qaamuuska carabiga oo kooban

202
Qaamuuska carabiga oo kooban ] اح ح ص لر ا ا ت خ م[ ي ل وما ص ي ب ر ع وس م ا قQore Maxamed Abiibakar Cabdilqaadir “Ar-raazi” ي ار ر لدر ا ا ق ل د ا ب ع) ن ب ر ك ب ي ب0 ا) ن ب مد ح مTurjume: CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa” ) ا ورق) ن ب ا( ي م ل ع مد ح م اق ر ر ل د ا ب ع

Upload: vokien

Post on 28-Jan-2017

327 views

Category:

Documents


18 download

TRANSCRIPT

Qaamuuska carabiga oo kooban

قاموس عربي صومالي ] مختار الصحاح [

Qore Maxamed Abiibakar Cabdilqaadir “Ar-raazi”

محمد بن أبي بكر بن عبد القادر الرازي

Turjume: CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”

عبد الرزاق محمد علمي ) ابن ورفا (

Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo tarjamada qaamuuskan oo ma dhowrsana

Waxaa daabacay Kirja kerrallaan Helsinki FinlandLa soo xiriirka turjumaha ee ku saabsan

qaamuuska

Haddii aad xiiseyneysid qaamuuskan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka turjubaanka qaamuuskan bariidka xaasuubkiisa "e-mailkiisa" oo ah: ”[email protected]”.

Mahadnaq

Waxa aan ugu horrayntii u mahadnaqayaa Eebbe, oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad, dhiiragalin iyo sida habka wax loogu qoro xaasuubka "kombiyuutarka" gaar ahaan macalin Jaamac. Waxaan idin leeyahay خيرا الله . جزاكم

Taariikh nololeedka qoraha oo kooban iyo tixraac

1

qoraalo

Qaamuuska carabiga waxaan ka turjumey qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" الصحاح مختار ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay. Ar-raazi wuxuu ahaa af-yaqaan Eebbe ha u naxariistee. Wuxuuna leeyahay kutubo dhowr ah oo uu ka mid yahay qaamuuskan.

Hordhaca qoraha

الرحيم الرحمن الله بسم

Waxaan ku bilaabayaa magaca Eebbaha Naxariistaha guud Naxariistaha gaar.

Waxaa mahad iska leh Eebbe, naxariista iyo nabadgalyadiisa korkiisa ha ahaatee uunkiisa kii ugu wanaagsanaa Maxamed ee loo soo direy dadkii ugu wanaagsanaa iyo reerkiisa iyo intii raacdey dhammaantood. Wuxuu yiri addoonkii u baahnaa naxariista iyo

2

dembidhaafka barbaariyihiisa Maxamed Abiibakar Cabdilqaadir "Ar-Raazi" Eebbe ha u naxariistee.Kani waa qaamuuska carabiga oo kooban oo aan ka qorey qaamuuska As-sixaaxa ee uu qorey aqoonyahanka afka carbeed Abii Nasri Ismaaciil Xamaad ee loo yaqaanay "Aljowhari" Eebbe ha u naxariistee kolkii aan u arkey qaamuusyada la qorey kii u wanaagsanaa. Waxaana u bixiyey qaamuuskeyga "Sixaaxii oo la soo koobay". Waxaan ku koobay qaamuuskeyga erayada loo baahan yahay inuu yaqaano aqoonyahan kasta oo yaqaan aqoonta diinta "فقيه" ama aqoonta Nabiga noloshiisa "حافظ" ama "محدث" ama aqoonta suugaanta "أديب". Ereyada aan ku koobay qaamuuska waxaa ka mida ereyada Qur'aanka kariimka iyo Xadiiska Nabiga, waxaana ka tegey ereyada adeegsigoodu yar yahay anigoo doonayey inuu noqdo qaamuuska mid kooban. Waxaan ku darey ereyo kale oo badan oo waxtar leh oon ka qorey qaamuuska Tahziib ee uu qorey "Al-Azhari", iyo qaamuusyo kale oo lagu kalsoon yahay iyo ereyo kale oo Eebbe igu garabdaarey inaan ku biiriyo. Kol kasta ood la kulanto "waxaan iri" waa wixii Sixaaxa aan ku kordhiyey. Waxaana Eebbe ka baryayaa inuu ka yeelo

3

aqoonteyda iyo howsheydaba mid loo sameeyay Eebbe dartiis Eebbana ha ka dhigo mid wax igu tara aniga iyo idinkaba Eebbaa Wanaag ugale iyo Naxariis badane ahe.

Hordhaca turjumaha

Waxaan ku bilaabayaa magaca Eebbaha naxariistaha guud naxariistaha gaar.

Waxaa mahad iska leh Eebbe, nabadgalyadiisana korkooda ha ahaato adoomadiisa uu doortay.Kani waa qaamuuska carabiga, ulajeedadaydu waxay tahay in aan ugu dhawaado Eebbe, aniga oo ugu turjumaayo qaamuuska carabiga afka soomaaliga ardayda, maxaa yeelay waa afka nabigeena Maxamed naxariista Eebbe iyo nabadgalyadiisa korkiisa ha ahaatee isaga iyo reerkiisa iyo intii raacdey dhammaantood, waana afka Qur'aanka kariimka. Labadaas ayayna ku dhisan yihiin sharciga islaamka.

Waxaan ugu dambayntii Eebbe ka baryayaa in uu aniga "turjubaanka", qoraaga qaamuuskan iyo intii i caawisayba uu miisaanka wanaagyadeena

4

noogu daro maalin aysan xoolo iyo caruur waxba tarayn.

Sida la og yahay qofkii ugu horeeyey ee qora qaamuuska carabiga wuxuu ahaa Al-khaliil Axmed Al-faraahiidi, qaamuuskiisii la oran jiray caynka "العين".

Diinta Islaamku waxay qabtaa " الكفاية " فرضinuu barto carabiga qofkii awoodo. Erayga qaamuus af carabi ahaan waxaa loola jeedaa badwayn.Erayga qaamuus ereybixinta hadda dambe faaftay waxaa loola jeedaa qoraal ku uruursan erayada afka.

TurjumahaHelsinki talaado 18.9.1427 H. oo ku aaddan 10.10.2006 M.

الرحيم الرحمن الله بسم

5

Aa, dhawaaqtada آAgoosto آبDhawaaqtada آيA, ”ma” eray weydiimeed أDaaqa, cooska األبAlif ba’da األبجديةWeligeed أبر, Bacrimin, cirbadda األبداإلبرةKilkisha اإلبطBaxsaday ”adoonkii” أبقGeela, koox "shimbiro ah” ,اإلبل Diidmada, aabaha أبابيل

األب, Dameerta اإلباءاألتانImaaday, siiyay أتى

6

Alaabta guriga Sunnada nabiga, saamaynta األثاث

التأثير, Dembiga, ciqaabta dembiga األثراألثام, Holaca, dhanaan اإلثمأجاج, األجيج

Abaalka, kireysashada ,األجراألجرةFasax إجازةCambaruudka اإلجاصXiliga ”geerida”, dib udhigay, haa , أجل, األجل Biyaha wasaqda ah أجلاآلجنHalka, maalinta axadda ,يوم األحداألحدSunnada nebiga ee runta ah األحاديثالصحيحةNacaybka اإلحنةWalaalka, walaal”sha” ,أخت األخQaatay أخذDib udhacay تأخرArinta xun اإلدEdebyeeshay, suugaanyahan ,تأدب أديبAadan iyo aabaha dadka oo dhan آدم

7

Qodobyada “naxwe” iyo qalabka األدواتIsla markiiba iyo kolkii إذHaddii, islamarkii إذاMaarso اذارWarfaafin أذاعIdaacad إذاعةHaddii إذماSidaas darteed إذنOgolaaday أذنHadduu Eebbe ogolaado بإذناللهDheg أذنAadaanka, ogeysiinta األذانAadaanka salaadda أذانالصالةDhibay أذىTaariikheeyay, taariikh ,تاريخ أرخBariiska األرزDhulka األرضBakayle أرنبDhawaatay أزفLibaax أسدBare, ustaad أستاذQabsaday أسرWaan ka xumahay آسفUsaama iyo libaax أسامة

8

Magaca muujiyaha “naxwe” اسماإلشارةAsalka األصلUf iyo qashin أفMas أفعىBeenta اإلفكCunay أكلQodobka gartada "ka iyo ta” ألAlmaas iyo dheeman الماسSoojeedinta "hooyaay" أالKu boorin أالKa ahayn إالIwm إلخMideeyay, caadaystay iyo soodhaweeyay ألفKaalmada, layaabidda iyo baroordiiqqa ألفQore مؤلفKun ألفXanuunsaday تألمJarmalka المانياMa jiro Eebbe aan ahayn Eebbaha إال الإله اللهEebbe اللهEebbaa weyn اللهأكبرEebbow اللهم

9

Dhamaadka "ku" إلىMise أمMiyaa أماAma إماFaray أمرFaridda األمرFalka fartada “naxwe” فعلاألمرIna boqor, amiir أمير Fishay أمل Hortiisa أمامHooyo أمQaran أمةAdoonta األمةImaam, ”salaadda, cilmiga, maamulka” إمامRumeeyay, mu’minka, iimaanka , المؤمن, آمناإليمانNabadgalyada األمانFasirtada "in" أنShardiga "haddii" إنMa aha نc إXoojinta “runtii” إنAniga أناWaxaan ahay soomaaliyad أناصوماليةBilaabay انبرى

10

Adiga “ta’da kordhoban waa lab” أنت

Adiga “ta’da hoosdhaban waa dheddig” cأنتLabadiina أنتماIdinka ”lab” أنتمIdinka ”dheddig” أنتنDheddig أنثى Dadka اإلنسSan أنفXaragaysan أنيقIsdiyaariyay تأهبReerka األهلSoodhowoow وسهال اهالMagaca qalabka “naxwe” اسماآللةAma أوSoonoqday iyo soonoqdaha ”toobad” ,آبالتائبKoowaad أولTa'wiilka iyo tafsiirka التأويلReer آلHaa إيDhawaaqtada iyo fasiridda أيDhawaaqtada أيا Maajo, meey أيار

11

Sidoo kale أيضاAdiga اك cي إSebteembar أيلولNinka ama naagta reerka lahayn األياميHalkee, goorma, hadda , أيان, أيناألنHalkeed ka timid? أين منأتيت؟Halkeed ku nooshahay? تسكن؟ أين  أينتسكنين؟Kii أيMagaaladee? أي مدينة؟Aayadda ”Qur’aanka” اآليةDhejinta, darteed, dhaarta, kaalmada باءCeelka البئرAlla xumaa, muxuu hoogey بئسCadaabka, dhibka ,البأسالبأساءBikrada البتولRaadiyey بحثShiraacday أبحرBad بحرHar بحيرةQiiq بخارBilaabay بدأ

12

Waxaan bilaabay mardhow barashada afka carabiga اللغة دراسة مؤخرا بدأتالعربيةYeelaha ”naxwe” المبتدأBidcada “waxaan ku jirin diinta” البدعةKu bedeley بدلFasirtada “naxwe” البدلJir بدنMuuqday بداBeeray iyo xoolo kuciyaarid ,تبذير بذرKu dadaalay بذلAbuurka iyo abuuraha “Eebbe” , البريةالبارئDhufays, qalcad, meere iyo isqaawinta ,التبرج برجShalay البارحةQaboow باردBariid iyo boosto بريدFariinsidaha, shaqaaleboosto ساعي البريدWanaajinta البرBarzakha "geerida iyo aakhiro udhexeysa” البرزخ Ku xeeldheeraaday برعHilaaca

13

البرقBarakeeyay “kordhiyay” باركMabruuk مبروكCaddaynta البرهانTartan مباراةBalaariyay بسطDheeraaday بسقDhoolacadeeyay ابتسمCandhuuf tufay بصقBasal بصلBooloboolo بطTartiib بطئ Qaro بطيخBuriyay, Halyeeyga ,بطلالبطلCalool بطنFogaanshaha البعدKa dib بعدGeela البعيرQaar بعض

14

Kaneeco بعوضةNinka البعلXadgudbay بغىLo بقرةJoogay بقيGoor hore باكرOoyay بكىEe waa بلQoyan مبتلWadan بلدU sheegay أبلغWarcelinta "haa" بلىWiil iyo gabar ,بنت ابنDhisay بنى Ismabadalka erayga u dambeeya “naxwe” البناءKafee “midab”, buni بنيSuul إبهامGaday, iibiyey باعKaadi بولNoqdey dhaxay “naxwe” باتGuri بيت Caddaan أبيضUkun iyo beed بيضIibiye, gade بائعDheddigga, dhaarta تاءTa’ yarta التاء

15

المربوطةMataane توأم Dhamaha ”naxwe” التامHoogga, wuu hoogey ,يداه تبت التبابRaacdo “naxwe” تابعRaacay تبعGanacsi تجارةHoos تحتMatxafka, miyuusiyamka المتحفCiidda الترابIska daayay, ka tegey تركOktoobar األول تشرينNofeembar الثاني تشرينDaalan تعبانTufaax تفاحةRaacay iyo aqriyay تالDhamaystiray تمJuulaay, luulyo تموزKalasaaridda “naxwe” التمييزYaxaas تمساحSugay أثبتNaas ثديXoolaha الثروةDawaco, dacawo ثعلبDhaqan ثقافةCulus ثقيل

16

Talaadada iyo salaasada الثالثاءSaddax ثالثةTalaajo, firinjeer ثالجةBaraf ثلجDabadeed ثمHalkaasi ,ثمة ثمQiime ثمنIntii أثناءIlbiriqsi iyo sekan ثانيةLabo إثنانIsniinta اإلثنينKabaxsanida “naxwe” المستثنىDhar ثوبDibi ثورToon ثومAljebra الجبرBuur جبلFulay جبانFarmaajo جبنAwoow, ayeey ,جدة جدDerbi, gidaar جدار Tijaabiyay جرب Dhaawacmay جرحMakordhaha ”naxwe” المجردDabacase iyo karot جزرAljazaair iyo aljeeriya الجزائر

17

Kawaanle جزارReeb "naxwe" جزمAbaalmarin, xoolaha gaalada bixiso ,الجزية جزاءJirka الجسدBuundo جسرJir جسمBilaabay جعلMaqaarka الجلدBaraf جليدFariistay جلسWarcelinta "haa" جللManoole, ismabadalaha ”naxwe” ,الجامد جمادJumaadil-uulaa ”bisha musl. ee 5aad” جمادياألوليJumaadis-saaniya ”bisha m. ee 6aad” جماديالثانيةMasjid, masjid-jaamic جامعJaamacad جامعةAruuriyey جمعKooxda dheddigga toosanaha المؤنث جمعالسالمKooxda labka toosanaha المذكر جمع السالمKoox matoosane تكسير جمعJimcada الجمعةMajmac, akadeemiya مجمع

18

Weerta ”naxwe” الجملةQuruxsan, quruxley ,جميلة جميلJinka الجنWaalan مجنونShisheeye أجنبيKoonfur جنوبKoonfur Afrika إفريقيا جنوبAskari جنديJanaasada iyo duugta الجنازةIjtihaad ” Garasho go’aan sharci islaam” إجتهادHalgame, mujaahid مجاهد Mujtahid “yaqaan go’aan sharci islaam” مجتهدIsmoogeysiiyay تجاهل Falka lamayaqaanaha ”naxwe” الفعلالمجهولJahannamo naarta “cadaabka” tan ugu daran جهنمCimilo wanaagsan جميل الجوKajawaabay أجابSigsaan جوربJawaas-safar, baasaboor سفر جوازDadbanaha المجازيGaajo جوعFalka xarafkiisa dhexda isbadala “naxwe” أجوفQalalan جافYimid جاءFiican جيد

19

Deris, jaar جارWarcelinta "haa" cجير Ciidanka الجيشJeclaaday أحبAlla wanaagsanaa حبذاAlla mawanaagsana ذا حب الXarig حبلTan iyo intii حتىSuniye حاجبDhagaxa الحجرBir حديدHadlay تحدثBeer حديقةDigay حذرKabo حذاءKulul حارDagaalka الحربIlaaliyey حرسXarfaha meeleeyaasha “naxwe” الجر حروفAlif ba'da cالهجاء حروفGubtay حرقShaqalka الحركةXaaraantimeeyay, aan la ogolayn حرمMuxarram ”bisha muslimiinta ee 1aad” محرمLagayaabo حرىSuun حزام

20

Juun, juunyo حزيرانMurugeysan حزينXaasuub, kombiyuutar حاسوبXisaabay حسبXaasiday حسدWanaajiyey حسنCayayaanka الحشراتKa ahayn حاشاGoostay "beer" حصدHelay حصلFaras حصانKu booriyay حضKeenay أحضرYimid حضرBurburiyay تحطمNasiib حظGuul wacan سعيدا حظاQoday حفرIlaalsaday أحتفظXaafila, bas حافلةXaflad حفلةIstaahilay استحقToosanaha الحقيقيGo’aamiyey حكمMaxkamad محكمةDhaartay حلف

21

Timojare حالقXiiray ”timo” حلقRiyooday حلمMacaan حلوMahadiyay حمد”Nebi” Maxamed ”lagu mahadiyey” n.n.k. محمدGuduud, casaan أحمرDameer حمارDameer farowga الوحشي الحمارQaaday حملMusqul, suuli حمامIlaaliyey حمىGaryaqaan, qareen محاميDembiga الحنثMuslinka الحنيفAsxaabta nebi Ciise n.n.k. الحواريونQaabka falka “naxwe” الحالIskudayey حاولKu saabsan حولNibiri حوتU baahday إحتاجXoolaha الحيواناتXaawo "hooyada dadka oo dhan حواءHalka حيثCaado “dhiiga dumarka kudhaca” حيض Mararka qaarkood أحيانا

22

Salaamay حيىIsku qariyey إختبأXunka الخبيثU sheegay أخبرSheegtada "naxwe" iyo warka الخبر Sheegtada haddii iyo walaalaheed ) إن ) خبروأخواتهاTijaabiyey إختبرDubay, rooti ,خبز خبزFaraanti, fargashi خاتمGudniinka الختانXishooday خجلDhaban خدAdeegay خدمQalinjabiyay تخرجBaxay خرجKhariirad خريطةIdo خروفDeer خريفHooseyn خزيWaayay, lumiyay, khasaaray خسرDayax-madoobaad خسوفCabsaday خشيGaar خاصCagaar أخضرKhudaar خضراوات

23

Gafay أخطأMaxaa kugu dhacay خطبك ماQorsheeyay خططAfduubka الخطفTalaabada الخطوةHoosdhowga الخفضFudud خفيفKu guuldaraystay أخفقQarsoomay اختفىGacan خليجWaaritaanka الخلدDaacadnimada اإلخالصSiibay خلعDib خلفLaysku raacsanayn مختلفKhaliifka iyo madaxweynaha الخليفةAbuuray, dabeecad خلقLagayaabo اخلولقIntii خاللKa baxsanida "ka ahayn" خالMusqul, suuli خالءKhamro خمرةShan خمسةKhamiista الخميسQiyaasay خمنDoofaar خنزير

24

Cabsaday خافCabsi خوفAbti iyo habaryar ,خالة خالDoortay اختارQajaar خيارWanaagga الخيرTolay خاطMala awaalay تخيلXoolo دابةMadaxkuti دبDigaagad, dooro دجاجةBeenlowga الدجالWareejiyay دحرج Galay دخلQiiq دخانQiijiyey, cabay ”sigaar” دخن Tababartay دربBaaskiilka, buskuleetiga الدراجةMooto نارية دراجةCashar, casharo ,دروس درسDugsiga المدرسةOgaaday درىDhilanimada الدعارةIska dhigay إدعىCasumey دعىDiiran دافئ

25

Riixay دفعBixiyey دفعAasay دفنDukaan دكانHagay دلDhexgalay دمجBurburiyay دمرIlmada الدمعDhiig دمMaamule مديرHad iyo jeer دائماInta دام Hoos دونAan lasocon بدونCudur داءDaawo دواءMaalinta aakhiro cالدين c يومYeey ذئبDuqsi, tixsi ذبابGowracay ذبحXasuustay تذكرTazkira, tikidh iyo bilyeeti تذكرةXasuusiyay ذكرLab ذكرDuco, ducooyin ”koox” ,أذكار ذكرFariid, caqlilow ذكي

26

Kaas iyo taas ,تلك ذلكAmaandarada الذمBaxay iyo dahab ذهبZul-xijja ”bisha 12aad ee muslimiinta” الحجة ذوZul-qacda ”bisha 11aad ee muslimiinta” ذوالقعدةDhadhamiyey تذوقSayn ذيلSambab رءةMadax رأسMadaxweyne رئيسRaiisul wasaare الوزراء رئيسArkay رأىLagayaabo ربBarbaariye ”Eebbe” رب Dhejiyay ربط Arbacada األربعاءGu ”xilli sanadeed” ربيعRabiicul-awwal ”bisha muslim.ee 3aad” ربيعاألولRabiicul.assaani ”bisha musli. ee 4aad” ربيعالثانيKuwareeray أربكDulsaarka الرباHabeeyay رتبRajab ”bisha muslimiinta ee 7aad” رجب

27

Doorbiday رجحGariirka الرجفةNin رجلDhagax kudilidda الرجمTurjubaan مترجمSoodhaweeyay رحبIska waran مرحبا Safar, socdaal رحلةQaraabada الرحمNaxariistaha guud ”Eebbe” cحمن الرNaxariistaha gaar ”Eebbe” c حcيم الرJaban, rakhiis رخيصSiinta الرزق Diray أرسلWarqad رسالةWeriye مراسلRasuul, nebi, fariinside رسولFarshaxan رسمSugay رساHanuunka الرشادNuujiyay رضعEebbe ha ka raali ahaado “saxaabi” الله رضيعنهKu hadalka af aan carabi ahayn الرطانةCabsida الرعبOnkodka iyo gugaca الرعد

28

Koray ترعرعDoonay رغبKa sokow رغمDiiday رفضFalaha magacyada “naxwe” األسماء من المرفوعSaaxiib رفيقXusul مرفقMadadaalin ترفيةIlaaliyay راقبJiiftay رقدQoob ka ciyaaray رقصTiro رقمFuuley ركبJilib ركبةUsoojeestay ركزOrday ركضRukuucay, jilbajabsaday ركعTiir, tiirar “koox” ,أركان ركنRamadaan “bisha soonka iyo 9aad ee mus” رمضانTuuray رمىYeeray رنCabsaday رهبMaxaad rabtaa?, dooneysaa? تريد؟ ماذا

لغة ألنها العربية اللغة تعلم أريدالكريم القران

29

Waxaan rabaa inaan barto afka carabiga maxaa yeelay waa afka Qur’aanka kariimkaSheeko روايةTebiyay روىShakiga الريبDabayl, dhuuso ريحXisaab رياضياتSubag زبدةDhalo زجاجDiidida الزجرGuurguurtay زحفBeeray زرعBeerta المزرعةGeri زرافةBuluug أزرقDhibay أزعجGariiray زلزلQabowga aadka ah الزمهريرAdduunka aan rabin الزهدUbaxyo أزهارNin, naag ,زوجة زوجGuursaday تزوجGuursadey, guursatey ,متزوجة متزوجBeenta الزورTirtiray أزال Weli زال ما

30

Saliid زيت Kordhaha "naxwe" المزيدBooqday زارQuruxda الزينةTimaadada “doonaa” سينSaacad ساعةWaydiiyey سألSabtida السبتDabaal سباحةEebbaa xumaan ka fog iyo hufan الله سبحانTodobaad, sitimaan iyo usbuuc أسبوعTodobaadka soosocda القادم األسبوعTodobaadkii lasoo dhaafay الماضي األسبوعWadada السبيلIl ku taala jannada سلسبيلSali, sijaayad سجادةSujuuday سجدMasjid, masaajid “koox” ,مساجد مسجدXiray سجنDaruur سحابXeebta الساحلKulul ساخنSheegtada ”naxwe” مسندYeelaha ”naxwe” إليه مسندXuddun سرةMasrax, tiyaatar مسرح

31

Caawiyey ساعدDadajiyey, udegdegay أسرعDegdegsan سريعXaday سرقQufac سعالSocdaalay سافرSafarka السفرDoonta iyo markabka السفينةDhacay سقطWaraabinta السقاءShubay سكبAamusay سكتReeb سكون Middi سكينMiskiin مسكينHubka السالحDiidiin سلحفاةDiinta Islaamka u hoggaansamidda Eebbe اإلسالمNabadi korkiina ha ahaato عليكم السالمNabadeey السالمة معMuslin qofka diinta Islaamka haysta مسلمIska cafiyay سامحOgolaaday سمحMaqlay, dhegeystay سمعKaluun, malaay سمكMagacaa? إسمك؟ ما

32

Magacaygu waa Aasiyo آسية إسميCir, cirar, samooyin ”koox” ,سماوات سماءIlig سنSanad سنةJidka السننShuban إسهالFudud سهلMadow أسودTimaadada ”doonaa” سوفLug ساقSuuq aaday, soogatay تسوقSuuq سوقAlla xumaa ساءXun سيءSayaarada, baabuurka, gaariga السيارةTaariikh nololeedka nabiga n.n.k. النبوية السيرةDhalinyarada الشبابFeberwari, febraayo شباطDhergay شبعCayda الشتمJiilaal شتاءGeed شجرةDhiiragaliyay, geesi ,شجاع شجعAdkeeyay شدCabay شربSharxay, fasiray, caddeeyay شرح

33

shurdi, ilaaliye, booliis شرطيCajalad شريطWado شارعBilaabay iyo jideeyay شرعJidka iyo shareecada الشريعةBarasho wanaagsan تشرفناBari شرقBariga dhexe األوسط الشرقKa qaybqaatay شاركIibsaday, gatay اشترىHalbowle شريانXeeb شاطئShacbaan “bisha muslimiinta ee 8aad” شعبانGabyaaga الشاعرDareemay شعرTin شعرBushin شفةBogsaday, caafimaaday شفيMustashfa iyo isbitaal مستشفيShakiyay شكMahadiyey شكرMahadsanid شكراAad ayaad u mahadsan tahay جزيال شكراQaabeeyay شكلQorax, cadceed شمسBidix iyo woqooyi شمال

34

Shahaado iyo caddayn شهادةCaddeeyay شهدBil شهرShawwaal ”bisha 10aad ee muslimiinta” شوالDoonay شاءHadduu Eebbe doono ”yiraahdo” الله شاء إنWax شيءDhalinyar شابWadatashiga الشورىU hiloobay إلى إشتاقFargeeto شوكةShaykha iyo duqa الشيخKushubay صب Waaberiga الصباحNoqdey “naxwe”, waabereystey أصبحSabray, dulqaatay, dulqaad صبرFar إصبعSaxay صححFalka xarfihiisa isbadalin “naxwe” الصحيحLamadegaan صحراءWeriye صحافيWargeys صحيفةQur’aanka kariimka الشريف المصحفXabad صدرMadax-xanuun صداعRumeeyay صدق

35

Saaxiib صديقKu adkaystay أصرWado, jid راطcصUdhaqmay تصرفIsbadalaha "naxwe" المتصرفBangi, bangiile ,مصرفي مصرفAdag صعبKor ufuulay صعدYar صغيرBogga الصفحةJaale أصفرSafar ”bisha muslimiinta ee 2aad” صفرEber صفرSacbiyay صفقHeshiiska الصفقةHagaajiyey أصلحEraybixin مصطلحTukaday صلى”Nebiga” Naxariista Eebbe وسلم عليه الله صلىiyo nabadgalyadiisa korkiisa ha ahaato ”n.n.k.” Salaadda, tukashada iyo naxariista الصالةSalaadda duhur الظهر صالةSalaadda cisha العشاء صالةSalaadda casir العصر صالةSalaadda maqrib المغرب صالةSalaadda subax الفجر صالة

36

Loobaahdaha ”Eebbe” الصمدDhegta yar األصمعSameeyay صنعJaadka الصنفAamus صهXididka الصهرCodka faraska الصهيلCod صوتNoqdey صارSawir صورةSoonka الصومUgaarsaday إصطادDaawayaqaan, shaqaalefarmashiye صيدليDaawagade, farmashiye, farmasii صيدلية Xagaa صيفShiinaha الصينIdaha الضأنWaraabaha الضبعQoslay ضحكNoqdey “naxwe”, barqadsadey أضحىCiidweynta "ciiduladxaa: gowricidda" عيداألضحىKa soohorjeeda ضدGaraacay ضرب Gooska الضرسFalka joogtada "naxwe" المضارع فعل

37

Xooganayn, daciif ضعيفLabalaabma المضعفRaha الضفدع Baadiyoobay ضلFeer ضلعGod "naxwe" ضمةMagac uyaalka “naxwe” الضميرIftiimiyay أضاءKudaray أضافLahaanshaha labada magac “naxwe” اإلضافةMarti ضيفCiriiri ضيقDaaweyn, dib iyo caafimaad طب Daaweeye, dabiib, dhaqtar طبيبDhaqtarka ilkaha األسنان طبيبKariyay طبخJikada المطبخDaabacay, soosaaray طبعShiiday طحنEryaday طاردDhinaca الطرفCunto طعامMaqaayad مطعمBilaabay طفقIlmo طفلArday, ardayad ,طالبة طالب

38

Codsaday طلبSoobaxay طلعToogtay النارعلى أطلقBixitaanka االنطالق

Ka tuuray أطاحDheer طويلDhamaaday طوىWanaagga الطيبDuulay طار Duuliye طيارMadaar iyo gegida dayuuradaha مطارShimbirta الطيرKoox طائفةWareegay طافDhoobada الطينFalkaabka “naxwe” الظرفCiddi ظفرNoqdey socdey “naxwe” ظلDalad مظلةGardarada الظلمUmaleeyay ظنMuuqday ظهرDhabar ظهرCiyaarta العبثAddoon iyo caabuday عبد

39

Ka gudbay عبرU arkay اعتبرLabada fal ee layaabka “naxwe” التعجب فعالCajuus, duq عجوزCarabta aan ahayn العجمQaamuus معجمTirooyinka األعدادKa baxsanida "ka ahayn" عداGudbaha "naxwe” المتعديRaaligaliyay إعتذرIsbadalka shaqalka erayga u dambeeya اإلعرابCarabta العربCarabiga “afka” العربيةKa soohorjeestay عارضBandhigay عرضBalaar عريضQirtay إعترفGartay عرفDaairatu-macaarif, mawsuuca معارف دائرةGartada "naxwe" المعرفةWanaagga المعروفDhididka العرقDoob عازبEdbinta التعزيرGacaliye, gacaliso ,عزيزتي عزيزيGo’aansaday عزم

40

Malabka العسلLagayaabo عسىCasho عشاءWaqtiga, xiliga العصرUl عصاQaniinay عض Xubinta العضوCadar iyo barafuun عطرHindhisay عطسHaraaday, oomay عطشLasocotada “naxwe” العطف Lasocotada caddaynta “naxwe” عطفالبيانSiiyey أعطىLaf iyo lafo ,عظمعظامWeyn عظيمAdaa mudan عفواCiqaabay عاقبDabaqalooc عقربXiray اعتقلGaraadka العقل Madhalays عقيمKa soohorjeeda عكسKa soolaadlaadiyey علقBilaabay قcعل

41

Xinjirka العلقFalka xarfihiisa isbadala “naxwe” المعتلAqoonyahan, falka layaqaanaha ,الفعل عالمالمعلومSummad عالمةBartay تعلمBaray علمMagaca gaarka ah “naxwe” العلم Aqoon, cilmi علمAqoonta xoolaha الحيوان علمMacalin معلم Laga yaabo علKudhawaaqay أعلنKorka iyo lasocotada علىAdeer iyo eedo ,عمة عمIna adeerka العم ابنHormuud عميدMeeqa ayaad jirtaa? هو كمعمرك؟Waxaan jiraa 9 sano العمر من 9أبلغسنةHoos u dheer عميقAdeegsaday, isticmaalay إستعملUladhaqmay تعاملSameeyay عملIndho la'aanta العمى

42

Ka عنCanab عنبDembiga العنتXagga عند Habsiiyay عانقQoor عنقCaarcaaro عنكبوتFasirnaanta المعنويDhibtooday عانىBalanka العهدMachadka المعهدSoonoqday عادNabadgalay عاذAmaahday استعارDeymiyey أعارQaawanaanta العورةGuud, sanad عامCiid wanaagsan! مبارك !عيدNoolaa عاشIl عينNacaska dabaalka iyo doqonka الغبيBerito غداQado غداءQuudiyay غذىGalbeed غربAlmaqrib, marooko المغرب

43

Ujeedada الغرضQol غرفةQolka cuntada غرفةالطعامQolka jiifka النوم غرفةBiyo kudhexdhacay oo dhinta غرقWeeraray غزاGudcurka الغسقDhaqay, meyray غسلQayaamay, qishay غشKufsiga االغتصابCarooday, xanaaqay غضبDaboolay غطىDembidhaaf weydiista رcيستغفKa guuleystay على تغلبQalad غلطGalka الغالفXiray أغلقWiilka الغالمQaali, qiimo badan غاليKarkaray غليHeesay غنىMaalqabeen غنيQuusay ”biyaha hoostooda” غاصBaadida الغيMaqnaa غاب

44

Kayn, duur غابةXanta الغيبةRoobka الغيثBadalay غيرMasayr iyo hinaas غيرةSaxaro, xaar غائطDaruurta الغيمIsku xigidda, ku xiran فاءFurey iyo fure ,مفتاح فتحFurashada, guusha الفتحKordhow "naxwe" فتحةImtixaanka الفتنةWiilka iyo gabadha ,الفتىالفتاةFatwo ”go’aan sharci islaam bixin” فتويMufti “go’aan sharci islaam bixiye” مفتيKayaabiyey فاجأ Qarxay انفجرBaaridda الفحصBowdo فخذFaanidda الفخرBaxsaday فرFaraxsan فرحانErayada المفرداتFirdawsada iyo jannada الفردوسFaarisiyiinta iyo iiraaniyiinta الفرس

45

Balanbaalis فراشةWaajib فرضKoox فريقTafsiirka “caddaynta” التفسيرFadlan iyo waxaan kaa codsanayaa فضلك منDoorbiday فضلAfuray “soon” أفطرCiid yarayda “ciidulfidriga” الفطر عيدSameeyay فعلFal, fale, lafale "naxwe" , مفعول, فاعل فعلبهLafalaha goorta iyo goobta “naxwe” المفعولفيهLafalaha dartiis “naxwe” المفعولألجلهLafalaha dhan “naxwe” المفعولالمطلقLafalaha lajira “naxwe” معه المفعولSabool يرcفقKaliya فقطFiqiga “barashada shareecada Islaamka” الفقهFaqiih “shareeco-yaqaan”, aqoonyahan diin فقيهFikiray فكرMiro فواكهLiibaanta الفالحWaaberiga cالفلق

46

Doonta iyo xiddigga الفلكHebel فالنAf فمFanaan فنانFanka, farsamada الفنKoob فنجانFunduq, hoteel iyo albeergo فندقTusmo فهرسGartay, kasay, fahmay فهمKoox فوجGuusha الفوزSare فوقFalkaab, lasocotada iyo darteed فيMaroodi فيلQaarad قارةFool xun قبيحXabaal, qabri قبرQabtay قبضKoofi قبعةQibladda ”halka loo tukado” القبلةKa hor قبلOgolaaday, aqbalay iyo lakulmay قبلDhunkaday, shumiyey قبلIsdagaalay تقاتلDilay قتلRuntii iyo lagayaabo قد

47

Awooday قدرDaahirnimada القدسIsbaray “qof” قدمCag قدمHordhac مقدمةKudayashada القدوةUskaga القذرTuuridda القذفAqriyay قرأQur’aanka “aqrinta” القرانU dhow قريبSoojeediyey اقترحDhaawaca iyo xanuunka القرحDaanyeer قردGo’aansaday قررLibaax badeed قرشQureysh qabiilka nabi Maxamed n.n.k. قريشAmaahiyay قرضIsubarbardhigay قارنGees قرنTuulada القريةWadaadka gaalada ,القسالقسيسGarsooridda القسطQaybiyey قسمNaxariis daran قاسي

48

Maqas مقصUlajeeday قصدMadaxtooyada القصرGaaban قصيرGuska القضيبQaali iyo garsoore قاضيMukulaal, bisad, yaanyuur قطQidaar, tareen قطارGooyay قطعXeer, xeerar ,قاعدةقواعدFariistay قعدBooday قفزWadne قلبKatiinadda القالدةKudayday iyo kudayasho ,تقليد قلدBuuryada القلفKa walwalay قلقYar قليلQalin قلمQalin qori, qalin rasaas رصاص قلمQamadiga القمحDayax, bil قمرQaamuus iyo badweyn قاموسShaar قميصRajadhigidda القنوط

49

Qaxwada القهوةMaqaaxi, maqaayad, biibito مقهىHogaamiyey قادWaday قادWuxuu yiri, wuxuu yiraahdaa ,يقول قالBilaabay, istaagay قامIska caabiyay قاومReer قومXooggan قويMaalinta aakhiro القيامة يومKoobka الكأسSidii كافSidii كأنBeer كبدWeyn كبيرDugsi-qur’aan iyo malcaamad كتاتيبQorey, qore, qoraal , كاتب, كتبكتابMaktab, xafiis مكتبMaktabad, laybareeri مكتبةGarab كتفQariyay كتمBadan كثيرBeensheegay كذبKubad, banooni كرةKubadda koleyga السلة كرة

50

Kubadda cagta القدم كرةDhibka الكربKu dhawaaday كربKu celiyey كررTixgaliyay iyo deeqsinimada كرمNacay كرهKasbaday, shaqaystay كسبJabey كسرHoosdhow "naxwe" كسرةQorax-madoobaad كسوفCaajisnimada الكسلLabiska الكسوةFeyday كشفHalgamay كافحGaaloobay, beeniyay, gaal ,كافر كفرDeeqitaanka الكفايةXiddigga الكوكبDhamaan كلSidaas ma aha كالEyga الكلبHadal كالمHadlay تكلمMa ku hadashaa afka carabiga? اللغة تتكلم هلالعربية؟Hadlaha ”aniga” naxwe متكلمEray كلمة

51

Meeqa, imisa كمMeeqa saac? , waa imisadii? الساعة؟ كمDhan كاملGabaday كمنDisembar األول كانونJanaweri, janaayo الثاني كانونKaniisad كنيسةKoronto كهرباءGodka الكهفSigtey كادAhaa iyo walaalaheed "naxwe" وأخواتها كان"Si" كيSidee كيفSidee tahay? حالك؟ كيفMukeef, eerkudhiishan مكيفDiidada, dheeradka iyo diidmada الFartada, bilaabidda, dhaarta, u goonida المXirtay “dhar” لبسCaanaha اللبنCirid لثةOgaaday الحظWaxyar sug لحظةGaaray لحقHilib لحمGafka xagga naxwaha اللحنGarka اللحية

52

Magudbaha "naxwe" الالزمCarab لسانTuugga اللصNaxariis لطيفDharbaaxidda اللطمCiyaaryahan العبCiyaaray لعبCiyaar لعبةQaaddo iyo macalgo ملعقةLagayaabo لعلFogaynta iyo nacladda اللعنDaalka اللغوبHalxiraalaha اللغزAfka hooyo األم لغةBaro afka carabiga ”Qur’aanka” اللغة تعلمالعربيةEray, erayada ,األلفاظ لفظXaraf ahaanta اللفظيNaanaysta اللقبTalaalay لقحDhul kahelay لقطLakulmay التقىWaa inoo kulan dambe اللقاء إليFeer مالكمةHase ahaatee لكنDiidmada joogtada لم

53

Taabtay لمسIftiimay لمعDiidmada joogtada iyo timaadada لنOlol لهبShardiga "haddii" لوKu boorin لوالKu boorin لوماEedda اللومMidabeeyay, rinjiyeeyay لونMidabada األلوانMay الDiidmada ma aha التFilasho ”tollaay” ليتMa aha ليسHabeen ليلWaxay tilmaantaa kooxda labka ميمWax ماDiidmada “ma aha” ماDiidmada joogtada لماMaxaad halkan u joogtaa? هنا؟ انت لماذاWaa maxay? maxay? ماذا؟Ka helay استمتعGoorma متىTaallo تمثالErayga xarafkiisa ugu horeeya isbadala “na” المثال

54

Sida مثلMaahmaahda المثلWargeys مجلةLacag la’aan مجاناBadweyn محيطAmaanta المدحMagaalada المدينةTan iyo مذSiiwaday استمرDhanaan مرNaag امرءةKalkaaliso ممرضةXanuunsan مريضIskuqasay مزجKaftamay مزحJeexay, dilaaciyey مزقTirtiray مسحQabtay أمسكNoqdey “naxwe” fiidsadey أمسىFiidka المساءShanlo مشطSocday تمشىMasar “wadan” مصر Calaanjiyay مضغTagtada ”naxwe” الماضيRoobka المطر

55

Lasocda معRi, ari ماعز Awoodey مكنCusbo ملحMalaaig مالئكة Boqor, boqorad ,ملكة ملكYeeris إمالءBuuxiyay مألBuuxsan ممتلئQof منYaad ahayd?, kumaad ahayd أنت؟ منBilaabidda "ka", qaar منSiinta المنحTan iyo منذDiiday امتنعRajeeyay تمنىXirfadda المهنةDhimashada الموتHiray ”badda” ماجMaadada ”qaybta waxbarasho” المادةMoos, muus موزBoqol ئةcمDhintay ميتBiyaha الماءWarka النبأDhir نبات

56

Kalasoobixidda االستنباطDigista التنبيهNebiga, rasuul النبيTiraab نثرGuuleystay نجح Gargaarka النجدGooska dambe الناجذBoqorka xabashida النجاشيKitaabka nebi Ciise n.k. "injiil" اإلنجيلXiddig نجمBadbaaday نجاGowraca النحرShinni نحلةAnnaga نحنNaxwe, xeer afeed نحوDoorashada االنتخابBaroordiiqay iyo ooyay ندبShallayto ندامةShallaayay ندمAqoon isweydaarsi ندوةDhawaaqtada “naxwe” المنادىSiibay نزعDagay نزلGuri منزلKu haboonaaday ناسبTolmo نسج

57

Guuriyay نسخCibaadada النسكTafiirta النسلDumar النساءHilmaamay نسيBilaabay أنشأKoray نشأ Heeso “diini” أناشيدFidiyey نشرFirfircoonaaday نشطKordhow “naxwe” نصبLafalaha magacyada “naxwe” من المنصوباألسماءAamusnaanta اإلنصاتLataliyey نصحU gargaaray نصرGaalada "masiixiga" النصارىBarka النصفHadlay نطقSugay انتظرEegay, fiiriyey نظرNadiifiyay نظفTix نظمTilmaamaha “naxwe” النعتKabta النعلHaa نعم

58

Alla wanaagsanaa نعمOgeysiinta geerida النعيAfuufay نفخDaaqad, dariishad نافذةFuliyay نفذUtartamay تنافسNeefsaday تنفسWaxtarka النفعBixiyey أنفقInkiray نفىIndhashareerka النقابFaaqidis iyo dhaleecayn نقدBadbaadiyey أنقذKaladooday ناقشFalka xarafkiisa udambeeya isbadala “nax” ناقصMadhamaha "naxwe" الناقصBuriyay iyo kabaxay نقضArinta النقطةU wareegay انتقلWareejiyay نقلAarsaday انتقمLamagartada “naxwe” النكرةXumaanta المنكرShabeel نمرQuraanjo نملةIskudiray نم

59

Koray نمىDhicidda النهبJidka cad iyo qaabka waxbarasho المنهاجMaalin نهارWebi نهرKacay نهضDhameeyay أنهىReebidda النهيUtaaganaha falka “naxwe” الفاعل نائبIftiinka iyo dabka ,النار النورJaadka النوعSeexday نامLabashaqlidda التنوينGo’aansaday, niyeeystey نوىAbriil نيسانKordhinta النيفSoojeedinta هاKa soo qaad هبBilaabay هبDagay هبطSiil مهبلHaatif, taleefan هاتفHaatif naqaal, taleefan gacan نقال هاتفHigaadiyey تهجأHabeen seexday iyo salaadda habeenka ,تهجدالتهجد

60

Qaxay هجرHijrada sanadka muslimiinta الهجرةWeeraray هاجمXumaan ka sheegidda الهجاءDeggan هادئHanjabidda iyo hudhudka ,الهدهد التهديدYoolka الهدفBurburinta الهدمXabadjoojinta الهدنة Hanuunka الهدىKan اهذEdeb leh مهذبBaxsaday هربDuqnimada الهرمKu jeesay هزأRuxay, gilgilay, gariiray هزDheelka الهزلJabay هزمRoobka aan kala go’ayn الهطل”Ma” eray weydiimeed هلMa qiijisaa?, ma cabtaa? “sigaar” تدخن؟ هلBisha الهاللKu boorin هالMurugada الهمXiiseeyay اهتمIyaga ”lab” هم

61

Labadooda هماHamzada “alif gaabka” همزة weydiinta, isla simidda iyo dhawaaqtada Hamzada goynta ”naxwe” همزةالقطعHamzada dhejinta ”naxwe” الوصل همزةIyaga ”dheddig” هنHalkan هناHalkaas هناكHandasa, joomateri هندسةMuhandis guri, injineer guri مهندسمعماريKuwan iyo kuwaas ,أولئك هؤالءIsaga هوIyada هيDhawaaqtada "ow" هياKooxda, qaabka, lasocdaha iyo dhaarta واوXabaalay gabadhiisa oo nool وأدBaroordiiqa واBooday وثبCunto fudud وجبةخفيفةHelay وجدKoobanaha الموجزXanuunka الوجعKow واحد

62

Towxiid "inuu Eebbe hal yahay” توحيدDooxa iyo waadi واديDhaxlay, dhaxal ,ورثميراثImaaday وصلMagaca xiriiriyaha “naxwe” االسمالموصولLakulmay واجهWeji وجهWarqad ورقGadaashiis وراءWasaarad وزارةWasiir وزيرUskag, wasakh وسخBaryey توسلMawsuuca, insaykolobeedhya موسوعةKu dhawaaday أوشكKutilmaamay وصفLaxiriiray, wacay اتصلU dardaarmay أوصىWeysada الوضوءDejiyey, dhigay وضعBalanqaaday وعد

63

Waanada الوعظKuraacay وافقGutay وفىgalay وقبShidaalka الوقودFilanayay توقعSaxiixay وقعIstaagay وقفDhoorsoonaanta التقوىXoojinta “naxwe” التوكيدFalka xoojiyaha "naxwe" الفعلالمؤكدgalay ولجDhashay, wiil ولدMiilaadiga, sanadka gaalada الميالدMaraykanka الوالياتالمتحدةDekkad ميناءHoog ويلDhawaaqtada, baroordiiqa iyo soojeedinta ياquustay iyo rajodhigay يئسAgoon يتيمGacan يدFudeydka, qamaarka, bidixda , الميسر, اليسر اليسرة

64

Kacay ”hurdada” يقظGarashada اليقينWeysashada, qooleyda, badda , اليمام, تيمم اليمMidig iyo dhaar يمينBislaadey ”miraha” ينعMaanta اليوم

الصالحات تتم بنعمته الذي لله الحمد

Waxaa mahad iska leh Eebbe kaa soo galaddiisu ku dhamaadaan wanaagyaalku

65