qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay...lagu bixiyo ee magaalada ku baahsan iyo qaar...

6
Wax la arkaa in dadka dakhliga-yare ku nooli ayna inta badan dhiiban codkooda. Taasi waxay keentaa in ayna siyaasiyiintu badanaa ayna dhageysan iyaga iyo beelaha ay ku nool-yihiin-ba. Haddii aad codkaaga bixin-kartid ama haddii aanad bixin-karinba, isbedel waad keeni-karataa U sheeg dadka kale sababta cod-bixintu muhiim u tahay. Abaabul munaasabad aad ka dhigeysid cod-bixinta wax xiiso-leh. Taageer musharrax aad xulatay. Ogeysii musharrixiinta qadiyadaha adiga muhiimka kuu ah. Kaalmee dadka kale siday u tagi-la-haayeen goobaha cod-bixinta. Abuuritaanka Magaalo loo simenyahay …meel uu qof-kastaa hoy leeyahay …meel uu qof-kastaa heli-karo cunno caafimaaka u fiican …meel uu qof-kastaa heli-karo fursad uu ku shaqeysto …meel uu qofkastaa heli-karo gaadiid amaan ah, oo uu awoodi-karo. Qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay Barnaamijka Qiimeynta cod- bixinada meesha aan daganahay www.makingvotescount.ca www.cawi-ivtf.org www.coalitionottawa.ca

Upload: others

Post on 08-Feb-2020

5 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay...lagu bixiyo ee magaalada ku baahsan iyo qaar ka tirsan Guryaha Ottawa-Carleton iyo meelaha lagu fidiyo daryeelka muddada fog

Wax la arkaa in dadka dakhliga-yare ku nooli ayna inta badan dhiiban codkooda. Taasi waxay keentaa in ayna siyaasiyiintu badanaa ayna dhageysan iyaga iyo beelaha ay ku nool-yihiin-ba.

Haddii aad codkaaga bixin-kartid ama haddii aanad bixin-karinba, isbedel waad keeni-karataa• Usheegdadkakalesababtacod-bixintu

muhiim u tahay.

• Abaabulmunaasabadaadkadhigeysid cod-bixinta wax xiiso-leh.

• Taageermusharraxaadxulatay.

• Ogeysiimusharrixiintaqadiyadahaadiga muhiimka kuu ah.

• Kaalmeedadkakalesidayutagi-la-haayeengoobaha cod-bixinta.

Abuuritaanka Magaalo loo simenyahay…meeluuqof-kastaahoyleeyahay

…meeluuqof-kastaaheli-karocunno caafimaakaufiican

…meeluuqof-kastaaheli-karofursad uukushaqeysto

…meeluuqofkastaaheli-karogaadiidamaan ah, oo uu awoodi-karo.

Qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay

Barnaamijka Qiimeynta cod- bixinada meesha aan daganahay www.makingvotescount.ca

www.cawi-ivtf.org www.coalitionottawa.ca

Page 2: Qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay...lagu bixiyo ee magaalada ku baahsan iyo qaar ka tirsan Guryaha Ottawa-Carleton iyo meelaha lagu fidiyo daryeelka muddada fog

Oktoobar 27 keeda, 2014, muwaadiniintadeganOttawawaxay tegi-doonaan goobaha cod-bixinta doorashada.

Waxaan dooran-doonaa rag iyo dumarwakiiloinooganoqon-doonaGolaha Deegaanka ee Magaalada (24xubnood:DuqaMagaaladaiyo23 xubnood oo guddiga deegaanka katirsan,halxubinxaafadiiba)muddada ah 4ta sanno ee soo socda. Waxaa kale oo aan dooran-doona sarkaal uga musa’uulah dugsiga gudoonka dugsiga.

Gola Magaaladu wuxuu sameeyaa go’aano la xidhiidha adeegyada saameeya nolosheena maalin-kasta.

• Guriyeyniyohoykumeel-gaadhah• Caafimadkaguud• Shaqaalayniyotaageerodhaqaale• Baarkiyadaiyomeelahalagunafiso• Maktabadaha• Adeegyadakaalmaynta

caafimaadkadegdegaah iyo dab-damiska

• Daryeelkacaafimaadka eemuddadafog.

Adeegyadankuwee-baaadigaiyobeeshaaduaadwaxkaqabtaan?

Haddii aad dhiiban-kartid ama haddii aanad dhiiban-karin codkaaga-ba, waad kala hadli-kartaa waxyaaba aad qabtid masharrixiinta doorashadan.

• Booliiskaiyodambi ka hortagida

• Maalgalintabeesha• Gaadiidkaiyowadooyinka• Badbaadintabey’ada• Biyahaiyobulaacadaah• Adeegyadadhaqanka• Qashinkaiyo

dib-u-warshadeynta• Xanaanadacarruurta

Maxay Doorashooyinka Dawlada Hoose Muhiim U Yihiin?

QIIMO-U-YEELITAANKACOD-BIXINADAMEESHAAANDAGANAHAY 2

Sida aad codkaaga doorashada dawlada hoose u bixin-kartid waa in aad noqotid:

• QofdeganMagaaladaOttawa,amalehamakiraystadhul katirsanMagaalada,amaayisqabaanqofkaalehama kiraystay dhul;

• MuwaadinKanadiyaanah;

• Jirauguyaraan18sanno,iyo;

• aansisharciahloogamam-nuucininuucodkiisabixiyo

Si cod bixintu kuugu fududaato maalinta doorasha, hubi in magacaagu ku qoran-yahay liiska dada cod-kooda bixinaya :

• Siaaduheshid,galottawa.ca/voteamawac613-580-2660.

• Haddiiaadliiskauqorantahay,waxaadboostakaheli-doontaakaadhkacod-bixintawixiikadambeeyaSebteebar2,2014, kaasoo kuu sheegi-doona goorta iyo halkaad ku cod-bixinaysid. Sooqaadokaadh-kaasmarkaaadcodkaagabixinaysid.

• Siaadusaxiixdidliiska,kasooqaadofoomka,"Arjigawax kudaridaamawaxkaBeddelidaliiskacod-bixiye-yaasha(ApplicationtoAddorAmendVoters’List),XafiiskaDoorashooyinkaeeMagaalada,XaruntaAdeegamacmiilkaamakoobikadaabacoOttawa.ca/votewixiikadambeeyaSebteebar2,2014.Waxaakaleooaadbedeli-kartaakaalmayn-taada dusiga doorashada daraadeed, magacyana waad ku dari-kartaa cinwaanka hantidaada..

Hadii aanad diiwaan-gashanayn, wali waad bixin-kartaa codkaaga:

Waxalaguwaydiin-doonaainaadbuuxisidhalfoomiyoin aadtustiddadkashaqeynayadukumentioomagacaagaiyo cinwaan-kaagukuqoran-yihiin,sidaleysinkabaabuurwadida iyo/amabiilashaguriga.

Iyaa Codkiisa Bixin-kara?

DOORASHADADAWLADAHOOSEEE2014 3

Page 3: Qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay...lagu bixiyo ee magaalada ku baahsan iyo qaar ka tirsan Guryaha Ottawa-Carleton iyo meelaha lagu fidiyo daryeelka muddada fog

Goormay Cod-bixintu Dhacaysaa

Maalinta doorashadu waa isniinta, Oktoobar 27, 2014Doorashadu – way u furantahay qofkastaDhawr meelood oo magaalada dhexdeeda ku yaal oo codka lagu dhiiban-doonaa ka hor maalinta doorashada:Arbacada,Oktoobar1,2014,lagabillaabo8:00subaxnimoilaa8:00 fiidnimo,KhamiistaOktoobar2,2014,lagabillaabo8:00subaxnimo ilaa8:00fiidnimo.Jimcaha,Oktoobar3,2014,lagabillaabo8:00 subaxnimoilaa8:00fiidnimo

Waxay cod-bixintu ku dhici-doontaa meelaha sida joogtada ah codka lagu bixiyo ee magaalada ku baahsan iyo qaar ka tirsan Guryaha Ottawa-Carleton iyo meelaha lagu fidiyo daryeelka muddada fog ahKhamiista,Oktoobar9,2014,lagabillaabo10:00subaxnimoilaa8 fiidnimo.SabtidaOktoobar18,2014,lagabillaabo10:00Subaxnimo ilaa5galabnimo

Meelaha lagu cod-bixinayo:Meelahaaadcodkaagakubixinaysidwaxaykuqornaan-doonaan ogeysiiskalaguusoodiroamawaxaadkaheli-kartaaOttawa.c/vote intakadambeeyaSebteembar2,2014

Wixii Macluumaad Dheeraad ah oo ku Saabsan Doorashada:• KalaxidhiidhXafiiskaMagaaladauqaabilsanDorashooyinka

613580-2660(tty:580-2401),[email protected]

• Kagalwebsayt-kaDoorashooyinkaeeMagaaladawww.ottawa.ca/vote

QIIMO-U-YEELITAANKACOD-BIXINADAMEESHAAANDAGANAHAY 4

Wax ka og’aanshaha Musharraxiinta

Siaaduheshidliiskamusharraxiintalamagacaabay,waxaadgashaawebsiteka,Ottawa.ca/vote

Xulo musharraxa sida ugu fiican wakiil kuugu noqon-kara ee waxna ka qaban-kara waxayaabaha aad wax ka qabtid.

• Waydiiwaxaaydadkakaleka ogyihiin musharraxiinta

• Galwebsayt-ka musharraxiinta

• Akhrijoornaalkasiaad u ogaatid waxa ay musharraxiintu yidhaahaan.

• Dhageysoraadiyahaiyotelefisiyoonka

• Kadaawomusharraxiintahadda ka tirsan Golaha degaankaOttawa,adigaoodaawanaya shirarka Golaha eekabaxaRogersCable22(Cable23,Faransiis)amakaqaybgalshirkalaguqabtoGolahaDeegaankaMagaalada.

• Kaqaybgalshirarkamusharraxiintasiaadudhageysatid waxay leeyihiin.

• Kusoomartiqaadmusharraxiintaadeegyadakasocdabeesha

• Su’aaloweydiiiyaga

DOORASHADADAWLADAHOOSEEE2014 5

Page 4: Qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay...lagu bixiyo ee magaalada ku baahsan iyo qaar ka tirsan Guryaha Ottawa-Carleton iyo meelaha lagu fidiyo daryeelka muddada fog

Marka aan kala hadalo musharrxiinta waxyaaba-ha aan wax ka qabno,waxbaanbarnaaoowaxaansaameynkuyeelanaa ajan-dhahoodadoorashada.

Weydii musharraxiinita waxay qaban-doonaan haddii la doorto:Magacaygu waa…waxaan ku noolahay xaafadaaadugusharaxantahyGuddigaDeegaanka ee Magaalada. Wax baan daneynayaa---Waxaaanqabaawaawaxahamiyadulehbeeshayda(qoys-kayga,urur-kayga)maxaa-yeelay…Maxaad haddiilagudoortoadigukayeeli-lahayd?

Meesheen ku waydiin karaa su’aashan?• Talefoon,e-mail,warqad,amatweetaadudirtidmusharrixiinta

• Markamusharraxaamaqofkasocdaolola-hoodauuyimaadoalbaab-kaaga.

• Munaasabadaybeeshuleedahay.

• Shirarkamusharraxiintaeelaguqabtoxaafadiina

• Casumdadaadtaqaanidsiayuweydiiyaansu’aasha (siiiyagatusaalehfariintalefoonamawarqadah).

U TABARUC OLOLE MUSHARRAXWaxaa loo baahan yahay tabarucayaal albaabada dadka kugaraaca.Haddiiaadcod-kaagadhiibin-kartidiyo haddiiaanaddhiiban-karinba,tabaruciduwaadariiqad aad saameyn ugu yeelan-karta musharraxiinta adiguna aad ka heli-kartid khibrad.

Saameyn Ku Yeelashada Musharraxiinta

DOORASHADADAWLADAHOOSEEE2014 7

Dadkaxaqaulehinaycodeeyaanwaxayhalcodsiinkaraan musharaxa duga magaalada, hal codna musharaxa golaha deegaanka.Waxaadkalooxaquleedahayinaadhalcod siiso musharaxa gudoonka dugsiyada.

Kubilaawinaadadiguiswey-diisid,qofkaaadjeclaan-lahyd inuuwakiilkaaganoqdoGuddigaDeegaankaeeMagaalada

Waaqof…

Daacad ah

Dhegaysta beesha

Kaqayb-qaatamuna-sabadahaBeesha

Lashaqeeyaxubnokaleeebulshada

Laxidhiidhadhammaanxubnahabeesha

Fahmaooqiimeeyaaragti-aadaIyotabeeshaada-ba

Tan labaad waxaad isweydiisaa, waxyaabahaaadwaxkaqabtid eeaadjeclaan-lahaydinuu qofkaasiwaxkaqabto.

1.

2.

3.

Doorasho Musharrax

QIIMO-U-YEELITAANKACOD-BIXINADAMEESHAAANDAGANAHAY 6

Page 5: Qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay...lagu bixiyo ee magaalada ku baahsan iyo qaar ka tirsan Guryaha Ottawa-Carleton iyo meelaha lagu fidiyo daryeelka muddada fog

Q A D I Y A D A H A I N L A T I X G E L Y O M U D D A N

Guryo Kiradooda La Awoodi-karo

Magaaloloosimenyahay,qofkastaawuxuuhelaa,meelammaan-ahoo uu ku noolaado.

Magaalada Ottawa Dhexdeeda:

• Markaloofiirsadoxaaladasicir-bararka kirtada iyo iibsiga meel lagu noolaado, kummanaanqofayaanawoodi-karin guri.

• Inkabadan9500qoysiyaa liiska sugi-taanka guriyaOttawaeelakaabokujira,kuwaas-oolasugomuddoilaa5sannoah.

• Magaaladuwaxayogolaatayin“qofkastaaGurrieHelo”— taasookusalaysanqorshe10sannoahoolagucidhib-tirayoguri-la’aantadheeraataiyoinlahubiyoinqofkastaaheli-karo guri uu awoodi-karo.

Su’aalo Tusaale ah:

• Culaysmasaari-doontaainayMagaaladusocodsiiyo hirgalintaqorshaha10sannoahguriyeyntaiyoguri-la’aanta“ InQofkastaaGuriHelo”?

• Mahubin-doontaainmashaariicdaguriyeyntasixaq-ah magaalada loo gaadhsiiyo si ay dadka baadiyaha dagani ugunagaadaanguryahoogaoyulajoogaanbeelahooda?

QIIMO-U-YEELITAANKACOD-BIXINADAMEESHAAANDAGANAHAY 8

Q A D I Y A D A H A I N L A T I X G E L Y O M U D D A N

Gaadiid Ammaan ah oo kiradiisa la Awoodi-karoMagaaloloosimenyahay,qofkastaawuxuuheli-karaagaadiidammaanahoouuawoodi-karo,siaydadkuuheli-karaanshaqo,adeegyo,iyoinaykaqabgali-karaanwaxyaabakasocodabeela-hooda.

Ottawa Dhexdeeda: • Qiimahalacagta

basaska lagu raaco ee kor u kacaysa dadka dhakhligoodu yar-yahay dhibaato ayay ku haysaa in ay awoodaan gaadiidka dad-weynaha.

• Basraacabeeshu(CommunityBusPass)wuxuukaabaadadka kujiraODSPiyokuwaisticmaalaeekadiiwaan-gashanbasaskaloogutalagalaydadkanaafadaah.

• UguyaraansagaalmagaaloooCanadakuyaalahiyaabixiyakaadh gaadiidka lagu raaco oo ku salaysan dakhliga yar.

• GaadiidkaOttawa-Carletonwuxuubillaabayqorsheammaan-ahtaasoo-aykagajawaaba-yeenwaxyaabobeeshuqabto.

Su’aalo Tusaale ah:• Magaadhsiin-kartaakaadhkagaadiidkalaguraacoeebeesha

(CommunityBusPass),dhammaandadkadaganMagaalada eedakhligooguhooseeyo(LowIncomeCut-Off(LICO)?

• Mahubin-doontaainGaadiidkadad-weynahaeeOttawa-Carletonay daba-galaan ballan-koodii ahaa in ay kordhiyaan ammaanka dadka ee ay ka mid-yihiin dummarka, dadka da’da yar, iyo dadka naafadaah?

DOORASHADADAWLADAHOOSEEE2014 9

Page 6: Qiimo-u-yeelitaanka cod-bixinada meesha aan daganahay...lagu bixiyo ee magaalada ku baahsan iyo qaar ka tirsan Guryaha Ottawa-Carleton iyo meelaha lagu fidiyo daryeelka muddada fog

Shaqo

Magaaloloosiman-yahay,qofkastaauuhelofursadshaqo,taasooawoodsiin-doontaiyagaiyoqoysas-koodabanololtayo-leh.

Ottawa Gudaheeda:

• Shaqo-la’aantuwaxay si-gaar-ah ugu badantahay dhalinyarada, dadka Aboriginalkaah,muhaajireenta,iyodadkanaafadaah.

• Dadbadanbaanshaqooyinbuuxaheysan taas oo ayna ka helin mushahaaro lugu noolaan-karo.

• Magaaladowaxayballan-qaatayinayshaqaalay-siisokooxahashaqadalagagabadanyahay,iyoinaykobcisoshaqooyinkadhaqaalaha deegaanka-na taageera.

Su’aalo Tusaale ah:

• Sideebaaduhubin-lahydinMagaaladuixtiraamtoballanqaad-keediiooaykamidnoqdaanshaqaalahadadkashaqadalagagabadanyahay(sidadadkaAboriginalkaah,muhaajireenta,dadkanaafadaahiyodhalinyarada)?

• Sidee-baaduwanaajin-lahyddhaqaalahaOttawasisidaugu fiicanlooisticmaaloxirfadahadadka,iyagaookujirashaqo xasiloonooxaqkudhisan.

Q A D I Y A D A H A I N L A T I X G E L Y O M U D D A N

DOORASHADADAWLADAHOOSEEE2014 11

Cunno Fiican oo ay Dhammaan Dadku Helaan

Magaaloloosimenyahay,qofkastaawuxuuheli-karaaoouucunaacuntotayoleh,siayuhelaannololfirfircoonilehiyocaafimaad. Tani waa cunno helitaan la hubo.

Ottawa Dhexdeeda

• Waxaawelwelleh13diiqoysba1iyaanheystan cunno helitaan la hubo.

• Dadkumaahain ay kala doortaan kharashqiyaasaniyo cunno nafaqo-leh.

• Magaaladu waxaymuujisayhoggaamindhincamashaariicdasanduuqcunnoooOttawakubaahsan.

Su’aalo Tusaale ah:

Adigumauhalgami-doontaaSanduuqCunnoooqofkastaahelo,adigoo:

• Joog-taynayamaalgalintamashaariicdaSanduuqCunno

• Abaabulyakoruqaadiddhaqaaleooahmiyadsiinayacuntada iyobeerahaoolaqoto.

• IsticmaalayamuraayadaSanduuqaCunadasiaadusheegto qorshaiyoxeerarka.

Q A D I Y A D A H A I N L A T I X G E L Y O M U D D A N

QIIMO-U-YEELITAANKACOD-BIXINADAMEESHAAANDAGANAHAY 10