qalabka lafaha ayaa

kugu tusi doona siday miinshaartu u shaqayso marka hore gacmahooda si u ilmahaagu uu u arkoinayna xanuun lahayn.

• Minddida ayaa u gariirta dib iyo horay si aad iyo aad u degdeg badan, taas oo ku keenta islis oo kaliya goy'sa walaxda adag ee kabka.

• Gacanta ama lugta ilmahaaga ayaa lagu ilaaliyaa lakabyo cufayn cudbi ah ama gacan-gashi ama lug-gashi (stockinette).

• Kadib markaan isticmaalno miinshaarta kabka, waxaan isticmaali doonaa qalab loo yaqaan kala-fujiye “BAB“ ka kala siiya.

• Ugu dambayntii, waxaan goyn doonaa (annaga oo adeegsana maqas badbaado leh) ama aan kala jeexi doona cudbida cufaynta oo an ka saari doonaa kabka.

• Marka kabka laga saaro, addinka ilmahaaga ayaa laga dareemi doonaa damqasho, xanuun, qallafsanaan iyo fudayd. Waxa kale oo laga dareemi karaa cuncun. Waa muhiim INAADAN XOQIN MAQAARKAAGA. Maqaarka ilmahaaga ayaa nuglaan badan marka kabka lagaa saaro.

• Waxa laguu oggol yahay inaad si tartiib leh u nadiifiso/dhaqado maqaarka haddii u farsamayaqaanka caafimaadku u oggolaado.

Waxbarashada Bukaanka iyo Qoyska / Caafimaadka Lafaha iyo Ciyaaraha

Seattle Children’s ayaa ku siisa lacag la’aan adeegyada tarjumaadda bukaannada maqalka beelay ama kuwa aan ku hadlin Ingiriisiga, xubnaha qoyska iyo wakiillada sharciyeed. Seattle Children ayaa macluumaadkan ka dhigi doonta in lagu helo qaab kale marka la weydiisto. Uga soo wac Xarunta Kheyraadka Qoyska 206-987-2201. Xaashidan ayay dib u eegeen shaqaalaha rug caafimaadeedka Seattle Children. Hase yeeshe, baahida ilmahaaga ayaa mid gaar ah. Kahor intaadan ku dhaqaaqin ama aadan isku hallayn macaluumaadkan, fadlan kala hadal daryeel-caafimaad bixiyaha ilmahaaga. © 2019 Seattle Children’s, Seattle, Washington. Dhammaan xuquuq dhowran.

1/19 PE002SO

Page 4: Cast Care / Somali Daryeelka Kabka › pdf › PE002SO.pdf · la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka. • Nuuradda:
Page 5: Cast Care / Somali Daryeelka Kabka › pdf › PE002SO.pdf · la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka. • Nuuradda:

Cast Care Care and removal of a fiberglass or plaster cast

1 of 3

To Learn More • Orthopedics Clinic

206-987-2109

• Ask your healthcare provider

• seattlechildrens.org

Free Interpreter Services • In the hospital, ask your nurse. • From outside the hospital, call the toll-free

Family Interpreting Line, 1-866-583-1527. Tell the interpreter the name or extension you need.

How long does it take for the cast to dry?

• Fiberglass: Allow 4 to 6 hours for the cast to completely set up. It hardens from the inside out. Your child’s cast will be dry to the touch and no longer sticky when you leave the clinic.

• Plaster: Allow two full days for the cast to set up.

How do we take care of the cast at home?

• Keep the cast DRY (No swimming allowed).

• Keep the cast clean (for babies, keep diaper above top of cast to avoid leakage). • Check cast for any roughness or sharp edges that are rubbing the skin. Use a nail

file to sand down rough edges. Add foam padding or moleskin to protect skin. • Raise casted arm or leg above heart level when sitting or lying down. This helps

with swelling. • For casted leg, place pillow, foam pad or rolled up towels under knee. Make sure it

extends to end of calf. Do not place padding under heel. Allow heel to “float.”

How can we relieve itching?

• Itching in the cast is usually caused by moisture on the skin or a healing wound.

• Using a hair dryer on cool setting, blow air into the cast at either end (top part of cast and at the foot or hand area).

• Tap on the cast with your hand (do not bang or hit the cast against anything).

• Scratch the opposite limb. Sometimes this tricks the brain and relieves the itch.

• Play a game or activity to distract your child.

• Do not put any powders or creams, etc. down inside the cast.

• Do not use any objects for scratching under the cast (like chop sticks, hangers, pens). The skin may become damaged or infected.

Arm above heart level Leg position with pillow

Page 6: Cast Care / Somali Daryeelka Kabka › pdf › PE002SO.pdf · la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka. • Nuuradda:

Cast Care

2 of 3

Can we decorate the cast?

Feel free to decorate the cast with colored pens (Sharpies) or crayons only. Do not use oil or spray paints. They can get through the cast and cause serious skin problems. Limit the number of stickers or other decorations; there must be room for the cast to breathe.

Bathing instructions

For babies: For babies and toddlers, sponge bathing is ideal. Lay your child on towels. Pour a small amount of warm water into a basin. Use washcloth and soap to clean your child with the warm water, then dry child with a clean towel. This will protect the cast from getting soaked in a tub bath or shower.

For older children and teens: If your child is older, follow these bathing steps:

1. Tuck a washcloth into both ends of

the cast. 2. For a casted arm, wrap a washcloth

over child’s hand like a mitten.

3. Use plastic wrap, and completely

wrap the cast and washcloths.

4. Place a heavy-duty garbage bag over the entire cast and washcloths.

5. Secure the garbage bag with any household tape (not duct tape) above the washcloths.

6. Make sure there are no holes in the garbage bag.

7. Place a plastic stool or chair in the shower or bathtub.

Page 7: Cast Care / Somali Daryeelka Kabka › pdf › PE002SO.pdf · la taabto oo markaa waxa ka dambeeyana aan noqon doonin mid dheg-dheg leh markaad ka tagto rugta caafimaadka. • Nuuradda:

Cast Care

3 of 3

8. Have your child sit, and hang the cast outside of the bathtub/shower. Turn on

the shower so it’s running over the rest of their body. Never leave your child unattended.

9. Wash your child immediately, allowing no play time, then help them out of water.

10. Dry around the top of the garbage bags first. Do this immediately after you take child out of water.

11. Remove garbage bag, plastic wrap and washcloth(s). If you see water in bag or washcloth, and it’s very minimal, you can use a hair blow dryer (cool setting) and try to dry the cast.

12. If cast is saturated in water, call us right away. The cast must be replaced.

When should we call the doctor?

Call the Orthopedics clinic if your child:

• Has very swollen fingers or toes or discoloration • Feels numbness or tingling in the fingers or toes • Cannot move their fingers or toes • Breaks their cast or submerged it in water • Has a lot of pain or has new complaint of pain • Has a lot of itching. Talk to your doctor to see it is OK to give your child Benadryl.

Cast removal Here’s what your child can expect when it’s time for the cast to come off.

• The cast removal machine is LOUD like a vacuum cleaner. See picture at left.

• Headphones and safety glasses are provided.

• We will explain and show you everything before we do anything.

• The machine has a small vibrating saw. The ortho technologist will demonstrate the saw on their own hands first so your child can see it doesn’t hurt.

• The blade vibrates back and forth extremely fast, which causes friction and only cuts through the hard casting material.

• Your child arm or leg is protected with layers of cotton padding and the stockinette.

• After we use the cast saw, we will use a tool called the spreader that will “POP” the cast open.

• Finally, we will cut (using safety scissors) or tear the cotton padding and remove the cast.

• Once cast is removed, your child’s limb will feel sore, achy, stiff and lightweight. It may also feel itchy. It is important NOT TO SCRATCH YOUR SKIN. Your child’s skin is very sensitive once the cast is removed.

• You will be allowed to gently clean/wash the skin if the ortho technologist says it’s OK.

Patient and Family Education / Orthopedics

Seattle Children’s offers interpreter services for Deaf, hard of hearing or non-English speaking patients, family members and legal representatives free of charge. Seattle Children’s will make this information available in alternate formats upon request. Call the Family Resource Center at 206-987-2201. This handout has been reviewed by clinical staff at Seattle Children’s. However, your child’s needs are unique. Before you act or rely upon this information, please talk with your child’s healthcare provider. © 2019 Seattle Children’s, Seattle, Washington. All rights reserved.

1/19 PE002