last of the latest_final

29
8/18/2019 Last of the Latest_final http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 1/29 1 1) Xaalada waraysi: [baadhe: Gali xabad kali ah] Dhamaystiran=1, Qayb ahaan dhamaystiran=2 _________ 2) Isugaynta tirada booqashada: _________ 3) Hubinta Qofka baadhaha ah (Enumerator): Qor magaca oo dhamaystiran _________________________ Saxeex ___________________ Taariikh: ______________________ 4) Qaybta hubinta horjoogaha (Supervisor): Qor magaca oo dhamaystiran_________________________ Saxeex ___________________ Taariikh: ______________________ 5) Tirada qiimaha la waayay ee uu helay horjooguhu: _________ 6) Qaybta hubinta horjoogaha ee qiima maqan: Qor magaca oo dhamaystiran_________________________ Saxeex ___________________ Taariikh: ______________________ 7) Qaybta hubinta maamulaha (field/office): Qor magaca oo dhamaystiran_________________________ Saxeex ___________________ Taariikh: ______________________ 8) Hubinta ilaalinta tayada (field/office): Qor magaca oo dhamaystiran_________________________ Saxeex ___________________ Taariikh:_______________________ Saxiixa maamulaha xogta: ______________________________ Taariikh: ______________________________ Inta foomka su’aalaha dhamaystiran:______________________________ Taariikh: ______________________________ IAAAP LA XISAABNTANKA FOOMKA SU’AALAHA Lambarka Foomka: ________________ Lambarka waraystaha (Interviewer ID):_____________________________________ Warayste: waydii su’aalahan soo socda qofka ka masuulka ah guriga ama qof aqoon uleh guriga si aad u hesho xog kusaabsan xubnaha guriga degan. Subax / Galab / Cawaysin wanaagsan. Magacaygu waa___________. Anigoo ku hadlaya magaca ururka cilmi baadhista waddaniga ah ee MARWO xarunteeduna tahay magaalada Hargeisa. Waxaan rabaa inaan ogaado sida dadka xaafadan degan ay u dareemaan waxyaabaha u muhiimka ah sida bulshadda,

Upload: elsayid

Post on 07-Jul-2018

214 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 1/29

1

1) Xaalada waraysi: [baadhe: Gali xabad kali ah] Dhamaystiran=1, Qayb ahaan

dhamaystiran=2 _________

2) Isugaynta tirada booqashada: _________

3) Hubinta Qofka baadhaha ah (Enumerator):

Qor magaca oo dhamaystiran _________________________ Saxeex ___________________

Taariikh: ______________________

4) Qaybta hubinta horjoogaha (Supervisor):

Qor magaca oo dhamaystiran_________________________ Saxeex ___________________

Taariikh: ______________________

5) Tirada qiimaha la waayay ee uu helay horjooguhu:  _________ 

6) Qaybta hubinta horjoogaha ee qiima maqan:

Qor magaca oo dhamaystiran_________________________ Saxeex ___________________

Taariikh: ______________________

7) Qaybta hubinta maamulaha (field/office):

Qor magaca oo dhamaystiran_________________________ Saxeex ___________________

Taariikh: ______________________

8) Hubinta ilaalinta tayada (field/office):

Qor magaca oo dhamaystiran_________________________ Saxeex ___________________

Taariikh:_______________________

Saxiixa maamulaha xogta: ______________________________

Taariikh: ______________________________

Inta foomka su’aalaha

dhamaystiran:______________________________

Taariikh: ______________________________

IAAAP LA XISAABNTANKA FOOMKA SU’AALAHA 

Lambarka Foomka: ________________

Lambarka waraystaha (Interviewer ID):_____________________________________

Warayste: waydii su’aalahan soo socda qofka ka masuulka ah guriga ama

qof aqoon uleh guriga si aad u hesho xog kusaabsan xubnaha guriga

degan.

Subax / Galab / Cawaysin wanaagsan. Magacaygu waa___________. Anigoo ku hadlaya magaca ururka

cilmi baadhista waddaniga ah ee MARWO xarunteeduna tahay magaalada Hargeisa. Waxaan rabaa

inaan ogaado sida dadka xaafadan degan ay u dareemaan waxyaabaha u muhiimka ah sida bulshadda,

Page 2: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 2/29

2

siyaasada iyo dhaqaalaha, waxaa kale oo aan rabaa inaan fahmo dabeecada iyo doorashada dadka ee

isgaadhsiinta. Xogtan waxa loo isticmaali doonaa hagaajinta xidhiidhka isgaadhsiinta si ay ugu adeegto

baahida dadka. Wax kasta oo aad tidhaahdaa waa sir. Ma igu caawin kartaa inaad dhawr su’aalood ka

 jawaabto?

SCREENER QUESTIONS

Q# SU’AALO  CALAAMADO

S1 Fadlan aan ogaano inta qof ee ku nool gurigaaga?

Fadlan ka reeb adeege/adeegto ama marti ee laga yaabo in

ay kula degan yihiin imika.(Baadhe ku qor tiradakhaanada) 

Number:

S2 Liiska reerka

Fadlan na sii xarfaha magaca, Da’da iyo jinsiga qof kasta oo ah 18 jir ama ka weyn ee guriga

degan ADIGOO KA BILAABAYA KA UGU YAR( 18 jir ka bilow oo kor usoco)Ha ilaabin inaad

isku darto

hadaad tahay 18 jir ama ka weyn tahay.

QofkaNo

Xarafka magaca Jinsi Da’ 

Lab Dhedig

1 1 2

2 1 2

3 1 2

4 1 2

5 1 2

6 1 2

7 1 2

8 1 2

9 1 210+ 1 2

Kish grid instructions for enumerator:

  Eeg kor safka godka ugu dambeeya ee Lambarka foomka (Questionnaire) iyo lambarka qaybta

tixida ee dadka ku haboon. 

  Lambarka ku jira xerada halka safka iyo tixidu ku kulmaan waa lamberka qofka la waraysanayo.

Tusaale ahaan, hadii lambarka gurigu ku dhamaanayo ‘2’ uu haysto ‘3’ qof oo waaweyn,

waresyi ka qaad xubin ka mid ah guriga ee ku jira liiska qofka labaad ee liiska guriga Q.S2 

  Goobo geli qofka la waraysanayo ee la doortay iyo hadii la heli karo u sharax ujeedada

waraysiga, hel ogolaansho oo sii wad.  Hadii qofka la waraysanayo ee la doortay laheli karo maalintaas, laakiin hadii aan la heli Karin

ama aanu guriga joogin waqtiga qofka waraysanayaa soo hadlo, waraystuhu waa inuu laba jeer

kusoo celiyo taleefanka si uu u eego in qofka la heli karo intaanu dooran guri kale.

  Hadii qofka lawaraysanayaa aan maalintaas la heli Karin, waraystuhu waa inuu tago guriga ku

 xiga. Ha ka dhex dooran qof la waraysto isla gurigaas.

Page 3: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 3/29

3

Dadka ku

haboon

Godka ugu dambeeya ee lambarka foomka (Questionnaire).

1 2 3 4 5 6 7 8 9 0

1 1 1 1 1 1 1 1 1 1 1

2 1 2 1 2 1 2 1 2 1 23 1 2 3 1 2 3 1 2 3 2

4 1 2 3 4 1 2 3 4 1 2

5 1 2 3 4 5 3 4 5 2 1

6 1 2 3 4 5 6 3 6 5 4

7 1 2 3 4 5 6 7 4 5 6

8 1 2 3 4 5 6 7 8 1 4

9 1 2 3 4 5 6 7 8 9 1

10 ama Ka

badan

1 2 3 4 5 6 7 8 9 1

Hordhaca iyo Ogolaanshaha

[Waraystuhu wuxuu helayaa HADAL ogolaansho ah]

WARAYSTE: AKHRI

Subax / Galab / Cawaysin wanaagsan. Magacaygu waa___________. Anigoo ku hadlaya magaca hay’ada

cilmi baadhista wadaniga ah ee Marwo xarunteeduna tahay magaalada Hargeisa. Waxaan halkan u

 joogaa in aan barto sida dadka xaafadan degan ay u dareemaan waxyaabaha muhiimka u ah bulshadda,

siyaasada iyo dhaqaalaha, waxaan kale oo halkan u joogaa inaan fahmo dabeecada iyo baahida dadka ee

isgaadhsiinta. Waxaanu jecelnahay inaanu kaala hadalno adiga iyo jaarkaaga arimahan. Waxaa lagugu

doortay fursad ( sida cambe looga soo saarayo salada adiga oo aan eegin), markaa inaad jawaabaha

nagu caawiso waa muhiim si xor ah,

Hadii aad nagu waafaqdo inaad ka qayb qaadato, waxaan ku waydiin doonaa dabeecadahaaga

kuwajahan isgaadhsiinta iyo fikradaada kusaabsan arimaha bulshada iyo siyaasada. Xogtan waxa laga

yaabaa in ay hagaajiso barnaamijyada radio ga iyo TV ga. Wax sax ama khalad ahi ma jiraan su’aalahan,

waxa kaliya oo aan xiiseynayaa aragtidaada ama khibradaada.

Warayste: U AKHRI QOFKA FOOM KAN KA QAYBQAADANAYA

HUBINTA IN OGOLAANSHIHII HADALKA AHAA LAHELAY

INTA AANU WARAYSTUHU SAXEEXIN FOOM KAN OGOLAANSHAHA WAA INUU U AKHRIYEY XOGTA

XOOS KU XUSAN QOFKA KA QAYBQAADANAYA IYO SU’AALO HADII AY HAYAAN WAA INUU

WARAYSTUHU UGA JAWAABO. KA QAYBQAATUHU WAA INUU KU WAAFAQO INUU KA

QAYBQAATO INTA AANU WARAYSTUHU SAXEEXIN OGOLAANSHAHA.

Ujeedadayadu waa in aanu isticmaalno jawaabahaaga si loo wanaajiyo samaynta barnaamijyada radio

ga iyo TV ga kuwaasoo ku haboon baahidaada iyo sheegida waxyaabaha kuu muhiimka ah.

Aqoonsigaagu wuxuu ahaan sir, jawaabahaagana laguu tirin maayo taas macneheedu waa in aanu ka

saarno waxkasta oo cadaynaya inaad xogtan ka qayb qaadatay, sida magaca iyo goobta. Jawaabahaaga

su’aalayga waxa lagu dari doonaa jawaabaha dad kale oo badan si aan loo ogaan in ay jawaabahaagii

Page 4: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 4/29

Page 5: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 5/29

Page 6: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 6/29

6

G3. Halkay dadku tagaan oo arimaha kaga wada hadlaan si aan rasmi ahayn?

HA AKHRIYIN. LAMBAR SII TIXID KASTA 1 HADII LA SHEEGAY IYO 2 HADII AAN LA

SHEEGIN  

G3j_ Haddii uu qofku ku jawaabay kuwa kale (G3j) Ku qor jawaabta halkan hoose:

G4. Halkay dadku tagaan oo arimaha kaga wada hadlaan si rasmi ah?

HA AKHRIYIN. LAMBAR SII TIXID KASTA 1 HADII LA SHEEGAY IYO 2 HADII AAN LA

SHEEGIN  

G2h Habka Berbera maamulka gobolku u

xukumo

3 2 1 88 99

HA AKHRIYING4

G3a-k. wada hadal aan rasmi ahayn La sheegay Aan la sheegin

G3a Dukaamada maxaliga ah 1 2

G3b Xarunta arimaha bulshada 1 2

G3c Iskuulada 1 2

G3d Masaajidada 1 2

G3e Suuqa maxaliga ah 1 2

G3f Maqaaxiyaha 1 2

G3g Guryaha gaarka ah 1 2

G3h Xarumaha ciyaaraha 1 2

G3i Guryaha qaadka 1 2

G3j Kuwa kale (sheeg) 1 2

G3k Ma kulmaan 1 2

HA AKHRIYING5

G4a-k wada hadal rasmi ah La sheegay Lama sheegin

G4a Dukaamada maxaliga ah 1 2

G4b Xarumaha bulshada 1 2

G4c Iskuulada 1 2G4d Masaajidada 1 2

G4e Goobaha Shaqada 1 2

G4f Maqaaxiyaha 1 2

G4g Guryaha gaarka ah 1 2

G4h Hudheelada 1 2

G4i Kuwa kale (Sheeg) 1 2

G4j Ma kulmaan 1 2

Page 7: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 7/29

7

G4i_ Haddii uu qofku ku jawaabay kuwa kale (G4i) Ku qor jawaabta halkan hoose:

G5. Ma ka tirsan tahay wax ururo bulsho ah?

G6. WE YDII HADII UU KU JAWAABAY ‘HAA’G5 , waa kooxdee?

HA AKHRIYIN. LAMBAR SII TIXID KASTA 1 HADII LA SHEEGAY IYO 2 HADII AAN LA

SHEEGIN  

G6l_ Haddii uu qofku ku jawaabay kuwa kale (G6l) Ku qor jawaabta halkan hoose:

HA AKHRIYIN G5

G5 WADADA

Haa

1  

KA DIBNA WEYDII G6

Maya

2  

KA DIBNA WEYDII G7

G6

La sheegay Lama sheegin

G6a Kooxaha haweenka 1 2

G6b Bulshada/gudida waxbarashada xaafada 1 2

G6c Bulshada/gudida caafimaadka iyo nadaafada xaafada 1 2

G6d Bulshada/gudida horumarka degmada 1 2

G6e Odayaasha dhaqanka 1 2

G6f Culimada 1 2

G6g Kooxaha dhalinyarada 1 2

G6h Ganacsatada 1 2

G6i Gudida kalluumaysatada 1 2

G6j Gudida xuquuqda ciyaalka 1 2

G6k Naafada 1 2

G6l Kuwa kale (sheeg) 1 2

Page 8: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 8/29

8

G7. fikirkaaga, waa maxay waxyaabaha ugu muhiimsan ee hada saamaynaya dadka ku sugan Berbera?

HA AKHRIYIN. XEERAR BADAN WAA LA OGOL YAHAY. LAMBAR SII TIXID KASTA

1 HADII LA SHEEGAY IYO 2 HADII AAN LA SHEEGIN  

FADLAN MAR BAADH (PROBE):

Wax kale oo jira? 

HA AKHRIYING7

XEERAR

Maamul La xusay Aan la xusin

G7a Dembi / badbaadada shakhsiga 1 2

G7b Xasilooni darro siyaasadeed 1 2

G7c Hogaan xumo 1 2

G7d Kaabayaasha – wadooyinka iyo gaadiidka 1 2

G7e Musuqmaasuq 1 2

G7f qabyaaladda (ka mid ah qurbo jooga) 1 2

G7g Adeegyada dawladda: HELIDA BIYAHA 1 2

G7h Adeegyada dawladda: HELIDA LAYDHKA 1 2G7i Adeegyada dawladda: HELIDA WAXBARASHADA 1 2

G7j Adeegyada dawladda: HELIDA ADEEGYADA CAAFIMAAD 1 2

G7k Khilaafaadka dhulka 1 2

G7l Hirgalinta dastuurka/doorashooyinka soo socda 1 2

Bulshada/ guud 1

G7m Sinaan la’aanta udhaxaysa raga iyo dumarka  1 2

G7n Takoorida 1 2

G7o Xidhiidhka qabiilka 1 2

G7p Cuduro / Xanuuno 1 2

G7q Tahriibta 1 2

G7r Khataraha amniga – caalami 1 2G7s Khataraha amniga – maxaliga ah (budhcad/ kooxaha ilaalada) 1 2

Dhaqaalaha 1

G7t Faqriga 1 2

G7u Shaqo la’aanta  1 2

G7v Qiimaha sare ee nolosha 1 2

cunto/ beeraha 1

G7w Abaar 1 2

G7x Cunto yari/ gaajo 1 2

G7y Maamulka kawaanka xoolaha 1 2

Kuwo kale

G7z Masiibooyinka dabiiciga ah 1 2G7zi Kuwa kale (sheeg________________________________________) 1 2

Page 9: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 9/29

9

G8. Ka fikirka arimaha kor ku xusan ee aad sheegtay inay muhiim kugu yihiin, markaad isku

tagtaan xubnaha qoyskaaga, miyaad odhan lahayd waanu ka wada hadalnaa arimahan si

 joogto ah, mararka qaarkood ama marnaba. Maxaad umalaynaysaa saaxiibadaa? Ama ka

waran dadka kale ee ka baxsan qoyskaaga iyo asxaabtaada? Sii wad inaad waydiiso koox kasta

oo dadka hoos ku xusan ah

AKHRI QAYB KASTA OO CALAAMADI JAWAABTA. HAL MAR CALAAMAD SAAR. 

G9. Waxaan samaynayaa liis ah habka dadku u saamayn karo go’aanada laga gaadhayo waxyaabaha

muhiim ka u ah. Fadlan iisheeg inaad samaysay qaar ka mid ah waxyaabahan sanadkii hore? 

AKHRI FICIL KASTA OO XEERKA GALI JAWAABTA. XEER KALI AH LAYNK

KASTA

HADII JAWAABTU TAHAY ‘WAAN SAMEEYEY’FADLAN KU BAADH(PROBE):

Ma in badan baad samaysay mise hal mar?

HADII JAWAABTU TAHAY ‘MA SAMAYN’FADLAN KU BAADH (PROBE):

Ma u malaynaysaa inaad samayn doonto mustaqbalka mise marnaba dhici mayso?

LAYNK KASTA CALAAMADI HALKA MAR

   S   i   j   o   o   g   t   o   a    h

  M   a   r   a   r    k   a   q   a   a   r    k   o   o

 

   M   a   r   n   a    b   a

  M   a   g   a   r   a   n   a   y   o

   D   I   I   D   A   Y

G8a Xubnaha qoyska 3 2 1 88 99

G8b Asxaabta 3 2 1 88 99

G8c Xubnaha gudida xaafada 3 2 1 88 99

G8d Hogaamiye dhaqameedyo 3 2 1 88 99

G8e Culimada 3 2 1 88 99

G8f Dadka kale ee ka baxsan qoyska

iyo asxaabta

[Sheeg______________

3 2 1 88 99

Page 10: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 10/29

10

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA

Sameeyey Ma samayn

Magaranayo DiiIn ka badan hal mar Mar

Ma u badan

tahay in aad

samayso

Waligeed

aan

samaynayn

G9a Ka qayb galay dedaal habaysan

si loo xaliyo dhibaatada xaafada

ama bulshada

4 3 2 1 88 9

G9b Ka qayb galay shirarka dawlada

hooseama masuuliyiinta

dawlada

4 3 2 1 88 9

G9c La xidhiidhay qof si rasmi ah loo

doortay4 3 2 1 88 9

G9d Kala xidhiidhay madaxda

deegaanka ama oday

dhaqameed arin

4 3 2 1 88 9

G9e Ka qayb galay shir bulshada

deegaanka ah4 3 2 1 88 9

G9f Ka qayb galay mudaharaad,

gaardin, ama dhooletus

arimaha maxaliga ah

4 3 2 1 88 9

G9g Ka qayb galay dibad bax, banaan

bax ama bandhig ku saabsan

arin qaran

4 3 2 1 88 9

G9h Ahaanshaha xubin firfircoon ee

xisbi siyaasadeed4 3 2 1 88 9

G9i Laxidhiidhay isgaadhsiinta (sida

tv, radio ama wargaysyada), oo

kusaabsan arin

4 3 2 1 88 9

G9j Ka hadlay, kala hadlay ama

lawadaagay arin kusaabsan

baraha internet ka

4 3 2 1 88 9

Page 11: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 11/29

11

G10. Sidee ugu wanaagsan ee aad u taqaanaa doorarka iyo masuuliyadaha hawl wadeenada soo

socda?

AKRHI OO HAL MAR LAYN KASTA CALAAMADI

G11. Ilaa heerkee baad aaminsan tahay hawl wadeenadani inay go’aan muhiim ah ka gaadhaan dadka

reer Berbera?

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA   Aad uga

warqaba

 Xooga ka

warqaba

 Aad uga

warqabin

Lagama

warqabo

Magaranayo Dii

G10a  Madaxwaynaha  4 3 2 1 88 9

G10b  Baarlamaanka – wakiilada  4 3 2 1 88 9

G10c  Golaha Guurtida  4 3 2 1 88 9

G10d  Xisbiga talada haya  4 3 2 1 88 9

G10e  Mucaaradka  4 3 2 1 88 9

G10f   Machadyada diinta  4 3 2 1 88 9

G10g  Nidaamka garsoorka  4 3 2 1 88 9

G10h  Booliska  4 3 2 1 88 9

G10i  Odayaasha xaafada/ Madaxda

deegaanka 

4 3 2 1 88 9

G10j  Dawlada hoose /maamulka

degmada 

4 3 2 1 88 9

G10k  Maamulka gobolka  4 3 2 1 88 9

G10l  Xubnaha gudida xaafada  4 3 2 1 88 9

G10m  Hogaamiye dhaqameedyo  4 3 2 1 88 9

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA   Aad u

wanagsan

 Xooga

wanaagsan

Fiicnayn

oon Xumay

aan fiicneyn Magaranayo Di

G11a  Madaxwaynaha  4 3 2 1 88 9

G11b  Baarlamaanka – wakiilada  4 3 2 1 88 9

G11c  Golaha Guurtida  4 3 2 1 88 9

G11d  Xisbiga talada haya  4 3 2 1 88 9

G11e  Mucaaradka  4 3 2 1 88 9

G11f   Machadyada diinta  4 3 2 1 88 9

G11g  Nidaamka garsoorka  4 3 2 1 88 9

G11h  Booliska  4 3 2 1 88 9

G11i  Odayaasha xaafada/ Madaxdadeegaanka 

4 3 2 1 88 9

G11j  Dawlada hoose /maamulka

degmada 

4 3 2 1 88 9

G11k  Maamulka gobolka 4 3 2 1 88 9

G11l  Xubnaha gudida xaafada  4 3 2 1 88 9

G11m  Hogaamiye dhaqameedyo  4 3 2 1 88 9

Page 12: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 12/29

12

Waxtarka shakhsiyadeed 

G12. [XASUUSIN WARAYSTAHA AH:imika waydii degmada ay ku nool yihiin,

 midkood Daaroole ama Barwaaqo ama Wadajir ama Burco-

Sheekh]meeshaad ku nooshahay, sheeg hadaad aqbashay ama aanad aqbalin sidan soo

socota.

AKHRI QORAAL KASTAIYO CALAAMAD KALIYA. ADIGOO BIXINAYA JAWAABTA

AH AQBALAY AMA AAN AQBALIN, LA SOCO:

Ma odhan lahayd [aqbalay/aqbalin] si xoogan, ama in yar?

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA  Si xooga u

taageersan

taageersan Aan

taageerin

Si xooga u

taageerin

Magaranayo Dii

G12a  Marksta oo ay dhibaato kasoo baxdoxaafadan [Daaroole/ Barwaaqo/

Wadajir/ Burco-Sheekh],waxaan ku

kalsoonahay in dadku isku yimaadaan

oo ay xaliyaan. 

4 3 2 1 88 9

G12b  Waxaan rumaysanahay dadka degan

xaafadahan[Daaroole/ Barwaaqo/

Wadajir/ Burco-Sheekh ] inay u heli

karayaan xal 

4 3 2 1 88 9

G12c  Markay dhibaato kasoo baxdo

xaafadan[Daaroole/ Barwaaqo/Wadajir/ Burco-Sheekh], waxaan

rumaysanahay inaan isbedel keeni

karayo hadaan lashaqeeyo dadka kale

4 3 2 1 88 9

G12d  Marka dad badan oo

xaafadani[Daaroole/ Barwaaqo/

Wadajir/ Burco-Sheekh] ka hadlaan

walaac ama wada hadlaan, waxay u

badan tahay inaanu is maqalno 

4 3 2 1 88 9

G12e  Hadii dadka xaafadani [Daaroole/

Barwaaqo/ Wadajir/ Burco-Sheekh]

wada shaqeeyaan, waxay u badan tahay

inay saameyn ku yeeshaan go’aamada

bulshada. 

4 3 2 1 88 9

G12f   Xataa bulshada yari waxay yeelan

kartaa saameyn wanaagsanoo

Berberaah haday wada shaqeeyaan 

4 3 2 1 88 9

Page 13: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 13/29

13

WARAYSTE: FADLAN U AKHRI XOGTAN JAWAAB BIXIYAHA

Imika waxaynu ka hadli doonaa aragtiyaha dadka ee kusaabsan go’aanada laga sameeyo Berbera 

G13. Imika waxan kuu akhriyi doonaa qoraal la xidhiidha go’aan qaadashada Berbera. Qoraalkee baa

ugu fiican ee qeexaya fikradaada markaad ka fikirto hawl wadeenada dawlada?

AKHRI QORAALKA SARKAALKA DAWLADA OO CALAAMADI HAL MAR LAYN KASTA.

ADIGOO BIXINAYA JAWAABTA AQBALAY AMA KU RAACSANAYN, LASOCO

Ma isleedahay si xoogan baad ugu waafaqsan tahay / ugu waafaqsanayn ama in yar ugu

waafaqsan tahay? 

G14. Qoraalkee baa ugu fiican ee qeexaya fikradaada markaad ka fikirto oday dhaqameedyada?

AKHRI QORAALKA ODAY DHAQAMEEDYADA CALAAMADI HAL MAR LAYN KASTA.

ADIGOO BIXINAYA JAWAABTA AQBALAY AMA KU RAACSANAYN, LASOCO:

Ma isleedahay si xoogan baad ugu waafaqsan tahay / ugu waafaqsanayn ama in yar ugu

waafaqsan tahay? 

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA  Si xooga u

taageersan

taageersan Aan

taageerin

 Aan si xooga

u taageerin

Magaranayo Dii

G13  Sarkaalada dawlada 

G13a  Dadka adigoo kale ahi waxay xaq

uleeyihiin in ay su’aalaan

sarkaalada dawlada ficilkooda iyo

go’aamadooda 

4 3 2 1 88 9

G13b  Waan ku qanacsanahay sharaxaada

ay sarkaalada dawladu ka bixiyeen

ficilkooda iyo go’aamadooda 

4 3 2 1 88 9

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA  Si xooga u

taageersan

taageersan Aan

taageerin

 Aan si xooga

u taageerin

Magaranayo Dii

G14  Oday dhaqameedyo 

G14a  Dadka adigoo kale ahi waxay xaq

uleeyihiin in ay su’aalaan Oday

dhaqameedyada ficilkooda iyo

go’aamadooda 

4 3 2 1 88 9

G14b  Waan ku qanacsanahay sharaxaada

ay Oday dhaqameedku ka bixiyeen

ficilkooda iyo go’aamadooda 

4 3 2 1 88 9

Page 14: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 14/29

14

G15 to G17. Ayaad u malaynaysaa qofka leh awooda uu ku samayn karo go’aamada khuseeya kuwan

soo socda:

AKHRI. CALAAMADI HAL MAR qaybta Tixida 

AKHRI MID KASTA

MID KA HOOSEEYA

Awood

badan

Xoogaa

awood

ah

Awood

la’aan 

Magarana

yo (88)

Diiday

(99)

G15 

Fursadaha Shaqaalaynta

G15a Saraakiisha Dawladda 3 2 1 88 99

G15b Bulshada raydka ah (NGOs & CBOs) 3 2 1 88 99

G15c Gudiga odayaasha 3 2 1 88 99

G15d Maamulka gobolka 3 2 1 88 99

G15e Golaha deegaanka 3 2 1 88 99

G15f Hayadaha gaarka ah 3 2 1 88 99

G15g Ganacsato 3 2 1 88 99

G15h Oday dhaqameedyada 3 2 1 88 99

G16 

Warshadaha (sida saliida, gas, sibidh)

G16a Saraakiisha dawlada 3 2 1 88 99

G16b Bulshada raydka ah (NGOs & CBOs) 3 2 1 88 99

G16c Gudiga odayaasha 3 2 1 88 99

G16d Maamulka gobolka 3 2 1 88 99

G16e Golaha deegaanka 3 2 1 88 99G16f Hayadaha gaarka ah 3 2 1 88 99

G16g Ganacsato 3 2 1 88 99

G16h Oday dhaqameedyada 3 2 1 88 99

G17 

Qaybinta Biyaha

G17a Saraakiisha dawlada 3 2 1 88 99

G17b Bulshada raydka ah (NGOs & CBOs) 3 2 1 88 99

G17c Gudiga odayaasha 3 2 1 88 99

G17d Maamulka gobolka 3 2 1 88 99

G17e Golaha deegaanka 3 2 1 88 99

G17f Hayadaha gaarka ah 3 2 1 88 99

G17g Ganacsato 3 2 1 88 99

G17h Oday dhaqameedyada 3 2 1 88 99

Page 15: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 15/29

15

G18 Imika waxaan akhriyi doonaa liis dadka iyo hayadaha, fadlan iisheeg sida ugu fudud ama ugu

adag aad u xidhiidhi kartaan markasta oo bulshadaadu waajahdo mushkilad. Sida biyo yaraan,

laydh la’aan, shaqo la’aan, waxyaabaha caafimaadka ama wasakhaynta deegaanka?

AKHRI MAGAC KASTA OO AAD HAYSATO DABADEED CALAAMADI JAWAABTA,

CALAAMADI MAR KALI AH LAYN KASTA.

WARSHADAHA IYO GANACSIGA EE DEGAANKA BERBERA

Imika waxaynu eegi doonaa shaqada iyo ganacsiga ka dhex jira Berbera.

G19. Fadlan ma liis garayn kartaa ganacsiga iyo warshadaha ugu badan Berbera ee shaqaynaya imika?

G20. Fadlan ma liis garayn kartaa ganacsiga iyo warshadaha ugu dambeeyey ee Berbera ka jiray laakiin aan

furnayn ama shaqayn 15 kii sanno ee u dambeeyey?

HA AKHRIYIN. CALAAMADO BADAN BAA LA ISTICMAALAYA. CALAAMADI LAYN KASTA

1 HADAAD SHEEGTO IYO 2 HADAANAD SHEEGIN  

Fudud Dhexdhexaad u fududahay Ma fududa magaranayo Diiday

G18a Sarkaalada dawlada 3 2 1 88 99

G18b Ururada Bulshada (CBOs) 3 2 1 88 99

G18c Gudiga odayaasha 3 2 1 88 99

G18d Xubnaha baarlamaanka/

Sharci dejinta

3 2 1 88 99

G18e Siyaasiyiinta 3 2 1 88 99

G18f Dawladda hoose/ Mayar 3 2 1 88 99

G18g Hay’adaha gaarka ah  3 2 1 88 99

G18h Ganacsato 3 2 1 88 99

G18i Culimada 3 2 1 88 99

HA AKHRIYING20

Imika shaqaynaya

G21

Hore u shaqaynayay

La sheegay Aan la sheegin La sheegay Aan la sheegin

G19a Warshada rinjiga 1 2 G20a 1 2

G19b Warshada kaluumaysiga 1 2 G20b 1 2

G19c Dhoofinta dalaga beeraha 1 2 G20c 1 2

G19d samaynta Barafka 1 2 G20d 1 2

G19e Warshada sibidhka 1 2 G20e 1 2

G19f Biyo caagadaysan 1 2 G20f 1 2

G19g Dhoofinta xoolaha 1 2 G20g 1 2

G19h Wershada korontada 1 2 G20h 1 2

G19i Warshada ciidda 1 2 G20i 1 2

G23j Tusaalooyin kale (sheeg) 1 2 G20k 1 2

Page 16: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 16/29

16

G19j_ Haddii uu qofku ku jawaabay kuwa kale (G19j) Ku qor jawaabta halkan hoose:

G20j_ Haddii uu qofku ku jawaabay kuwa kale (G20j) Ku qor jawaabta halkan hoose:

G21. [ KALIYA WAYDII HADII AAN WARSHADA SIBIDHKA LAGU XUSIN G19 and G20]

Ma ka warqabtaa warshada sibidhka ee furnayd sanado badan ka hor?

G22. Waxaan akhriyi doonaa dhawr tusaale oo sabab u ah waxaan warshada sibidhka dib loogu furin

oo aan ku waydiin inaad ku raacsan tahay iyo in kale.

AKHRI SABABAHA HOOS KU TAXAN OO DABADEED CALAAMADI JAWAABTA,

CALAAMADI HAL MAR LAYNKA.

Haa 1

Maya 2

Diiday 99

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA  Si xooga utaageersan

taageersan Aantaageerin

Si xooga utaageerin

Magaranayo Di

G22a  Qaybtinta wadaaga oo aan isleekayn

(kala badnaanshaha saami qaybsiga)  4 3 2 1 88 9

G22b  Dadka reer Berbera ma jecla inay furaan  4

3 2 1 88 9

G22c  La’aanta hindisaha dawlada  4 3 2 1 88 9

G22d  Deynta jirta  4 3 2 1 88 9

G22e  Isbedelka mudnaanta maal galiyeyaasha

gaarka ah 

4 3 2 1 88 9

G22f Faragalin siyaasadeed 4 3 2 1 88 9

G22g Maal galinta aan ku filnayn ka yimid

dawlada

4 3 2 1 88 9

G22h  Kuwo kale (sheeg)  4 3 2 1 88 9

Page 17: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 17/29

17

G22h_ Haddii uu qofku ku jawaabay kuwa kale (G22h) Ku qor jawaabta halkan hoose:

G23 Ka fikirka warshadaha ugu waaweyn ee aynu kasoo wada hadalnay, intee in leeg bay bulshadu ku

lug lahayd go’aankeeada?

 MID KASTA U AKHRI LA WARAYSTAHA, CALAAMADI HAL MAR LAYN KASTA

WARAYSTUHU WAA IN UU AKHRIYAA: Imika waxaan ku waydiinayaa lahaanshaha qaar ka mid ah

warshadaha.

G24. Yaa ay tahay in uu lahaado warshada rinjiga?

AKRHI TIXID KASTA OO CALAAMADI TIXID KASTA 1 HADII HAA IYO 2 MAYA  

G25. Yaa ay tahay in uu lahaado warshada sibidhka haddii dib loo furo?

AKRHI TIXID KASTA OO CALAAMADI TIXID KASTA 1 HADII HAA IYO 2 MAYA

HAL MAR CALAAMADI LAYN

KASTA 

Wax badan

ku lug leh

In yar ku

lug leh

Wax badan aan

ku lug lahayn

Marnaba ku

lug lahayn

Magaranayo Diiday

G23a  Warshada rinjiga  4 3 2 1 88 99G23b  Warshada sibidhka  4 3 2 1 88 99

G23c  Warshada kaluunka  4 3 2 1 88 99

G23d  Dhoofinta xoolaha  4 3 2 1 88 99

G23e  Korontoda  4 3 2 1 88 99

G24 warshada rinjiga (Tixid kasta akhri) G25

Haa Maya

G24a Dawladda 1 2

G24b Bulshada rayidka (CBO/NGOs) 1 2

G24c Culimada 1 2

G24d Madax dhaqameedyada 1 2

G24e Bulshada 1 2

G24f Maal gashadayaasha dibada 1 2

G24g Maal gashadayaasha maxaliga ah 1 2

G24h Magaranayo 1 2

G24i Diiday 1 2

Page 18: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 18/29

18

G25. Ayaa iska lahaan lahaa hadii warshada sibidhka dib loo furo?

G26. Ayaa iska yeelan lahaa warshada kaluunka?

AKRHI TIXID KASTA OO CALAAMADI TIXID KASTA 1 HADII HAAIYO 2 MAYA  

G27. Hadii aad u baahato xog sax ah oo ku saabsan warshadahan hoos ku qoran, ma garan lahayd

meel laga baadho?

AKRHI TIXID KASTA OO CALAAMADI TIXID KASTA 1 HADII HAAIYO 2 MAYA  

G25 warshada sibidhka hadii la furo (Tixid kasta akhri) G25

Haa Maya

G25a Dawladda 1 2

G25b Bulshada rayidka (CBO/NGOs) 1 2

G25c Culimada 1 2

G25d Madax dhaqameedyada 1 2

G25e Bulshada 1 2

G25f Maal gashadayaasha dibada 1 2

G25g Maal gashadayaasha maxaliga ah 1 2

G25h Magaranayo 1 2

G25i Diiday 1 2

G27 warshada kaluunka hadii la furo (Tixid kasta akhri) G26

Haa Maya

G26a Dawladda 1 2

G26b Bulshada rayidka (CBO/NGOs) 1 2

G26c Culimada 1 2

G26d Madax dhaqameedyada 1 2

G26e Bulshada 1 2

G26f Maal gashadayaasha dibada 1 2

G26g Maal gashadayaasha maxaliga ah 1 2

G26h Magaranayo 1 2G26i Diiday 1 2

Page 19: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 19/29

19

G28. Hadii aad u baahato xogta ku saabsan warshadahan, siday u fududaan lahayd in laga helo

haayadahan soo socda?

AKRHITIXID KASTA  

G28h_ Haddii uu qofku ku jawaabay kuwa kale (G28h) Ku qor jawaabta halkan hoose:

G29, Imika waxaynu ka hadli doonaa ‘la xisaabtanka’ inagoo ku xidhiidhinayna dawladaada. Waxaan

uga jeednaa la xisaabtanka dadka xilka ka haya dawlada si loola xisaabtamo ficilkooda oo

sharaxaad guud laga bixiyo waxay qabtaan iyo inay la tashadaan bulshada markay soo

saarayaan go’aamo saamaynaya.

Miyaad taageersan tahay ama kasoo horjeedaa in waxyaabaha soo socdaa ay door muhiim ah

u leeyihiin go’aanada dawladu ka samayso Berbera ee arimaha aynu kawada hadalney?

AKRHI TUSAALE KASTA DABADEED CALAAMADI JAWAABTA. CALAAMAD KALI AH

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA Haa Maya Diiday

G27a Warshada rinjiga 1 2 99

G27b Warshada sibidhka 1 2 99

G27c Warshada kaluumaysiga 1 2 99

G27d Dhoofinta beeraha 1 2 99

G27e Dhoofinta xoolaha 1 2 99

G27f Warshada barafka 1 2 99

G27g Warshada biyo samaynta 1 2 99

G27h Korontada 1 2 99

G27i Haamaha shidaalka 1 2 99

Fudud Dhexdhexaad u

fudud

Ma Fududa Magaranayo Diiday

G28a Saraakiisha dawlada 3 2 1 88 99

G28b Bulshada raydka (NGOs & CBOs) 3 2 1 88 99

G28c Culimada

G28d Gudida Odayaasha 3 2 1 88 99

G28e Xubnaha baarlamaanka /Sharci

dejinta

3 2 1 88 99

G28f Golaha deegaanka /maayorka 3 2 1 88 99

G28g Ganacsiyada gaarka ah 3 2 1 88 99

G28h Kuwa kale sheeg 3 2 1 88 99

Page 20: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 20/29

20

BIXINTA JAWAABTA WAAN KU RAACAY AMA KUMA RAACIN, LASOCO:

Ma sheegi kartaa heerka aad ku raacsan tahay ama aannad ku raacsanayn?

G30. Marka bulshada la wargelinayo go’aamada laga gaadhay warshadaha, Halkee warbixintaas laga

helaa?

HA AKHRIYIN. JAWAABO BADAN TIXID 1 HADII LA SHEEGO IYO 2 HADAAN LA SHEEGIN  

G30l_ Haddii uu qofku ku jawaabay kuwa kale (G30l) Ku qor jawaabta halkan hoose:

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA  Si xooga u

taageersan

 Xoogaa

tageersan

 Xoogaa ku

tagersanayn

 Aan si xooga

u taageerin

Magaranayo Dii

G29a  Madaxwaynaha  4 3 2 1 88 9G29b  Baarlamaanka – wakiilada  4 3 2 1 88 9

G29c  Golaha Guurtida  4 3 2 1 88 9

G29d  Xisbiga talada haya  4 3 2 1 88 9

G29e  Mucaaradka  4 3 2 1 88 9

G29f   Machadyada diinta  4 3 2 1 88 9

G29g  Nidaamka Maxkamadeed  4 3 2 1 88 9

G29h  Ururadda ku salaysan bulshada  4 3 2 1 88 9

G29i  Oday dhaqameedyo  4 3 2 1 88 9

G29j  Idaacadaha maxaliga ah  4 3 2 1 88 9

G29k  Idaacadaha caalamiga ah  4 3 2 1 88 9

G29l  Maamulka gobolka  4 3 2 1 88 9

G29m Goloyaasha degaanka/Maayorka  4 3 2 1 88 9

G29n Bulshada ganacsiga  4 3 2 1 88 9

G30 Sheegay La sheegin

G30a Wax war galiyey saraakiisha dawlada 1 2

G30b Waxa war galiyey maalgaliyayaal dibada ah 1 2

G30c Waxa war galiyey maalgaliyayaal maxali ah 1 2

G30d Waxa war galiyey odayaal dhaqameed 1 2

G30e Waxa war galiyey wada tashiga bulshada 1 2

G30f Waxa war galiyey Idaacadaha 1 2

G30g Waxa war galiyey TV ga 1 2

G30h Waxa war galiyey baraha bulshada ee internetka 1 2G30i Waxa war galiyey degalada internetka

G30j Waxa waar galiyey wararka ladaabaco (newspaper / Magazines) 1 2

G30k Lama wargalin 1 2

G30l Kuwo kale (fadlan sheeg) 1 2

Page 21: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 21/29

21

G31. Waxaan kuu akhriyi doonaa qoraalo. Ma ii sheegi kartaa sida aad ugu raacsan tahay ama aanad

ugu raacin,

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA

   S   i   x   o   o   g   a    h   u

   t   a   a   g   e   e   r   s   a   n

   T   a   a   g   e   e   r   s   a   n

   A   a   n   t   a   a   g   e   e   r   i   n

   A   a   n   s   i   x   o   o   g   a    h   u

   t

   r   i

   M   a   g   a   r   a   n   a   y   o

   D   i   i    d   a   y

G31a Go’aanada warshadaha Berberi muhiim

iima aha

4 3 2 1 88 99

G31b Bulshadu waa inay tashataa ka hor inta

aan go’aan laga gaadhin qaybaha ugu

muhiimsan warshadaha deegaanka

4 3 2 1 88 99

G31c Waxaan u malaynayaa in maal galinta

caalamiga ah ee warshadaha Berberi in

ay yihiin mushkilad

4 3 2 1 88 99

G31d Waxaan umalaynayaa maal galinta

maxaliga ah ee warshadaha Berbera in

ay yihiin mushkilad

4 3 2 1 88 99

G31e Waxaan filayaa in maal galinta dawlada

ee warshadaha Berbera ay hubinayso in

shaqooyinku badbaadaan

4 3 2 1 88 99

G31f Dawladu waxay siisay xog ku filan

waxyaabaha laga wada hadlayo

qaybaha u muhiimsan warshadaha

Berbera sida xidhitaanka ama fursado

maal-gashi

4 3 2 1 88 99

Isticmaalka warbaahinta

MC1. Waa kuwee ilaha ugu muhiimsan ee aad ka hesho xogta la xidhiidha bulshada??

HA AKHRIYIN. CALAAMADO BADAN WAA LA OGOL YAHAY  

FADLAN KU BAADH (PROBE):

Wax xog ah oo kale mahaysaa?

Page 22: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 22/29

22

XEERAR BADAN WAA LA OGOL YAHAY. MC1.1

Sheegay Ma sheegin

MC1a Asxaab 1 2

MC1b Qaraabo 1 2

MC1c Dadka xaafada deegaanka 1 2

MC1d Raad kuyeelashada maxaliga ah/ odayaasha xaafada 1 2

MC1e Dadka aan la shaqeeyo 1 2

MC1f Sarkaalada dawladda 1 2

MC1g Culimada 1 2

MC1h Bulshada rayidka (NGOs & CBOs) 1 2

MC1i Macalimiinta 1 2

MC1j Khubarada 1 2

MC1k Telefishan ka 1 2

MC1l Idaacadaha 1 2

MC1m Wargeysyada ama Majaladaha 1 2MC1n Aaladda isgaadhsiinta interneet ka (tusaale: goobaha

warbaahinta bulshada)

1 2

MC1o Taleefanka gacanta – adeega qoraalka (SMS) 1 2

MC1p Boolis 1 2

MC1q Kuwo kale (fadlan sheeg MC1q) 1 2

MC1r Lama hadlo qof ama kama helo inaan waqti ku lumiyo 1 2

MC1s magaranayo 1 2

MC1t Diday 1 2

MC1q Halkan ku qor haday jiraan wax kale

MC2. Intee in leeg baad ku kalsoontahay ilahan xogta la xidhiidha go’aamada laga gaadho arimaha

Berbera?

AKHRI ILAHA XOGTA OO JAWAAB KA BIXI. CALAAMADI MAR KALI AH.

Ma aamintaa in badan, in yar, ma badna ama marnaba? 

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA

MC1

In badan inyar Aan

badnayn

Aan ku

kalsoonayn

magaranayo Diiday

MC2a Asxaab iyo Qaraabo 4 3 2 1 88 99

MC2b Oday dhaqameedyo 4 3 2 1 88 99

MC2c Saraakiisha dawladda 4 3 2 1 88 99

Page 23: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 23/29

23

MC2d Culimada 4 3 2 1 88 99

MC2e Telefishanka 4 3 2 1 88 99

MC2f Idaacadaha 4 3 2 1 88 99

MC2g Wargeysyada ama Majaladaha 4 3 2 1 88 99

MC2h Internet (tusaale, baraha aalada

isgaadhsiinta)

4 3 2 1 88 99

MC2.i Facebook 4 3 2 1 88 99

MC2.j Whatsapp 4 3 2 1 88 99

Mc2k Viber 4 3 2 1 88 99

Mc2l Twitter 4 3 2 1 88 99

MC3. Keebaa, hadii ay jiraan gurigaaga yaala iyaga oo shaqaynaya?

AKHRI WAX KASTA. CALAAMADI HAL MAR WAXKASTA OO AKHRIYEYSO.

MC4. Ma awoodaa inaad kuwan ka hesho meelo kale?

AKHRI WAX KASTA. CALAAMADI HAL MAR.

WAX KASTA AKHRI, HADII GURI AY KUU YAALAAN, CALAAMADI 1 AT MC3 DABADEED USOCO KA

KUXIGAHADAANAY AWOOD ULAHAYN INAY GURIGA KA HELAAN, WAYDII INAY MEEL KALE

KULEEYIHIINOO CALAAMADI MC4.

HAL MAR CALAAMADI LAYN KASTA MC3

Ka helaan guriga  WADADAMC4

Meel kale ka helaan 

a Telefishan Haa 1 Haa 1

Maya 2 MC4A Maya 2

Magaranayo 88 Magaranayo 88Diidmo 99 Diidmo 99

b Idaacadaha Haa 1 Haa 1

Maya 2 MC4B Maya 2

Magaranayo 88 Magaranayo 88

Diidmo 99 Diidmo 99

c Taleefanka gacanta Haa 1 Haa 1

Maya 2 MC4C Maya 2

Magaranayo 88 Magaranayo 88

Diidmo 99 Diidmo 99

d Idaacada taleefanka gacanta

(FM)

Haa 1 Haa 1

Maya 2 MC4D Maya 2

Magaranayo 88 Magaranayo 88

Diidmo 99 Diidmo 99

e Internetka Haa 1 Haa 1

Maya 2 MC4E Maya 2

Magaranayo 88 Magaranayo 88

Diidmo 99 Diidmo 99

Page 24: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 24/29

24

MC5. Goorma ayay ahayd markii kuugu dambaysay ee aad isticmaasho aaladahan soo socda? 

AKHRI NOOC WALBA OO WARBAAHINTA AH KA BACDI CALAAMADI. CALAAMAD KALIYA

XUSUUSI:

MC6  Intee si joogto ah u isticmaashaa kuwan soo socda?

AKHRI NOOCYADA WARBAAHINTA DABADEED CALAAMADI JAWAABTA. CALAAMADI HAL MAR

LASOCO:

Ma wiig kastaa, bishii laba mar, Bishiiba mar ama ka yar bil?

f Facebook Haa 1 Haa 1

Maya 2 MC4F Maya 2

Magaranayo 88 Magaranayo 88

Diidmo 99 Diidmo 99

g Whatsapp Haa 1 Haa 1

Maya 2 MC4G Maya 2

Magaranayo 88 Magaranayo 88

Diidmo 99 Diidmo 99

h Wargeysyada Haa 1 Haa 1

Maya 2 MC4H Maya 2

Magaranayo 88 Magaranayo 88

Diidmo 99 Diidmo 99

Hal mar calaamadi layn

kasta

Wiigii u

dambeeyey

Bishii u

dambeysay

Sanadkii u

dambeeyey

Sanad ka

hor

Maxasuusan

karo

Diiday

MC5a Telefishanka 1 2 3 4 88 99

MC5b Idaacadda 1 2 3 4 88 99

MC5c Aalada isgaadhsiinta 1 2 3 4 88 99

MC5d Facebook 1 2 3 4 88 99

MC5f Whatsapp 1 2 3 4 88 99

MC5g Taleefanka gacanta 1 2 3 4 88 99

MC5e Wargeysyada ama

majaladaha

1 2 3 4 88 99

HADDUU KU JAWAABO 1, 2 &3,WAYDII MC6 

HADDUU KU JAWAABO 4/88/99,WAXAAD TAGTAA QAYBTA D 

Hal mar calaamadi layn

kasta

Wiigii kasta Laba jeer

bishii

Bishiiba

mar

Wax ka

yar hal

marbishiiba

Magaranayo Diiday

MC6a Telefishanka 1 2 3 4 88 99

MC6b Idaacadda 1 2 3 4 88 99

MC6c Aalada internet 1 2 3 4 88 99

MC6d Facebook 1 2 3 4 88 99

MC6e Whatsapp 1 2 3 4 88 99

Page 25: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 25/29

25

MC7: Warbaahin nooce ah baad tixgalisaa markaad wax ka baranayso waxyaabaha bulshadaada

saamaynaya? 

CALAAMADO BADAN WAA LA OGOL YAHAY MC7.1

MC7a Warka 1

MC7b Riwaayada 2

MC7c Kawada hadalka 3

MC7d Warbixin ama dhacdooyin 4

MC7e Qosol 5MC7f Kuwa kale (sheeg ) 6

MC7F_Halkan ku qor hadii wax kale lagu sheegay MC7f

Waydii MC8 qolada isticmaashsay radio ga sanadkii u dambeeyey

MC8.1 Waxaan kuu akhriyi doonaa liiska idaacadaha ee ku yaal deegaankaaga, ma iisheegi kartaa

idaacada aad dhagaysatay wiigii u dambeeyey?

AKHRI MID KASTA. CALAAMAD KALIYA.

MC8.2 Kawaran sanadkii hore?

AKHRI MC8.1

Wiigii hore 

MC8.2

Sanadkii hore

H

aa

M

ay

a

Magar

anayo

Diida

y HaaMa

y

Maga

ranay

o

Dii

day

MC8a Radio Hargeisa1

2 88 99 Hadii HAA tahay

waydii MC8.21

2 88 99

MC8b Idaacada

Djbout 1

2 88 99 Hadii HAA tahay

waydiiMC8.2 1

2 88 99

MC8c BBC Somali1

2 88 99 Hadii HAA tahay

waydiiMC8.21

2 88 99

MC8d VOA Somali 1 2 88 99 Hadii HAA tahay 1 2 88 99

MC6f Taleefanka gacanta 1 2 3 4 88 99

MC6g Wargeysyada ama

majaladaha

1 2 3 4 88 99

HADII UU ISTICMAALO IDAACADA OO UU KU JAWAABO (1-4 MC6) WAYDII

MC7

HADII UU TELEFISHANKA ISTICMAALO (1-4 MC6) WAYDII MC8 

Page 26: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 26/29

26

waydiiMC8.2

MC8e Mid Kale (Sheg)1

2 88 99 Hadii HAA tahay

waydiiMC8.21

2 88 99

MC8e_Halkan ku qor hadii wax kale lagu sheegay MC8e

MACLUUMAADKA DAD WAYNAHA

WARAYSTE: EEG DA’ADA IYO JINSIGA IN LAGA QORAY XAGA HORE

D1 Qeexidee baa ugu fiican oo qeexaysa xaalada guurkaaga?AKHRI. CALAAMAD MAR KALI AH.

CALAAMADI MAR KALI AH D1

Kali 1

Guursaday, la nool xaas 2

Guursaday, aan la noolayn xaas 3

Furid 4

Carmal 5

Guurka uu ninku gabadh wax kabadan leeyahay 6

Kuwo kale (sheeg) 7Magaranayo 88

diiday/jawaab maleh 99

D1. Halkan ku qor hadii wax kale uu sheego

D2. Waligaa Iskuul ma gashay?

CALAAMAD KALI AH 

HADII LAGU JAWAABAY ‘MAYA’ AMA DIIDAY U GUDUB D4

CALAAMAD D2

Haa 1

Maya 2

Diiday/Jawaab maleh 99

Page 27: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 27/29

27

D3. [WAYDII HADUU KU JAWAABAY ‘HAA’ D2] Heerka kuugu sareeya ee aad Iskuulka ka gaadhay

waa halkee?

HA AKHRIYIN. CALAAMADI MAR KALI AH 

CALAAMAD D3

Aan dhamaystiran dugsiga Hoose Dhexe 1Hoose dhexe 2

Dugsiga sare 3

Kulliyad 4

Jaamacad 5

Magaranayo 88

Diiday / jawaab maleh 99

D4. Dabaqadee buu dakhliga gurigu ku dhacaa? 

AKHRI QORAALKA. CALAAMAD KALI AH

D5. Waa maxay ilaha ugu muhiimsan dakhliga? Tani way noqon kartaa rasmi ama rasmi la’aan, hadii aad

hayso wax ka badan hal mid fadlan sheeg ka ugu badan ee dakhligaaga ka qayb qaata.

[CALAAMAD KALI AH]

CALAAMAD D4Lacag nagu filan mahaysano, xataa cunto 1

Waanu awoodnaa iibsiga cunto balse iibsiga dharka ayaa mushkilad ah 2

Waanu awoodnaa iibsiga cunto iyo dhar, balse waxa nagu dhib ah iibsiga TV yada, talaagadaha iyo

wixii la mid ah

3

Waanu awoodnaa waxyaabaha guriga dhexdiisa ugu muhiimsan balse iibsashada gaadhi waa naga awood

badan tahay

4

Dakhligayagu wuu ku filan yahay inuu wax kasta noo gooyo marka laga reebo iibsashada guri. 5

Lama kulano dhibaatooyin xaga lacagta ah waanu awoodnaa waxaanu doono inaanu iibsano, 6

Magaranayo 88

Diiday/jawaab maleh 99

CALAAMAD  D5

Shaqaynta waqti joogto ah oo mushahar joogto ah leh 1

Shaqaynta waqti dhiman oo mushahar caadiya leh 2

Shaqeeya mararka qaarkood, mushahar aan joogto ahayn (e.g. shaqaalaha mushaharka) 3

Iibka qoyska –beero caadi ah 4

Iibka qoyska – wax soo saarka dalaga caadiga ah 5

Iibka qoyska – beero qiime sare leh 6

Iibka qoyska – xoolo dhaqato 7

Iibka qoyska – wax soo saarka xoolaha 8

Iibinta kaynta/wax soo saar dabiiciya 9

Iibka gashiga kale ee beeraha/services) (tusaale. siidh, bacrimin, qalab iwm. 10

Page 28: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 28/29

28

D6. Maxaad ka shaqaysaa?

MAR KALI AH CALAAMADI

CALAAMAD XE

Qof leh shirkad 1

Shaqaale 2

Naftiisa u shaqayste 3

Xaas 4

Shaqo aan rasmi ahayn 5

Shaqo ma haysto 6

Wax kale (fadlan sheeg) 7

Diiday 99

D7. Inteed ku noolayd Berbera?

CALAAMAD KALIYA D6

Waligayba waan ku noola ilaa dhalashadii (since birth) 1

Sanadkii hore ayaan usoo wareegay 2

Si kumeel gaadh ah baan u deganahay 3

Kuwo kale(fadlan sheeg) 4

Diidmo / jawaab maleh 99

D7_qor hadii ‘kuwa kale’ la sheegay ku qor sidan:

D8. AKHRINTA WARAYSTAHA: su’aasha ugu dambaysa waa maxay waxyaabaha ku carqalad galiya

caafimaad ahaan markaad hawl qabanayso.

AKHRINTA WARAYSTAHA: dhibaato miyay kaa haysataa socodka, aragtida, hadalka, fahamka/barashada

ama xidhiidhka?

Iibka wax soo saarka aan beeraha ahayn/ adeeg (tusaale. soo dejin, alaabta la isku qurxiyo) 11

Wax soo saarka ganacsiga/wax soo saar(tusaale. qarameedka galayda, laban samaynta, ) 12

Dib u samayn/ shaqo dayactir ah (tusaale. Makaaniga gaadhiga, habaynta taayirada, habaynta kabaha) 13

Howlaha rasmiga ahayn (e.g. kunoqnoqasha khamriga, iibinta qaadkaiwm.) 14

None (lacagi kuma jirto) 15Magaranayo 88

Diiday 99

Page 29: Last of the Latest_final

8/18/2019 Last of the Latest_final

http://slidepdf.com/reader/full/last-of-the-latestfinal 29/29

WARAYSTUHU WUU SHARXAYAA:

WARAYSIGII IN UU IMIKA DHAMAADAY

U MAHAD CELI JAWAB BIXIYAASHA MAGACOOGA

KA JAWAAB SU’AAL KASTA OO UU HAYO JAWAAB BIXIYUHU  

DHAMAADKA WARAYSIGA

WARAYSTE, FADLAN DHAMAYSTIR FIIRSASHADAN SOO SOCOTA

IN1 Odhaahdee baa qeexaysa ta ugu fiican ee xaalada waraysiga?

Khaas ah, jawaab bixiya iyo aniga uun baa joogay 1

Mid ama dhawr xubnood oo qoyska ka tirsan baa joogay /

asxaabaa joogtay, laakin may qasin waraysiga

2

Mid ama dhawr xubnood oo qoyska ka tirsan baa joogay /

asxaabaa joogtay, laakin way qaseen waraysiga

3

IN2 Ka jawaabida su’aalaha foom Kan su’aalaha, war bixiyuhu wuxuu u eekaa mid: 

Degan 1

Aan deganayn 2

IN3. Su’aashee baa, hadii ay jirto warbixiyuhu dhibsaday?

Qeex ilaa sadex su’aalood kuwaasoo jawaab bixiyuhu kala kulmay dhib ka jawaabisteeda. Hadii

aanay jirin wax dhibaato ahi, bane.

IN3a Su’asha kowaad 

IN3b Su’asha labaad 

IN3c Su’asha sadexaad 

CALAAMAD

Dhib maleh 1

Haa xoogaa dhib ayaa jira 2

Haa dhib badan baa jira 3

Ma qaban karayo waxba 4