)ulwlgv hh &kduorwwhqerujvvnrodq *rrewd [lol … · *rrewd [lol iluddthhgnd nhol\d pddkdqh...

2
Ciyaaraha furan Ilmuhu waxay ku ciyaarayaan Sugo tookadaada , tus ixtiraam oo xali qilaafaadka, wada shaqayn muuji oo ta- naasul xeerkana raac. Qaado masuuliyad Qorshee Xali qilaafka Feker oo samee dadaal. La falgalid jidhki- isa (xoog ahaan iyo) dhaqaaq ahaan Ka feker xaalada qof kale Marka hore waxa ku xeeran ka shaqee dhacdooyinka muhi- imka ah Tani waxay siinaysaa Farxad, isku kalsooni, ka qaybgal, badbaado, Dareen wadareed Goobta xili firaaqeedka (Fritids) ee Charlottenborgsskolan

Upload: others

Post on 02-Oct-2020

8 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: )ULWLGV HH &KDUORWWHQERUJVVNRODQ *RREWD [LOL … · *rrewd [lol iluddthhgnd nhol\d pddkdqh zd[ddq ndoh lvwlfpddod\qdd trond mlplfvljd trodond iduvdpdgd jdfdqwd l\r trodond pdnwdedgd

Ciyaaraha furan Ilmuhu waxay ku ciyaarayaan

Sugo tookadaada , tus ixtiraam oo xali

qilaafaadka, wada shaqayn muuji oo ta-

naasul xeerkana raac.

Qaado masuuliyad Qorshee

Xali qilaafka Feker oo samee

dadaal.

La falgalid jidhki-isa

(xoog ahaan iyo) dhaqaaq ahaan

Ka feker xaalada qof kale Marka hore waxa ku xeeran ka

shaqee dhacdooyinka muhi-imka ah

Tani waxay siinaysaa Farxad, isku kalsooni, ka qaybgal, badbaado,

Dareen wadareed

Goobta xili firaaqeedka (Fritids) ee Charlottenborgsskolan

Page 2: )ULWLGV HH &KDUORWWHQERUJVVNRODQ *RREWD [LOL … · *rrewd [lol iluddthhgnd nhol\d pddkdqh zd[ddq ndoh lvwlfpddod\qdd trond mlplfvljd trodond iduvdpdgd jdfdqwd l\r trodond pdnwdedgd

Goobta xili firaaqeedka (Fritids) ee Charlottenborgsskolan

Yaa joogi kara goobta xili firaaqeedka?

Markay waalidku waxbaranayaan ama shaqeynayaan waxay codsan karaa booska xili firaaqeedka. Markaa Ilamaha waxay joogi karaa goob firaaqeedka, waqtiga ay waalidku ay iskoolka jiraan ama shaqeynayaan. Warqada codsiga waxay ka heli kartaa goobta xili firaaqeedka. Kirada booska xili firaaqeedka waxay ku xidhan tahay dhaqaalaha ku soo gala.

Hal maalin oo goobta xili firaaqeedka lookalka goobta xili firaaqeedka wuxuu ku yaalaa guriga Fee Charlotten-borgsskolan, waxaan furaynaa saacada 06.00 oon xdhaynaa saacada 18:00. Saacadu markay tahay 07.20 waxaan ku quraacanaynaa qolka cuntada. Ilmaha ka soo quraacda gurigooda waxaa goodta xili firaaqeedka la joogaya qof shaqaale ah. Saacadu markay tahay 7.45 waa waqtigii aan qaadan lahayn nasasho gaaban intaan iskoolku bilaaban. Saacadu markay tahay 13:00 Ilmaha ugu horeeya ayaa iskoolka dhamaynaya. Waxay wargelinayaan goobta xili firaaqeedka, waxayna helayaan qudrad kadibna waxay aadayaan iskoolka banaankiisa ilaa 13:30. marwalba hal shaqaale ayaa banaanka jooga.

13:30 ayay hawluhu bilaabmayaan.

Isniin ilaa khamiis waxaan cunaynaa waxaan cunaynaa casiriyo saacada 14.20. Jimcaha waxaan casiriyaha cunaynaa saacada 14:10. Waxaan idinku casuumaynaa madadaalo kala duwan oo la xidhiidhta qorshaha waxbarashada, oo ka kooban madadaalo xili firaaqo. Goobta xili firaaqeedka keliya maahane, waxaan kale isticmaalaynaa qolka jimicsiga, qolalka farsamada gacanta, iyo qolalka maktabada. Waxaa kale oo jira maalmo aan dibeda ku cunayno casiriyada. Fasaxyada waxaan isticmaalaynaa degmada Motala oo naggu casuu-maysa hoolasha dabaasha, meelaha lagu ciyaaro barafka, maktabada, waxaan kaloo tagaynaa deeggaanada noo dhow.

Si hawshu noogu hagaagto, waa muhiim inaad naggu soo wargelisaan haddii ay carruurta waqtigooda iska bedelo dhank, hadduu fasax yahay ama jiran yahay.

Si otomaatig ah wargelinta jirada ugama helayno iskoolka

Naggu soo wargeli haddii aad telefoon lambarka badeshaan!

Telefoonkeenu waa 22 24 34

Maxay tahay goob firaaqo?

Samayn Tusaale. dhoobo Luul, lu,la naqshadayn rinjiyeyn falkinaya tolid

Banaan joogid tusaale. Hilib dubid Buul dhisasho dabaal Baraf ku ciyaarid

Nasasho Tusaale. buu-gaaag sheeko wadahadal

Joogid dadka waa weeyn.

Ciyaaro tusaale. Kubadda barafka Ciyaaro kala duwan iyo ciyaaro lagu ciyaarayo qolalka jimicsiga. Kubadda miiska, dabaal iyo boowlinka

Ciyaaraha furan Ilamaha ayaa dooranaya bana-anka ama gudaha miday ra-baan.waxaan haynaa qalab ciyaareed kala duwantusaale. Caagaga la dhiso, baabuur yar yar oo la dhisaayo, boombalo lagu ciyaaro, ciyaar / shax. Ba-naanka waxay ku ciyaari karaan kubadda cagta, kubadda ko-layga, xarig ka bood iwm.