jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ahsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · xeerka...

23
—283— JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC OFFICIAL GAZETTE ﺼﻭﻤﺍﻠﻴﻼﻨﺪ ﻠﺠﻤﻬﻭﺮﻴﺔ ﺍﻠﺮﱠﺴﻤﻴﺔ ﻠﻨﱠﺸﺮﺓXAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA JSL, HARGEYSA E-mail: [email protected] Sanadka: 3aad Cadadka: 11aad ee October Taariikh: 06/12/2014 QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription): QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh. TUSMADA CADADKA QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA IYO XEER NIDAAMIYAYAASHA: 1) SOOMA BIXIN QAYBTA LABAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA IYO DIKREETOOYINKA MADAXWEYNAHA: 2) SOOMA BIXIN QAYBTA SADEXAAD: DIGREETOOYINKA, WAREEGTOOYINKA, AMARADA & XEER c 285 288 Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

Upload: others

Post on 09-Jun-2020

16 views

Category:

Documents


1 download

TRANSCRIPT

Page 1: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—283—

JAMHUURIYADDA

SOMALILAND

FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC

OFFICIAL GAZETTE

لنشرةأ الرسمية لجمهورية صوماليالند

XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA JSL, HARGEYSA

E-mail: [email protected] Sanadka: 3aad Cadadka: 11aad ee October Taariikh: 06/12/2014

QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):

QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.

TUSMADA CADADKA

QAYBTA KOWAAD: XEERARKA

BAARLAMAANKA IYO XEER

NIDAAMIYAYAASHA:

1) SOOMA BIXIN

QAYBTA LABAAD: XEER

NIDAAMIYAYAASHA IYO

DIKREETOOYINKA

MADAXWEYNAHA:

2) SOOMA BIXIN

QAYBTA SADEXAAD: DIGREETOOYINKA,

WAREEGTOOYINKA, AMARADA & XEER

c

285

288

Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

Page 2: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—284—

NIDAAMIYAYAASHA WASIIRADA, IWM 3) SOOMA BIXIN

QAYBTA AFRAAD: AMARADA &

GO’AANADA MAAMUL 4) Xeerka Duqa Magaalo Madaxda

Gobolka Saaxil 5) Diiwaan Gelin Shirkada Salaama City Bus

Transportation Company, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

6) Diiwaan Gelin Shirkada Geconsult Architecture & Engineering Consultants limited (GA&EC), Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

7) Diiwaan Gelin Shirkada Waadi Khayr Agrovet Group Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

8) Diiwaan Gelin Shirkada Neo Botanika company, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

9) Diiwaan Gelin Shirkada Micro Dahab Company, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

10) Diiwaan Gelin Shirkada Somailand Small-scale minors Development Company, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

11) Diiwaan Gelin Banday Group International, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

12) Diiwaan Gelin Shirkada Gulf Construction, Consultant and Transportation Company, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

13) Caddeyn Diiwaan Gelin Shirkada Som Legal Services, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

14) Diiwaan Gelin Shirkada Basar Brothers

289

291

292

294 295 297 298 300 301 303 304

Page 3: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—285—

General Trading Company, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

15) Diiwaan Gelin Shirkada Rajo Clearance & Cargo, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

16) Baafin Dacwaysane Maxkamadda Degmada Hargaysa

QAYBTA SHANAAD: OGEYSIISYADA 17) SOOMA BIXIN

QAYBTA AFRAAD:

AMARADA & GO’AANADA MAAMUL

B M A

Sum:-XMDH/DB/04/46/2014 Wednesday, Oct, 22, 2014

Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa 17aad

&18aad.

Markaan arkay: - Xeerka ismaamulka Gobolada iyo degmooyinka Qodobkiisa 67aad faqradiisa 1aad iyo Qodobkiisa 36aad farqadiisa Ciyo D

Markaan arkay: - Daraasada ay soo sameeyeen waaxda Horumarintu iyo qorshayntu inay tilmaamayso in xoolo xad dhaaf ahi

Office of the Mayor.

Republic of Somaliland,

Jamhuuriyada Somaliland

Page 4: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—286—

magaalada ku dhex nool yihiin oo isugu jira Adhi, Geel iyo lo’da.

Markaan arkay: - Inaan magaalada Berbera oo Xeeb ah aanay wax dhir ah oo la sheego laga beerin mudo 50 sanadood ku siman Xoolaha awgood.

Markaan arkay:- in loo baahanyahay in magaalada Berbera oo xeeb ah heerkulkeeduna u dhexeeyo 25c ilaa 45c oo loo baahanyahay in la dhireeyo sanad walba xiliyada qabowga .

Markaan dhegaystay: - Talada Golaha Degaanka Degmada Berbera ay soo jeediyeen.

Markaan tixgaliyey:- In la fuliyo go’aankii ay ku ansixiyeen codkii kalfadhigaa 2aad ee Golaha Degaanka Degmada Berbera.

Waxaan soo saaray Xeerkan (BY LOW)

Qodobka 1aad

In laga wacyi gali dadka magaalada xoolaha ku haysa ee haysta ee dhibta ku haya bilicda iyo caafimaadka bulshada inay ka saaraan magaalada.

Qodobka 2aad

In magaalada laga saaro xoolaha ku dhaqan lana baabiyo xeryaha xoolaha loo sameeyey, iyadoo laga

Page 5: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—287—

talinayo caafimaadka bulshada iyo bilcda magaalada.

Qodobka 3aad

Cidii ka saari weyda xoolaha magaalada Berbera waxaa xoolahooda ururin doonta D/hoose kuna xarayn doonta xero boon, waxanay mudan doonaan ganaax.

Qodobka 4aad In magaalada dhexdeedu noqoto meel ka caagan in xoolo lagu dhaqo. Qaabka Fulinta Xeer Nidaamiyaha.

1. Fulinta iyo dhaqan galinta xeer nidaamiyaha waxa u xil saran gudida fulinta D/hoose Degmada Berbera.

2. Waxa kale oo u xilsaaran Hayada Dawlada ee kale ee xeerkani khusayso

3. Cid alaale cidii ka hortimaada xeer nidaamiyahan waxa lala tiigsan doonaa talaabo sharciga waafaqsan.

Allaa Mahad Leh C/shakuur Maxamed Xasan Gudoomiyaha Golaha Degaanka Ahna Duqa Magaalada Berbera. Suhayb Maxamed Cali Xoghayaha Fulinta D/hoose Degmada Berbera Cali Maxamed Warancade Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Hargeysa

Page 6: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—288—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/171/2014 02/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeedo:- Diiwaan Gelin TV.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saran diiwaangalinta Shirkadaha dalka.

Markuu arkay: - Qodobada 11aad ee xeer shirkadaha kaas oo awood u siinaaya Xafiiska xeer ilaalinta Guud in ay diiwan geliso shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka shirkadda Magaceedu yahay SALAAMA CITY BUS TRANSPORTATION COMPONY, oo ay ku cadyihiin xubnaha shirkaddu sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland copony Law.

Markuu arkay: - in ay saamiga Shirkadu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Page 7: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—289—

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha

Wuxuu Caddeynayaa.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan tahay shirkadamagaceedu yahay SALAAMA CITY BUS TRANSPORTATION COMPONY, astaanteeduna tahay (laba bus oo iska soo horjeeda) shaqadeeduna tahay aseegga socdaalka (transportation service) xarunteeduna tahay Magaalada Hargeisa. Laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 02/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/172/2014 03/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Page 8: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—290—

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,GECONSULT ARCHITECTURE & ENGINEERING CONSULTANTS LIMITED (GA& EC ), oo ay ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada ku magaceedu yahay, GECONSULT ARCHITECTURE & ENGINEERING CONSULTANTS LIMITED (GA& EC ) , astaanteeduna tahay: - (Gogor) shaqadeedu tahay adeega naqshadeed ee Dhismayaasha (ARCHITECTURE & ENGINEERING CONSULTANTS), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 03/11/2014.

Page 9: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—291—

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/173/2014 03/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Caddeyn Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha dalka (Sole Proprietorship).

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Page 10: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—292—

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkada magaceedu yahay Waadi Khayr Agrovet Group ay ku cadyiinxubnaha shirkadu, sida ku cad qodobka 11aad (2)(a)somaalilna Compony Law.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay, Waadi Khayr Agrovet Group , astaanteeduna tahay(Goobo ay ku qorantahay magaca shirkadu oo wan ku dhex jiro) shaqadeedu tahay soo dejinta Daawada Xoolaha iyo Beeraha(Import), xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 03/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/174/2014 03/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Page 11: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—293—

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, NEO BOTANIKA COMPANY, oo ay ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - In ay saamiga Shirkaduu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada ku magaceedu yahay, NEO BOTANIKA COMPANY, astaanteeduna tahay: - (Geed ku dhex jira Dhibic Saliida) shaqadeedu tahay ganacsiga Guud (General Trading), xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 03/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Page 12: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—294—

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/175/2014 11/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo u xil saaran Diiwaan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, MICRO DAHAB COMPANY, oo ay ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Page 13: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—295—

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada ku magaceedu yahay, MICRO DAHAB COMPANY, astaanteeduna tahay: - (Magaca shirkada) shaqadeeduna tahay adeega bixinta lacagaha yar yar (Micro Finance), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeisa, laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 11/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/176/2014 11/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwan Galin Shirkadeed

Page 14: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—296—

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta shirkadaha dalka (Sole Proprietorship).

Markuu arkay: - Qodobka 11aad ee Xeerka Shirkadaha, kaas oo awoood u siinaya Xafiiska Xeer Illaalinta Guud in ay Diiwaan Geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkada ku magaceedu yahay, SOMALILAND SMALL-SCALE MINORS DEVELOPMENT COMPANY, oo ay ku cad yihiin xubnaha shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.

Markuu Arkay: In ay Saamiga shirkaddu waafaqsan yihiin xeerk shirkadaha xeer NO.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Maarkuu arkay: Saxeexa saamilayda shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee xeer shirkadaha.

Wuxuu Caddeynayaa.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada ku magaceedu yahay, SOMALILAND SMALL-SCALE MINORS DEVELOPMENT COMPANY, astaanteeduna tahay: - (Dhagax Diamond ah), shaqadeedu tahay Qodista iyo Iibinta Macdanta (Exploration and Dealer of Mining), xarunteeduna tahay

Page 15: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—297—

Magaalada Hargeysa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 11/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/177/2014 11/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, BANDAY GROUP INTERNATIONAL, oo ay ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka

Page 16: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—298—

11aad (2) (a) Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay, BANDAY GROUP INTERNATIONAL, astaanteeduna tahay: - (Goobo ay caleen ku dhex jirto) shaqadeeduna tahay Ganacsi Guud (General Trading) xarunteeduna tahay Magaalada Hargeisa, laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 11/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

Page 17: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—299—

TIX: - XIG/JSL/178/2014 17/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo u xil saaran Diiwaan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, GULF CONSTRUCTION CONSULTANT AND TRANSPORTATION COMPONY oo ay ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkaduu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Page 18: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—300—

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada ku magaceedu yahay, GULF CONSTRUCTION CONSULTANT AND TRANSPORTATION COMPONY, astaanteeduna tahay: - (Dhismayaal is daba yaala oo magaca shirkaduna ku hoos qoran yahay) shaqadeedu tahay Dhismaha(construction), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 17/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/180/2014 16/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Caddeyn Diiwan Galin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta shirkadaha dalka (Sole Proprietorship).

Markuu arkay:- Qodobka502 aad ee xeerka Madaniga

Page 19: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—301—

Markuu arkay: - Xeerka Shirkada ku magacaaban SOM LEGAL SERVICE

Markuu arkayn Saxeexa saamilayda shirkadu ay saxeexeen.

Wuxuu Caddeynayaa.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada ku magaceedu yahay, SOM LEGAL SERVICE, shaqadeedu tahay bixinta adeega sharci (Legal firm)xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 16/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/181/2014 16/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha.

Page 20: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—302—

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, BASAR BROTHER GENERAL TRADING COMPONY , oo ay ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkadu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay, BASAR BROTHER GENERAL TRADING COMPONY, astaanteeduna tahay: - (kishashka Raashinka), shaqadeedu tahay(Ganacsiga Guud) xarunteeduna tahay MagaaladaHargeysa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 16/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 21: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—303—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

TIX: - XIG/JSL/182/2014 17/11/2014

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khusayso.

Ujeeddo: - Diiwaan Gelin Shirkadeed

Xafiiska XeerIlaainta Guud ee Qaranka jamuuriyada Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, RAJO CLEARANCE & CARGO, oo ay ku Cad yihiin Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland company Law.

Markuu Arkay: - in ay saamiga Shirkadu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer No.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin

Markuu Arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.

Page 22: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—304—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay, RAJO CLEARANCE & CARGO, astaanteeduna tahay: - (Markab alaab laga rogaayo), shaqadeedu tahay bixinta adeega Rarista iyo Dejinta alaabooyinka (Clearance and forwarding) xarunteeduna tahay Magaalada Hargeisa, laga bilaabo manta oo ay taarikhdu tahay 17/11/2014.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADA SOMALILAND

MAXKAMADDA DEGMADA HARGAYSA

________________________________________________________

MDH/DML/ /2014 25/11/14

Ku: Idaacada Radio Hargeysa

Ku: Dhamaanba Warbaahinta Madax Banaan ee Hargeysa

Ku: - Garyaqaanka Guud Ee Qaranka J.s.l

Ujeedo: - Baafin Dacwaysane Maxamed Ismaaciil Cilmi

Page 23: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHsomalilandlaw.net/faafinta_november_2014.pdf · Xeerka Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil: Markaan arkay: - Dastuurka dalka qodobkiisa

—305—

Maxkamadda Degmadda Hargeysa waxay baafinaysaa dacwaysanaha magaciisu kor ku xusan yahay in uu Maxkamadda horteeda ku yimaado 30cisho gudahood oo ka bilaabmanta marka laga baahiyo idacadda iyo Warbaahinta madax banana ee Dalka.

Dacwaysanaha oo dacwad madaniya u taalo Maxkamadda Degmadda Hargeysa.

Haddii uu ku iman waayo mudada Maxkamadu u qabatay Dacwaysanaha Maxkamadu waxay dhageysan doontaa Dacwada isagoo Maqan sida waafaqsan Qod 204.

Maxkamadu waxay u cuskatay Qodobka sharci ee 121 XHM.

Yaxye Xuseen Yuusuf

Garsooraha Maxkamada Degmada Hargeysa

Kaaliye: - C/wahaab Muxumed Cismaan