xaalada iskuulka kulanka title i marcy open oktobar 14, 2014 1

28
Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Upload: piers-clarke

Post on 21-Jan-2016

236 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Xaalada Iskuulka Kulanka Title IMarcy Open

Oktobar 14, 2014

1

Page 2: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Qasadka Xaalada IskuulkaQasadka Iskuulka iyo Cinwaanka koo-waad ee kulanka isu imaa tanka sanadka ayaa ah:• Diyaarin war bixino ama khabar ku saad san arimaha xaalada

iskuulka• Diyaarin ku salaysan wax yaalaha ku soo kurdhay iskuulka ee

hormar soo-fiicnaadka qorshe • Wadaaga ka-horraynyaha, yool iyo xeel lagu soo fiicnaay

siinayo • Diyaarin wadooyin la rabo in lagu kurdhiyo ka-qayglida

qoosaska gabi ahaan sanadka. • Xaqiijin qasadka cinwaanka loo yaqaano I (Title I) • Tilmaamid xog is-dhaafsiga waali-diinta/mas’uul qaadaha

caruurta waxa ay filankaraan in ay helaan warbixin la xiriirta hormarka caruurtooda. 2

Page 3: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

QodobboANAGA YAA NAHAYWAX YAALAHA HADA KADHACA ISKUULKA EE DHABTA AH• Xeelyaha • TartamidyoSOO-FIICNAADKA QORSHE EE ISKUULKA • Yoolka Masaaxo iyo Xeelalka ee dhagsadka ama Guulaysiga Ardayda,

Imilada, iyo Ka-qayb Qaadashada Qoosaska• Cinwaanka loo ya qaano (Title I) Miisaaniyadda iyo Istic maalka LacagahaKA-QAYB QAADASHADA QOOSASKA • Xog is-dhaafsi• Fursado Ka qayb qaadasho• Taa geerid

3

Page 4: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Marcy Open – Anaga Yaa NahayFuritaanka Marcy, Iskuulka waxa oo soo-jeedinayaa ama yeelayaa barasho beey’adayda ay ku dheexan

tahay barnaamij aqooneed oo mira dhalleh iyo kubciyeedka shaqsiga taa soo ay hurmood u tahay barasho nolo-leed iyo sida shaqsiga oo u samaysto

goolal. Furitaanka Marcy waxa ay diyaari naysaa bey’ad ixtiraam leh taa soo ay ka mudbaxayso

mas’uul qaadid, awood hal-abuurnimo, wax aad loo doono iyo adoonka oo la-isku xiraayo.

4

Page 5: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Xog qorshaynta Bulshada

5

52.5%

31.6%

7.5%

5.6%2.7%

Page 6: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Tilmaanta Bulshada Marcy-Holmes waxa ay ku taa laa xaafada east bank ee u dhow Wabiga

Mississippi River kaa soo loogu magac daray William L. Marcy iyo Oliver Wendell Holmes. Xaafadaan ama jaarkan ayaa ku dhinac yaala Wabiga

Mississippi ee koonfurta downtown Minneapolis. Jaamacada Minnesota laga bilaabo xadka bariga iyo soohdinta galbeedka ee jaarka ayaa ah

Bariga Hennepin/Central Avenue meel ganacsi ah. Marcy-Holmes ayaa ah guriga Dinkytown, taa soo ay ku jirto ama ay tahay guub ganacsi oo lagu abaarayo loona soo dhaway nayo Jaamacada Minnesota. Jaarkan sidoo

kale waxa oo bixinayaa guryo loogu talagalay badi ardayda dhigata Jaamacada Minnesota. Dhamaan dadka ku nool Jaarka Marcy-Holmes

ayaa tiradooda gaaraysa 9,000 iyada oo inta badan da dooda ay u dhaxayso 18-44. Dad yoowga kala duwan ee degan jaarkan ayaa kur u

kacay sanad yadan la soo dhaafay. Celceliska tirada qoosaska degan jaarka Marcy-Holmes ayaa ah labo qof marka loo fiiriyo celceliska Minneapolis oo ah 2.3. Boqol kiiba sodon qoosaska jaarkan ayaa ku jira caruur da’dooda ka yar tahay 18. Jaarkan ayaa sidoo kale ku badan qoosas caruur leh oo aad

sabool u ah marka loo fiiriyo degmada Minneapolis. 6

Page 7: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Qorshe Gaar ahMashruuc GuulTOPSQofkasta ayaa GuulaysanayaMAP Farshaxan DeganRug Nabad ka dhaxaysa AduunkaBuddiesHabeenkii Xisaabta & Saaniska

Habeenkii Awooda wax lagu Qoro Waxna lagu AkhriyoFasalo Bulshada Wax lagu BaroALC & GEMS/GISESAkhris CorpXisaab Corp

7

Page 8: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Taariikh La-XiriirtaIskuulka Marcy Open waxaa la furay Sebtembar 1971, kaa soo ka mid ahaa Southeast Alternatives (SEA), ee mashruuc shan sano maalgelin teeda ay bixisay federaalka. SEA waxa ay diyaari naysaa suureeyn la mid ah habka doorsan ee ay Minneapolis iskuula

deeda iyo waalidiinta ugu danbeyntii doorashada lagu dhisay ama lagu salayyey. Xiligii dayrta ee1992 ayaa waxa aan u guurnay dhismaha hada aan degan nahay.

Darajada ardayda ayaa sidoo kale la bedelay laga bilaabo K-6 to K-8 iyo dadka dhigta iskuulka ayaa tiro ahaan labo laab kur u kacay. May sanadka 2011, Marcy waxa ay u dabaal degayn sanad guuradii afartanaad 40th kadib markii Lafuray Marcy. Waxaa

sharaf moojin u ah Marcy iskuul in oo yahay iskuulkii ugu horayey ee sameeyey tabaha dugsi furan ee Dugsiga Dadwaynaha Degmada Minneapolis. Dugsiga furan ee Marcy waxa dalabkooda yahay beey’ad barasho oo hoosta ka xariiqayso guuleysiga tacliimeed iyo horumarinta shakhsiyeed taa soo kur u qaada waxbarashada qofka cimrigiisa iyo kur u qaadida goolka shakhsiga. Marcy Open waxa ay diyaari nayaan

bey’ad ixtiraam leh taa soo ay hoosta ka xariiqayso mas’uul qaadid, awood hal-abuurnimo, wax aad loo doono iyo adoonka oo la-isku xiraayo. Marcy Open Iskuul,

waxa ay la kaashanayaan qoysaska ayna doonayaan in ay abuuraan in ardayda heerarka sare ee deeq tacliimeed , sharafta , hogaaminta , iyo in ay noqdaan shacab

mas'uul qaada.

8

Page 9: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Rafiiqa BulshadaYoolGudataanka Koo waad ee Kaniisada MinnesotaCid kasta ayaa guulaysanayso!Jaamacada MinnesotaAugsburgYMCAYWCA

Holmes Park Village / Waayeelka Koonfur Mashruuc GuulWalaal kaaga wayn/Walaa shaada waynChange INCTeen Out Reach North Point Health

9

Page 10: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Xaqiiqda Hada La Wada Yaqaano ee Xisaabta

10

Page 11: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Xaqiiqda Hada La Wada Yaqaano ee Sayniska

11

Page 12: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Xaqiiqda Hada La Wada Yaqaano ee Akhriska

12

Page 13: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Magacaabista iskuulka• Magacaabista Iskuulka ee Hada la wada Yaqaano–

None• Wasaarada Wax-barashada Minnesota waxa ay

tilmaamaysaa tilmaamahaasi dugsiga ee Cinwaanka loo ya qaano Title I in dugsiyada saddex sannadood oo kasta oo ku salaysan qaybaha soo socda ee ka mudbaxaya natiijooyinka MCA:

• Aqoon sare• Koritaanka(MCA to MCA)• Dhimista Faraqa u Dhaxeeya Gaarista Wax-barasho• Qiyaasta Qalinjebinta(HS only)

13

Page 14: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Qorshaha Wanaajinta Dugsiga

Qorshaheena ee wanaajinta dugsiga waxaa loogu talagalay in ay wax ka qabato walaaca shaaca ka qaaday in xogta oo diirada saaraya saddex meelaha xudunta u ah iskuulka.• Hanashada Ardayda• Cimilada Iskuulka iyo • Abaabulka ama Ka qayb-galka Qoysaska

14

Page 15: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Hanashada ArdaydaMeelaha yoolka:1) Akhriska2) XisaabtaTabaha ama (Strategies) :1) Dhammaan shaqaalaha dugsiga waxa ay ku lug yeelan doonaan dib u eegidda /

naqshadaynta , horumarinta , fulinta iyo joogteynta Qorshaha wadahadalka ee hubaalka ku salaysan ee arimaha Iskuulka.

2) Si buuxda Macalimiinta ayaa hirgeliyo heerka waxbarida khaaska ku ah ardayda samaynaya ayada oo ay ku salaynayaan dhamaan goobaha xambaarsan barista kuna horumarinayaan baritaanka asaasiga ah ee naqshaynta School Open.

• Macalimiintu waxay ka qayb qaadan doonaan PDPLC ee si loo horumariyo waxbarashada ardayga iyadoo la isticmaalayo habka xilgudashada ugu habboon ee hawlgelinta ardayda , kasooo su'aalo ka agagaarka heerarka iyo isticmaalka kordhaysa oo ah qoraalka macluumaad. Macalimiintu waxay iska kaashandoo -naan si ay si buuxda u hirgeliyaan barnaamijyo tayo iyo waano EL , Waxbarashada Gaarka ah, Hormarin , iyo halgamayaal wax baranaya . Kaqaybgalka firfircoon ee PDPLC ayaa wuxuu xoojin doonaa dhaqan barid iyada oo marayo qorshe hawleed, wada shaqeyn , iyo horumarinta xirfadeed taa soo ay ku salaysan tahay xogta hanashada ardayda .

15

Page 16: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Cimilada Iskuulkachool • Meelaha Yoolka ah:1) Dhamaan ardayda waxa ay ka qayb qaadan doonaan 20 daqiiqo oo fasal lagu bixiyo talo bixin taa soo dhici doonta aroortii maalin kasta si loo hormariyo xirfadaha bulshada iyo dareenka xirfadeed iyada oo diiradda ama larabo in lagu joogtaynayo , waxtarka iyo koritaanka maanka. Tilaabada labaad ayaa ah manhajka Ka-hortagga Daandaansiga taa soo loo yaqaano (anti-bullying curriculum) waxaa ladhigi doo naa isboociiba hal-mar ilaa 5/6. Barnaamij kan aqooneed iyada oo loo marayo wax qorsheeya oo ka dhici doona toddobaadkii hal mar si ay u taageeraan xirfadaha urur iyo horukaca tacliinta ilmaha. Tabaha:1) Dhammaan shaqaalaha ayaa waxaa lasiin doo naa tababar ay Fasalka kaga jawaabi

karaan ama ay ku samayn karaan kobocyo naqshaysan. 2) Macalimiinta oo idil ayaa waxa ay soo gudbinayaan qorshe dabeecad wanaag leh

fasalka u gaar ah in loo eegi doona sanad dugsiyeedka oo idil

16

Page 17: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Hawlgelinta QoyskaMeelaha Yoolka ah: 1) Xiriir cad oo lagula Xiriirayo Qoosaska.Tabaha ama (Istara tiijiyada):1) Turjumidda qalabka dugsiga oo lagu bixinayo afka Somaliga iyo Spanishka in si todobaadla

ah loogu mudbixiyo warsidaha.2) Afka Somaliga iyo Spanishka ayaa diyaar ah xiliga iskuulka oo furanyahay iyo marka kulan

oo jiro.3) Wici taanka loo yaqaano Robo-calls ayaa si doo kale waxa oo diyaar ku yahay afka

Somaliga iyo Spanishka ayada oo muhiim tahay in lagu bixiyo warsidaha. 4) Wargeyska fasalka oo bishiiba lobo jeer baxo ayaa waxaa ka mid ah manhajka

waxbarashada iyo sida loogu taageeri karo guriga.5) Shirarka Waalidiinta iyo sheekaysiga aragti ee dhaca kana dhax dhaca qoosaska waxa ka

mid ahaan doona sharxaya manhajka, qiimaynta kaa soo dhici doona ugu yaraan laba jeer sannadkiiba.

6) Habeenkii dhacdooyinka manhajka oo ay soo bandhigayaan Marcy Open Iskuul taa soo ay ku dhiiri gelinayaan in qoosaska qaybween ka qaa taan waxbarashada.

7) Isku xiraha Waalidiinta, Parent liaison, shaqaalaha bulshada iyo maamulka ayaa la heli karaa iyada oo loo marayo ballan ama iska-by

8) Irrida ama illinka waalidka waxaa laga heli karaa on-line looguna talagalay waalidiinta in ay fasalada ay helaan iyo shaqa guriyeedka (homework). 17

Page 18: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Macluumaad Dheeraad ah

• Wixii faahfaahin dheeraad ah ee qorshaha hagaajinta iskuulka iyo ka qaybgalka qoyska, fadlan ka codso nuqul iskuulka ama booqo website: marcy.mpls.k12.mn.us

18

Page 19: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Cinwaanka I iyo Qorshaha Hagaajinta Iskuulka

Cinwaanka I ayaa ah barnaamijka federaalka ay lacag ku bixinayaa oo loogu tala galay in iskuulada iyo degmooyinka si hubaal cadaalad leh,loo siman yahay iyo waxbarasho tayo sare leh loo siiyo caruurta si ay u gaa raan aqoonta ku saabsan heerarka waxbarasho ee gobolka iyo qiimaynt.Cinwaanka I waxa uu taageerayaa qorshaha hagaajinta iskuulka iyo maaliyada aan helno inaga ayaa ina caawinaysa si aan u gaarno inaga yoolkayna.

19

Page 20: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Cinwaanka IIskuulada oo dhan miyey helaan lacagta Cinwaanka I?– Maya. Barnaamijka Cinwaanka I ayaa diyaar keliya u ah

iskuulada leh qoysaska dakhligoodu hooseeyo/soboolka u ah ama caruur tooda ay dhigtaan.

MiisaaniyaddaSanadkan, 23% Miisaaniyadda iskuulka ayaa waxa ay ka imaanaysaa mashroocaan. – wadarta guud ee miisaaniyadda laga helo barnaamijka

Cinwaanka I ayaa gaa raysa $224,450Inaga ayaa ah iskuul kala duwan ee barnaamijka Cinwaanka I, kaa soo ardaydu awoodaan in ay ka faa’iidaystaan adeegyada

Cinwaanka I.

20

Page 21: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Isticmaalka lacagta Cinwaanka I ee Iskuulkayna

• Si aad u taageertid yoolkayna, inaga waxaan isticmaalaynaa lacagta Cinwaan I ayaan u isticmaali doo naa sida tan.

• 96% ayaa loo isticmaa layaa maclimiinta iyo shaqaalaha kale– .5 Ka hortaga Xisaabta, Isku xiraha waalidiinta iyo

iskuulka,iyo 5 AE jagooyinka• 4% ayaa loo isticmaa layaa taageerada

manhajkayna– ST Xisaabta, myOn Akhriska, iyo Zaner-Bloser

21

Page 22: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Isticmaalka lacagta Cinwaanka I ee Iskuulkayna

• $653 ayaa loo isticmaa layaa horumarinta xirfada maclimiinteena– Jawaabta Fasalka

• $3685 ayaa loo isticmaa layaa kaqaybgalka qoysaska– Cuntada la bixiyo xiliga dhacdooyinka qoysaska

• $5341 ayaa loo isticmaa layaa arimo kale – Sahay kala duwan oo ay macalimiinta inta badan

ay soo sodsadaan sida qalabka farshaxanka, xarumaha la dhageysto, buugaag iyo wixii dheer. 22

Page 23: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Horumarka AradaydaSi loo qiimeyyo waxbarashada ardayda, inaga waxaan isticmaalaynaa qiimaynta gobolka (State) iyo siyaabo kale si loo helo xog in barnaamijyada la qorsheeyo lana taageeraa ardaydeenna. Sidan ayaa ah wadooyinka aan idinkula wadaagayno xogta ku saabsan ardayda sanadka oo dhan.

1. Irrida ama illinka waalidka ay ku ugaa daan darajada caruurtooda ee 5-82. Nuqulo warqada MAP ayaa waxa loo dirayaa guryaha qoysaska iyo jawaabta MCA ayaa sidoo kale loo dirayaa qoysaska.3.. Kaararka Warbixinta waxaa la soo diraa sadax dii biloodba mar – K-4 ayaa waxaa la soo raacinayaa foldarka Jimcaha iyo derajada 5-8 ayaa sidoo kale ayaa waxaa lugu soo dirayaa boostada.

23

Page 24: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Waalid ahaan, waxaad xaq u leedahay…….

• In aad ogaato heerka tacliinta macalinka• In aad ogaato marka ilmahaaga macalin bedel ku dhaco in muddo ka

badan afar toddobaad iyo heerka tacliinta macalinka bedel ah• In aad ogaato sida iskuulka ilmihiina loo qiimeeyo marka loo fiiriyo

dhibcaha iyo imtaxaanka iskuulada kale ee gobolka• In aad filato xiriir joogto ah iskuulka iyada oo xogtaa ay ku imaanayso

luqad aad fahmi karto• In aad la shaqayso waalidiinta kale iyo shaqaalaha si loo horumariyo ama

loo dhiso heshiis heer waafaqsan kaa soo u dhaxeeya waalidiinta/qoysaska iyo dugsiga

• Si aad oga caawiso qorshaha sidii lacagta ka qaybgalka waalidiinta lagu kharash gareynayo

• In aad la shawayso maclimiinta , waalidiinta iyo maamulaha iskuulka si loo horumariyo qorshaha ka qaybgalka qoyska

• Si aad u way diiso kutan in aad la yeelato maamulha iskuulka ama macalinka ilmahaaga waqti kasta 24

Page 25: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Fursadaha Kaqaybgalka Qoyska• Siiyaan talooyin lagu horumarinayo Qorshaha

Hagaajinta Dugsiga, Qorshaha Ka Qaybgalka Qoyska, iyo Nadaamka ka Qaybgalka Dugsiga ee MOPSC

• Waalidiinta/Ma’uul qaadaha ayaa waxaa lagu dhiiri galinayaa in ay ka qayb qaataan kulanka Cinwaanka I si ay u ogaa daan fursadooyinkan.

• Ka qayb galka xafladaha dugsiga• Booqo fasalka caruurtaada ama waqtigaaga ugu deeq

iskuulka ilmahaaga• La hadal macalinka ilmahaaga adiga oo kala hadlaya

wax yaalaha ku saabsan dhacdooyinka iyo arrimaha saamayn ku yeelan kara shaqada ama dabeecadda

25

Page 26: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Qoyska iyo Taageerada Bulshada• Marka la eego heerka Iskuulka, la xiriir isku

xiraha waalidiinta iyo iskuulka (family liaison):Sidney Orchard at 612-668-1023

• Isku xiraha Bulshada ee degmada kaa soo ka kooban meelaha sida (A, B, and C) wixii raacsan

• Isku xiriyaasha dhaqamada ee ah Hmong, Somali, and Spanish- qoysaska ku hadla, si soo kale raacsan qoysaska African Americanka.– http://osfce.mpls.k12.mn.us/engagement

• Golaha waalidiinta ee la’taliya dugsiga dadwaynaha degmada

26

Page 27: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Horukac Innagii

Waxaan idin siin doonaa fursadaha soo socda oo loogu talagalay waalidiinta / masuuliyiinta inay ka tala siiyaan sidee loo hagaajin lahaa dugsiga kaa soo ka mudbaxaya kuwa kan … • Kulanka bilooyinka ee MOPSC• Sahan waalidiinta• Ilbaab furan oo maamul wanaagsan leh

Inaga waxaan idinku soo gudbinaynaa warbixinaadka ku saabsan horumarka hagaajinta dugsiga kaa soo ka baxaya…• Kulanka iskuulka ee dhacaya xiliga barafka iyo guga • Kulanka bilooyinka ee MOPSC

27

Page 28: Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

Su'aalo iyo Wax ka Dhahid• Diiwangalid dhibcood oo muhiim ah :

28