doontaa talooyin iyo soo jeedin ku saabsan ammaanka€¦ · beegan bartamaha blogga. haddii uu...
TRANSCRIPT
Gaadiidka firfircoon waa hab u wanaagsan caafimaadka, farxad oo
si fudud loogu wareego.
Halkaan waxaad ka heli doontaa talooyin iyo soo
jeedin ku saabsan ammaanka:
ILAALI AMMAANKA MARKA AAD BAABUUR WADID
Ka joogso dadka lugeeyo. Isgoys kasta wuxuu leeyahay meel dadka maraan - ha la mariyo rinji ama yaan la marinin.
Waxaad baskiilada ka fogaataa ugu yaraan 3 cag marka aad dhinac mareysid. Baskiilada waa baabuur iyo waxay sharci ahaan isticmaali karaan leen buuxa oo lagu safro.
Mar kasta iska ilaali dadka baskiilada wada iyo dadka socda marka aad leexaneysid.
Iska fiiri caruurta marka aad ku sugan tahay agagaarka dugsiyada, beeraha, basaska iyo xaafadaha.
U ogolow basaska in ay soo galaan leenka lagu safro kaddib marka ay soo qaadaan ama dajiyaan rakaabka.
Fiiri muraayadahaada iyo iska eeg dadka baskiilada wada marka aad fureysid albaabada baabuurka ama marka aad u leexaneysid midig.
ILAALI AMMAANKA MARKA AAD RAACEYSID BASASKA
Qaado waqti kugu fillan.
Orod ha ku gudbin ama
ha ku ordin jidka si aad
uga gaartid baska.
Isu diyaari in aad
raacdid. Sug baska ilaa
uu ka yimaado booska
loogu talogalay iyo is
muuji si wadaha baska
kuu arko.
Dareemanaaw iyo qabso
biraha ka qabsado
marka baska tartiibsado
ama leexdo.
Kaddib marka aad ka baxdid,
sug in baska dhaqaaqo
kaddibna ka gudub isgoyska
ugu dhaw si aad u tagtid
meesha aad u socotid.
ILAALI AMMAANKA MARKA AAD S
a gudub meelaha loogu
talogalay socodka iyo
isgoysyada calaameysan.
ska ilaali damaca in aad ka
gudubtid jidka meesha ku
beegan bartamaha blogga.
Haddii uu shidan yahay
nalka qofka lugeeyo,
gudub oo keliya marka
calaamadda AL
( S C ) kuu soo ba do.
ska fiiri baabuurta lee ato
marka aad ka gudbeysid
jidadka iyo lee adyada guriga.
u soco dhinacyada lagu
socdo ama jidadka loogu
talogalay. Haddii aysan
jirin, ku soco garabka
dhinaca jidka, dhanka ka
soo horjeedo baabuurta.
ur indha iyo maska da
marka aad socotid.
hamaan. aqtiga.
a aad baabuurta siisaa
waqti iyo meel ay
istaagaan, una kordhi
waqtiga iyo meesha ay
istaagaan habeenimada
iyo cimilada darran.
Ha lagu arki karo.
Labbiska iftiima wu uu
kordhiyaa in qofka la
arko.. aado nalka
gacanta marka aad
socotid mugdiga.
ILAALI AMMAANKA MARKA AAD WADID BASKIILKA
aado koofida adag ee sida
habboon ugu fadhiisato
mada a iyo hubso in
baskiilkaada ku sugan yahay
aalad wanaagsan oo
shaqeysa (ABC = hawada,
fariinka, silsiladaha).
Ha la garan karo wa a aad
damacsan tahay raac jidka
toosan, ha ku lee lee anin inta
u dhe eyso baabuurta taagan
ama kuwa socda, hana
isticmaalin baaqa gacanta si
aad u ogeysiisid wadeyaasha
kale wa a aad damacsan tahay.
Baskiilada wa aa loogu
talogalay jidka. Ha gelin
dhinacyada lagu socdo, raac
dhanka baabuurta u socoto
iyo u hoggaansan dhamaan
sharciyada baabuurta.
Ha lagu arki karo.
sticmaal nalalka hore iyo
nalalka dambe habeenkii
waa sida sharciga rabo.
Labbiska iftiima wu uu
kordhiyaa in qofka la arko.
ilaa cag ka fogow
baabuurta jidka la dhigay
si aadan ugu dhicin
albaabada baabuurta sida
degdeg loo furo.
Your Move Ohio is a joint effort of the Ohio Departments of Health and Transportation.
/YourMoveOhio @YourMoveOhio
#YourMoveOhio