inta ugu muhiimsan - sois prudent · · hubka dabka ah (bundukhyada, qoryaha fudud ama bistoolada...

2
INTA UGU MUHIIMSAN Dhaqamada dadka na xigo, saaxibadeen iyo keenaba waxey mararka qaarkood keenaan su’aalo ama waxyaalo laga xumaado, gaar ahaan tan quseyso xiriirada bulshada ee qadka, banaan u bixida, magaalo joognima xumada, isdhibaateynta, isticmaalida waxyaalaha maskaxda dooriyo. Warqadaan isku laaban waxey bixi- neysaa waxyaalo jawaab ah, qaas ahaan xaga sharciga. Waxey idiin tilmaameysaa sitka internetka aad ka heli kartaan warbixin dhameys- tiran iyo suurtagal aad kula xiriiri kartaan maamulo ku taqasusay arin walbo oo ku saabsan arimahaan. BIXITAANKA HABEENKII, MEELAHA BULSHADA U FURAN IYO BANAAN BAXYADA Xeerka caadiga ah, dhalinyaro kayar 16 sano ma aha inuu tago meelaha bulshada u furan ama banaanbax asagoo lasoconin qof khaangaar ah. Iska jir bixitaanka iskuxigxigo iyo daalka kadanbeeyo! Shaleemada, da’da sharciga waa qasab: waalidka looma ogolo in ay sharciga xadgudbaan. Diskoga wareego, xaflada dhalinyarada, riwaaya- daha waaka mamnuuc dadka kayar 16 sano. Sharciga la farsameeyey ama la isticmaalo qofkale sharcigeeda waa dambi (qodobka 252 sharciga ciqaabta: khaldida cadeynta). TUBAAKADA Isticmaalka tubaakada waxey sabab weyn u tahay jirooyin iyo dhimasho dalkeena guda- hiisa. Inta oo soo hormaro ku dhawaashaha tubaakada (marka yaraan lagu bilaabo), ayuu aad u badanaa halista ah in laga maarmiwaayo). KU XADGUDUBKA SHARCIGA IYO DHIBAATEYNTA Hadii qof aan khaangaar aheyn ladhibo, la boobo ama lakufsado, waa muhiim inuu waalidkiis u sheego ama qof khaangaar ah, lana rumeysta. Dhibaateyn heerkaas gaarsiisan waa in booliiska loo sheegaa (tal. 117). Natiijoonka ka inaankaro dambiyadaas waa kuwo aad u culus: xukun ciqaab ah ama talaab edbin ah (uu ku qaadaayo maxka- mada dadka aan khaangaarka aheyn), ciqaab maamuleed (uu ku qaadaayo iskoolka ama SPJ «qeybta xaq dhoorida caruurta»), ganaax maaliyadeed. KHAMRIGA Cabitaanka khamriga waxaa loo aqoonsanyahay inuu halis u yahay caafimaadka dadka oo dhan. Xiiseenteeda wuxuu ubilaaban karaa si dhaqsi ah, Waa in aad taxadir u la haataan caalaamooyinka muujinkaro bilowga isticmaalk- iisa (caajis, ka maqnaasho iskooleed, iwm). Iska jira dhi- baatooyinka caafimaadka uga imaankaro «sarqaanka deg dega ah» iyo xad dhaafyada kale oo inta badan dhaco usbooca dhamaadkiisa! HUBABKA IYO QALABYADA HALISTA AH Sida uu dhigaayo sharciga iskoolka, ardayda ma usoo qaa- danaayaan qalab halis ah iskoolka, xataa si ay isku difaacaan. Sharciga wuxuu diidayaa in laga gado ama la siiyo khamri dhaliyarada kayar 16 sano. Biirta iyo fiinada: ka gadideeda iyo siinteeda waxaa la ogalyahay laga bilaabo 16 sano. Khamriga la maceeyay, kan qasan, kan furutada lagu qaso, kan raashinka kahor lacabo iyo kan lamiiray: ka gadideeda iyo siinteeda waxaa la ogolyahay laga bilaabo 18 sano. Sida uu sharciga qabo Hubka waa ka mamnuuc dadka aan khaangaarka aheyn, gaar ahaan: · hubka dabka ah (bundukhyada, qoryaha fudud ama bistoolada kuu- laha, hubka gacanta, iwm). · midiyaha otomatikga ah, «kuwa isku laaban» halgacan lagu furikaro iyo midiyaha balanbaalista marka uu cabirkeeda dhaafaayo 12 cm ayadoo furan afkeeda dhaafo 5 cm. · waxyaalaha leysku dhaawaco (buu- nyo amerikaan, garuun, nunchku, iwm.). · hubka beenta ah ee u eg kuwa runta ah (bistoolooyinka kuulaha) (sharciga fadraalka ee hubka). Isticmaalka ula kaca ah si dhaawac loo geesto, qalabka caadiga ah (usha baseballka, kan baakadaha lagu furo, dhalo, iwm.) iyaguna waa mamnuuc. Xeerka sharciga iskoolaadka wuxuu cadeynaayaa qodobka 102 «in aynan ardeyda isticmaa- leyn khamri iyo wixii maskaxda dooriyo; mana cabaayaan sigaar.» Sharciga howlgalga dhaqaaleed (LEAE1), qodobka 66i) wuxuu cadeynaa: «in ay mabnuucan tahay siismada ama ka gadi- taanka cigaarka dadka aan khaangaarka aheyn (kayar 18 sano).» Cunug, khaangaarxigeen ama khaangaar wey ciqaabi kar- taa cadaalada hadii uu galo danbiyada soo socdo ama ka qeybqaato: · waxgaarsin hantiyeed, jabin, wax ku sawirid, iwm.; · bug kuraacida gaadiidka dadweynaha; · xadid, siigadid, koox wax ku xadid, xaditaan dhibaateyn leh, iwm; · dhibitaan, dagaal, caay midabtakoor ah ama khaniis- naceyb ah, u dhaarasho, dhacid, kufsasho, iwm. · Dhalinyarada kayar 16 sano wey joogi karaan banaanka ilaa iyo 22 saac. Marka ay waalidkood u soo fasaxaan in ay kaligood kasoo noqdaan saacad ka dabeyso (shaleemo, howlo ururreed, iwm.), waa in ay dhaqso meesha ay degan yihiin u aadaan. · Dhaliyaro kayar 16 sano uuna lasocon waalidkiis ama mas’uulkiisa shar- ciga ah magali karaan Kafeeyad, maqaayadaha, meelaha shaaha. Baa- rarka, baararka biirta sameeyo iyo diskoga hadii aynan heesen ogolaasho qoraal ah. · Meelaha lagu khamaaro ama kafee internetka waa ka mamnuuc dadka kayar 16 sano, hadii oona lasocon mid ka mid ah waalidkood ama mas’uul- kooda sharciga ah. Dhalinyarada kayar 18 sano loo ma ogolo in ay galaan kalaabyada habeenada. Caruurta iyo khaangaarxigee- nada, ilaa ay ka Khaangaaraan (18 sano), waxaa mas’uulka ah waalidkood ama mas’uulka sharciga ah ee loo xilsaaray. Hadana waalidka waxaa ku waajib ah in ey siibiilaan hadii ay shuruudo gaar ah buuxiyaan (sharciga shacbiga Iswiiska qodobka 276 iyo kuwa ku xigo). QOF WALBO XIL GAAR AH AYAA SAARAN www.sois-prudent.ch/alcool www.sois-prudent.ch/tabac www.sois-prudent.ch/sorties www.sois-prudent.ch/armes www.sois-prudent.ch/violence Qof walbo wuxuu leeyahay xaq iyo waajib oo laga rabo in uu dhowro In lawada hadlo waa lagamamaarmaan, gaar ahaan marka aan murugey- sanahay ama wax nagu adag aan la kulano. Taasi waxey u baahan tahay dhiiri iyo waqti isi siin. Marnaba daahitaan ma’aha in la dhaliyo ama loo sooceliyo lawadahadalka cunugaada / qaangaarxige- enkaada / dhalinyarada ama waalidkood. Shaqaalo ayaa diyaar ah in ay caawiyaan. + warbixinada www.sois-prudent.ch 0 sano 18 sano Marnaba kaligaa ma ihid Dagdag caafimaadeed: 144 Dagdag booliska: 117 Murugeysnaan adiga, saaxibkaa- taa, dadka ku xigo: 147 ama www.ciao.ch Xaga sharciga Meesha gorgortanka Waalidka Dhooritaanka Cunuga Isku filan

Upload: others

Post on 29-Jul-2020

1 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: INTA UGU MUHIIMSAN - sois prudent · · hubka dabka ah (bundukhyada, qoryaha fudud ama bistoolada kuu - laha, hubka gacanta, iwm). · midiyaha otomatikga ah, «kuwa isku laaban»

INTA UGU MUHIIMSANDhaqamada dadka na xigo, saaxibadeen iyo keenaba waxey mararka qaarkood keenaan su’aalo ama waxyaalo laga xumaado, gaar ahaan tan quseyso xiriirada bulshada ee qadka, banaan u bixida, magaalo joognima xumada, isdhibaateynta, isticmaalida waxyaalaha maskaxda dooriyo.

Warqadaan isku laaban waxey bixi-neysaa waxyaalo jawaab ah, qaas ahaan xaga sharciga. Waxey idiin tilmaameysaa sitka internetka aad ka heli kartaan warbixin dhameys-tiran iyo suurtagal aad kula xiriiri kartaan maamulo ku taqasusay arin walbo oo ku saabsan arimahaan.

BIXITAANKA HABEENKII, MEELAHA BULSHADA U FURAN IYO BANAAN BAXYADAXeerka caadiga ah, dhalinyaro kayar 16 sano ma aha inuu tago meelaha bulshada u furan ama banaanbax asagoo lasoconin qof khaangaar ah. Iska jir bixitaanka iskuxigxigo iyo daalka kadanbeeyo!

Shaleemada, da’da sharciga waa qasab: waalidka looma ogolo in ay sharciga xadgudbaan. Diskoga wareego, xaflada dhalinyarada, riwaaya-daha waaka mamnuuc dadka kayar 16 sano.

Sharciga la farsameeyey ama la isticmaalo qofkale sharcigeeda waa dambi (qodobka 252 sharciga ciqaabta: khaldida cadeynta).

TUBAAKADAIsticmaalka tubaakada waxey sabab weyn u tahay jirooyin iyo dhimasho dalkeena guda-hiisa. Inta oo soo hormaro ku dhawaashaha tubaakada (marka yaraan lagu bilaabo), ayuu aad u badanaa halista ah in laga maarmiwaayo).

KU XADGUDUBKA SHARCIGA IYO DHIBAATEYNTAHadii qof aan khaangaar aheyn ladhibo, la boobo ama lakufsado, waa muhiim inuu waalidkiis u sheego ama qof khaangaar ah, lana rumeysta.

Dhibaateyn heerkaas gaarsiisan waa in booliiska loo sheegaa (tal. 117). Natiijoonka ka inaankaro dambiyadaas waa kuwo aad u culus: xukun ciqaab ah ama talaab edbin ah (uu ku qaadaayo maxka-mada dadka aan khaangaarka aheyn), ciqaab maamuleed (uu ku qaadaayo iskoolka ama SPJ «qeybta xaq dhoorida caruurta»), ganaax maaliyadeed.

KHAMRIGACabitaanka khamriga waxaa loo aqoonsanyahay inuu halis u yahay caafimaadka dadka oo dhan. Xiiseenteeda wuxuu ubilaaban karaa si dhaqsi ah, Waa in aad taxadir u la haataan caalaamooyinka muujinkaro bilowga isticmaalk-iisa (caajis, ka maqnaasho iskooleed, iwm). Iska jira dhi-baatooyinka caafimaadka uga imaankaro «sarqaanka deg dega ah» iyo xad dhaafyada kale oo inta badan dhaco usbooca dhamaadkiisa!

HUBABKA IYO QALABYADA HALISTA AHSida uu dhigaayo sharciga iskoolka, ardayda ma usoo qaa-danaayaan qalab halis ah iskoolka, xataa si ay isku difaacaan.

Sharciga wuxuu diidayaa in laga gado ama la siiyo khamri dhaliyarada kayar 16 sano.Biirta iyo fiinada: ka gadideeda iyo siinteeda waxaa la ogalyahay laga bilaabo 16 sano. Khamriga la maceeyay, kan qasan, kan furutada lagu qaso, kan raashinka kahor lacabo iyo kan lamiiray: ka gadideeda iyo siinteeda waxaa la ogolyahay laga bilaabo 18 sano.

Sida uu sharciga qabo Hubka waa ka mamnuuc dadka aan

khaangaarka aheyn, gaar ahaan:· hubka dabka ah (bundukhyada,

qoryaha fudud ama bistoolada kuu-laha, hubka gacanta, iwm).

· midiyaha otomatikga ah, «kuwa isku laaban» halgacan lagu furikaro iyo midiyaha balanbaalista marka uu cabirkeeda dhaafaayo 12 cm ayadoo furan afkeeda dhaafo 5 cm.

· waxyaalaha leysku dhaawaco (buu-nyo amerikaan, garuun, nunchku, iwm.).

· hubka beenta ah ee u eg kuwa runta ah (bistoolooyinka kuulaha) (sharciga fadraalka ee hubka).

Isticmaalka ula kaca ah si dhaawac loo geesto, qalabka caadiga ah (usha baseballka, kan baakadaha lagu furo, dhalo, iwm.) iyaguna waa mamnuuc.

Xeerka sharciga iskoolaadka wuxuu cadeynaayaa qodobka 102 «in aynan ardeyda isticmaa-leyn khamri iyo wixii maskaxda d o o r i yo; m a n a c a b a aya a n sigaar.»Sharciga howlgalga dhaqaaleed (LEAE1), qodobka 66i) wuxuu cadeynaa: «in ay mabnuucan tahay siismada ama ka gadi-taanka cigaarka dadka aan khaangaarka aheyn ( kaya r 18 sano).»

Cunug, khaangaarxigeen ama khaangaar wey ciqaabi kar-taa cadaalada hadii uu galo danbiyada soo socdo ama ka qeybqaato:

· waxgaarsin hantiyeed, jabin, wax ku sawirid, iwm.;

· bug kuraacida gaadiidka dadweynaha;

· xadid, siigadid, koox wax ku xadid, xaditaan dhibaateyn leh, iwm;

· dhibitaan, dagaal, caay midabtakoor ah ama khaniis-naceyb ah, u dhaarasho, dhacid, kufsasho, iwm.

· Dhalinyarada kayar 16 sano wey joogi karaan banaanka ilaa iyo 22 saac. Marka ay waalidkood u soo fasaxaan in ay kaligood kasoo noqdaan saacad ka dabeyso (shaleemo, howlo ururreed, iwm.), waa in ay dhaqso meesha ay degan yihiin u aadaan.

· Dhaliyaro kayar 16 sano uuna lasocon waalidkiis ama mas’uulkiisa shar-ciga ah magali karaan Kafeeyad, maqaayadaha, meelaha shaaha. Baa-rarka, baararka biirta sameeyo iyo diskoga hadii aynan heesen ogolaasho qoraal ah.

· Meelaha lagu khamaaro ama kafee internetka waa ka mamnuuc dadka kayar 16 sano, hadii oona lasocon mid ka mid ah waalidkood ama mas’uul-kooda sharciga ah. Dhalinyarada kayar 18 sano loo ma ogolo in ay galaan kalaabyada habeenada.

Caruurta iyo khaangaarxigee-nada, ilaa ay ka Khaangaaraan (18 sano), waxaa mas’uulka ah waalidkood ama mas’uulka sharciga ah ee loo xilsaaray. Hadana waalidka waxaa ku waajib ah in ey siibiilaan hadii ay shuruudo gaar ah buuxiyaan (sharciga shacbiga Iswiiska qodobka 276 iyo kuwa ku xigo).

QOF WALBO XIL GAAR AH AYAA SAARAN

www.sois-prudent.ch/alcool

www.sois-prudent.ch/tabac

www.sois-prudent.ch/sorties

www.sois-prudent.ch/armes

www.sois-prudent.ch/violence

• Qof walbo wuxuu leeyahay xaq iyo waajib oo laga rabo in uu dhowro• In lawada hadlo waa lagamamaarmaan, gaar ahaan marka aan murugey-

sanahay ama wax nagu adag aan la kulano. Taasi waxey u baahan tahay dhiiri iyo waqti isi siin.

• Marnaba daahitaan ma’aha in la dhaliyo ama loo sooceliyo lawadahadalka cunugaada / qaangaarxige-enkaada / dhalinyarada ama waalidkood. Shaqaalo ayaa diyaar ah in ay caawiyaan.

+ warbixinada

www.sois-prudent.ch

0 sano 18 sano

Marnaba kaligaa ma ihid

Dagdag caafimaadeed: 144

Dagdag booliska: 117

Murugeysnaan adiga, saaxibkaa- taa, dadka ku xigo: 147

ama www.ciao.ch

Xaga sharciga

Meesha gorgortanka

Waalidka Dhooritaanka

CunugaIsku filan

Page 2: INTA UGU MUHIIMSAN - sois prudent · · hubka dabka ah (bundukhyada, qoryaha fudud ama bistoolada kuu - laha, hubka gacanta, iwm). · midiyaha otomatikga ah, «kuwa isku laaban»

WAALIDIINTA | DOWLADA | ISKOOLKA

WADA HADAL WAA LAGAMAMAARMAAN

CRPSConseils régionaux de prévention et de sécurité

www.sois-prudent.ch

MIRAAYADAHA WAX LAGA FIIRSADO IYO DUNIDA NAMBARADAINTERNET / CHATS/BLOGS / QADADKA BULSHADA / SMS / MMS / SAWIRADA / TALEEFOONADA GACANTA / CAYAARAHA KUMBIYUURARKA

Walidiinta:

· Kala hadla cunugiina isticmaalkiisa Internetka iyo sityaalka uu booqdo. Ku dhiirigaliya cunugiina in uu idiin sheego wuxuu dhibsanaayo ama ka naxinaayo.· U sharax wixii kula ah inaan la ogolaakarin, waxaadan ogoleen. Hor umari fikradiisa waxa ka fiirsaneyso iyo garaadkiisa in waxa Internetka ku juro

in ay sidoodaba run wada aheyn.· La socodsii halista uga imaan karto haduu sheego warbixino ku saabsan shaqsiya-

diisa (magaca, ciwaanka...). Dareensii dhibaatada ka imaan karto bixinta muuqiisa (sawirda...).

· Ka dhowra in ilmo yar kaligii miraayadahaas horjoogo.· Dhiga kumbiyuutarka qol la wadaago.· Qaado waqti aad la fiirisid marka uu cunugaada bilaabaayo in uu Internetka galo. Soo saara «xeer qoyseed» xad u yeela: mudada iyo saacadaha la isticmaalaayo

Internetka, sityaalka mamnuuca ah, warbixinada leys dhaafsanaayo.

Hadaba, Sharciga ciqaabta wuxuu suurto galinaayaa in dambi loo raacdo qofki sawiro, tusaale ahaan taleefankiisa gacanta, qof noloshiisa shaqsiyadeed ama shaqadiisa, oo heysto sawira-daas galiyana Internetka ama qadadka bulshada asaga oo ogolaasha ka heysan qofka uu sawiray.

U dhaarashada iyo hadadaada laysugu diro SMS, blogs, chats iyo qadadka bulshada (facebook) waa leysku shar-ciqaadikaraa.

Iska jir:· marnaba haku sheegin magac, ciwaan, nambarka teleefanka guriga iyo gacantaba,

ama kalmada sirta ah ee kunbiyuutarka chat ama e-mail;· chat hala sameyn qof aadan aqoonin;· ha iloobin in qadadka bulshada ay yihiin meel dadka dhan u furan.

IS DAJI, TAXADIR LAHOW

Su’aalo-jawaabo iyo warbixino cusub kahel sitkeena

Ilmaha inta uu weynaanaayo, wuxuu ka faa iidesanaa xurnimo weyn. Wuxuu ku noolaanaa waayo aragni-mooyin cusub. Si loogu caawiyo in uu weynaado uuna maamulo isku filnaashihiisa uuna garab ugu siiyo waa-likiis hooshooda edbinta ah, dowlada waxey soo deji-say sharciyo. Kuwaasi yihiin jiheyn lagamamaarmaan ah, qaar laga soo soocay ayaa ku qoran warqadaan.Hadii ay muhiimtahay in caruurta iyo khaangaarxige-enada ay ogaadaan sharciga si ay u dhowraan, waxaa lagamamaarmaan ah dadka khaangaarka ah ku had-laan hadal waafaqsan, maamuladana ey isgaarsi-iyaan howlaha ay qabantaan. Sababtaa awgeed ayaa gudoomiyaha degaanka, boliiska, iskoolaadka, deg-mooyinka iyo ururrada la shaqeeyo waxey ka qeyb galaan degaan walbo Gudi degaameedka ka hor-taga iyo nabadgalyada (CRPS). Oo madax u yahay gudoomiyaha degaanka, CRPS waxey hooshoodu tahay in ay xoojiyaan warbixina gaaro waalidiinta. waxey kuwaas u soo jeediyaa in ay ka hortagaan dhi-baatooyinka, inay warbixinada raadsadaan iyo in ay caawinaad weydiistaan hadii ay u baahdaan.

Xusuusintaan waxaa soo diyaariyay dad uu xilsaartay CRPS ayagoo sal uga dhigaayo qoraal Lausanne ay leedahay | 2015

www.sois-prudent.chwww.sois-prudent.ch/mondenumerique

synergies.ch

*

*

MASKAXDOORI- YAYAASHAMaskaxdooriyayaasha waxey halis u yihiin caafimaadka, xiiseynta waxyaalahaasi waxey bilaaban karaan wati horeeyo, iska jira calaamadaha muu-jinaayo bilaabida isticmaal-kooda (caajis iyo iskool ka baaqasho, iwm.).

JIDKA BULSHADADadka aan khaangaarka aheyn waxaa saaran xeerka saaran dadka khaangaarka ah wixii ku saabsan dhaqanka jidka bulshada. Jidka bulshada waxayaalaha uu ka mamnuu-cay Xeerka guud ee booliska degmooyinka: qasitaanka daganaashahooda iyo nidaanka bulshada gaar ahaan in aadan shanqar badan sameynin, canuuf aadan tufin iyo inaadan ku kaadin, ku ciyaarin ciyaar halis ah, ku tuurid waraaqo, qashin iyo waxyaalo kale.

Waxaa tolo ah in lawato sharci aqoosi, Dhi-baatad lagaarsiiyo hantida dowlada iyo tan shaqsiyadaha waxey keeni kartaa ciqaab sharciyeed iyo qarash badan qoyska waxdhi-baateeyaha.

Sharciga wuxuu mabnuucaa sameynteeda, siinteeda, gaditaankeeda, gadashadeeda iyo isticmaalka maskaxdooriyayaasha (waxyaa-laha kayimid xashiishka, kokayinta iyo wixii ka yimid, daawooyinka maskaxda waxkaba-dalo, amfetaminyada, kuwa riyada lasoo jeedo keeno sida LSD, daawooyinka qaarkood...).

www.sois-prudent.ch/voiepublique

www.sois-prudent.ch/drogue