· web viewmacluumaadka lagu sheego foomkani waa sir. macluumaadka looma sheegi doono cid kale oo...

1
Kooxda talaabadu waxay dadka dhalinyarta ah fursad u siinaan inay bartaan luuqada Finnish-ka iyo dhaqanka Finnish-ka sidoo kale inay isbartaan dhalinyaro kale. Hawlaha waxaa maalgaliya European Social Fund (ESR). ESR waxay macluumaad ka uruurisaa dadka dhalinyarta ah si loogu hormariyo hawlaha. Foomka waxaa loogu talo galay in lagu xaqiijiyo in lagu duwaan geliyo kooxda rasmiga ah ee loogu talo galay in uu u faa’ideeyo. Macluumaadka lagu sheego foomkani waa sir. Macluumaadka looma sheegi doono cid kale oo banaanka ah, sida saraakiisha laanta socdaalka ama bilayska. Jawaabuhu wax saamayn ah kuma yeelan doonaan sida loola dhaqmi doono cida kooxda ka tirsan.

Upload: others

Post on 29-Feb-2020

5 views

Category:

Documents

0 download

TRANSCRIPT

Page 1:  · Web viewMacluumaadka lagu sheego foomkani waa sir. Macluumaadka looma sheegi doono cid kale oo banaanka ah, sida saraakiisha laanta socdaalka ama bilayska. Jawaabuhu wax saamayn