dawladda deegaanka soomaalida - srshb...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (tbl...

28
Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 1 Dawladda Deegaanka Soomaalida Qorshaha Xafiiska Caafimaadka S.M 2012 Jigjiga 2011

Upload: others

Post on 29-Aug-2020

17 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 1

Dawladda Deegaanka

Soomaalida

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka

S.M 2012

Jigjiga 2011

Page 2: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 2

1. Hordhaca

1.1 Arar

Dawlada Deegaankeenu wuxuu ka mid yahay deegaanada dalkeena kuwa

ugu baaxada balaadhan,wuxuuna ku fadhiyaa dhul baaxadiisu dhan tahay

~375,000 Km2, Qiyaas ahaan waxaa kunool Shacab dhan 6 milyan halkii

km2 waxaa kunool 15.5 ruux, in kabadan 80% waxay kunool yhiin miyiga,

maamul ahaana wuxuu ka kooban yahay 11 Gobol, 93 degmo, 6 maamul

magaalo iyo 1,396 tuulo.Si looga midho dhaliyo siyaasadda horumarinta

caafimaadka ee kusalaysan kahortagga iyo dawaynta cudurada waxaa la

sameeyay qorsheyaal iyo xeeldado lagu hormarinayo caafimaadka

bulshada waxaa lagu guulaystay shantii sano ee lasoo dhaafay in hoos loo

dhimo dhimashada hooyada 676/100,000 illaa 412/100,000 sidoo kalana

waxaa la dhimay dhimashada caruurta 122/1,000 illaa 94/1,000.

.

Waxaa sidoo kale Degaanka soomaalida kajira3 cusbitaalada guud 9,

cusbitaalda heer degmo 1, referral hospital,216 xarumo caafimaad ooay

198 kamid ah ka shaqeeyaan, rugo caafimad 1211 kuwaasi oo ay

saqeeyaan 1063.

Tirada xirfadlayaasha caafimaadka degaanku waa 187 dhakhtar, 320 HO,

2163 kalkaaliye,211 shaybaadhiste,896 Umuliso, 211 Pharmacy iyo

Page 3: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 3

druggist, 1651 shaqaalaha fidinta caafimaadka miyga iyo 81 shaqaalaha

fidinta caafimaadka miyiga ah magaalooyinka ah.

1.2 Himilada iyo Hadafka Xafiiska Caafimaadka

1.2.1 Himilada

In la arko bulshada deegaanka soomaalida itoobiya oo caafimaad

qabta islamarkaana wax soo saar leh.

1.2.2 Hadafka

Hoos u dhimida Bugtada, dhimashada iyo Naafawga, korna looqaado

xaalada Caafimaad Qabka shacabka deegaanka, iyadoo la

adeegsanayo xidhmooyinka ka hortaga, xakamaynta cudurada iyo

daryeelka laguna salaynayo nidaam dimuqraadiyadeed oo hoos loo

dhaadhiciyay iyo kaqaybgalka Bahwadaagta

Page 4: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 4

1.2.3 Aamin sanaanta (Core Values

4UkuurgalkadhankaAdayga,jilicsanaanta,fursadahaiyocarqaladaha(SWOT

Analysis)

1. BulshadaauguMudan

Wax kale umataagninooaankaahayn in aanbulshada u adeegno.

Waxaanuladhaqmaynaasidaaanrabno in nalooladhaqmo

Waxaanleenahaysaddexmudnaanood: bulshada, bulshada, bulshada…..

2. Wada shaqayn/Iskaashi

Waxaan u shaqaynaynaa si ay kamuuqato ruux wada jir ah ,iskaashi iyo isfahan si aan ugaadhno ujeedada guud.

3. Daacadnimo/Ka-go’naan

Iyadooaanla’eegayncarqaladahanalakulmikaraiyodhibaatooyinkaaandareemikarno, waxaanmuujinaynaaadadayg, muujinaynadulqaad, kunashaqaynaynasihagarla’aan ah iyodadaal wax ku’ool ah siaan u gaadhnohadafkayaga

4. IsbaddalTogan

Waxaanalifaynaaqaababcusubislamarkaanawaxaandiyaarsannahayinaan is-baddalkeenno.

5. Aaminsanaan

Waxaan dhexdayada ka xaqiijinaynaa isu-dulqaad iyo daacadnimo aad u saraysa.

6. Horumarinxirfadeedoojoogto ah

Waxbarasho, dhaqan xirfadeed iyo anshax; hagarli’i iyo natiijo-keennid/wax-kaqabad ee gudashada waajibaaka shaqo

1. Community first: We are here for nothing but to serve and satisfy our

community

We treat them as we would like to be treated

We have three priorities: Community, Community,

Community

2. Collaboration We work together in sprit of mutual support and

understanding to achieve our collective goals.

3. Commitments No matter what challenges we face and discomforts we

feel, we stand firm, be patient and exert our utmost and

sustained effort to achieve our goals.

4. Change

We innovate new ways of doing things and be open

minded to reforms.

5. Trust

We ensure maximum vulnerability and integrity to each

other.

6. Continued Professional Development Education, professional behavior and ethics,

competence and performance in work duties

Page 5: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 5

1.2.4. Qiimaynta Xaalada Caafimaadka Degmada (SWOT)

Gu

dah

a

Adayga (Strengths) Jilicsanaanta (Weakness)

Dhaadhicinta Siyaasadaha

Caafimaadka

Meelaynta dhamaanshaqaalaha

fidinta Caafimaadka Haysashada

shaqaale

Shaqo galinta Dhamaan

Adeegyada Caafimaadka

Aasaasiga ah

Kago’naanshosiyaasadeed

Qaybinta Agabka Caafimaadka

Qabashada Tababarada

kaladuwan ee lagu tayeeyaynayo

cudada Shaqaalaha

Qab dhismeedka Caafimaadka oon

dhamaystirnayn

Tayada goobaha caafimaadka oo liidata

Kago’naanshaha iyo u badheedhka oo

kuyar xirfadlayaasha

Dhiirananta & kago’naanta shaqaalaha

fidinta caafimaadka oo hoosaysa

Is kaashiga oo yar

Ku qanacsanaan adeega caafimaadka

oo liidata

Xirafdlayaasha Caafimaadka oo

qaarkood wali kuyar deegaanka

Kaabayaasha aas aasiga ah sida

laydhka & Biyaha oo kajirin Goobaha

Caafimaadka

Dib

adah

a

Fursadaha (Opportunities) Carqaladaha(Threats)

Jahada guudeeDawladda

deegaanka iyo ta dhexeba ee ku

aadan dardargelinta barnaamijyada

iyo mashaariicda horumarka

Jiiritaanka taageerada gaarka ah ee

dawladda u fidiso degmada

Jirtaanka Goobaha Adeeg bixinta

Caafimaadka

Jiritaanka Goobaha Barashada

Cilimiga Caafimaadka sida

Macadyada & Jaamacada

Jiritaanka abaaro soo noq noqday

Xaaladdadhaqan-

Sicir barar kudhacay qalabka caafimaadka,

dawada, agabyada kale, qalabkadhismaha iwm

Ku tiirsananaata hay’adaha deeqda bixiya

Waxaaan dhammaystirnayn kaabayaasha kala

duwan sida waddooyinka, is-gaarsiinta,

korontada iwm

Gaadiidka Gurmadka Deg-Deg ah oo liita

Shaqaalaha Caafimaadka qaarkii oo aad uyar

Miisaaniyada oo aan lagu salayn baahida

dawada dadka ay ubaahanyihiin\

Kaltan shaqaalaha caafimaadka oo aan jirin

Page 6: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 6

2. Qorshaha Xafiiska Caafimaadka ee 2012 T.I(

Physical Plan )

2.1 Dhanka Heer Daboolka Caafimaadka

Heer Daboolka Caafimaadka oo hada Taagan 64% ayaa qorshaysan in

lagaadhsiiyo 80%, iyadoo laqabanayo hawlaha soo socda:-

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

Dhisada Cusbitaalka guud ee Wardheer

Dhamaystirka Cusbitaalada Raaso,Dawa,Gaashaamo,Garbo &

Shinile

Dhamaystirka Balaadhinta Cusbitaalda Kaaramardha,Dhagaxbur &

Godey

Dayactirka Cusbitaalada Hargale,Filtu & Fiiq

Udalacsiinta Cusbitaal Xarumaha caafimaadka ee

Ableelaha,Qabribayax

Dhamaystirka Dhismaha Xarunta Caafimaadka ee Shabeeley

Balaadhinta 24 Xarumo Caafimaadka

Dhisida 10 Rugo Caafimaadka ee Jiilka labaad

Udhisida 20 guri shaqaalaha Caafimaadka ee goobaha kafog

Magaalooyinka

Soo iibinta 15Gaadiidka Gurmadka Dagdaga aha(Ambulace)

Soo Iibinta Agabka Baadhitaanada Caafimaadka Kaladuwan

Dabagalka iyo qiimayanta mashaariicaha

Page 7: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 7

2.2. Dhanka kashaqysiinta & Tayaynta Goobaha Adeeg Bixinta Caafimaadka

Si looga shaqeeysiiyo goobaha adeeg bixinta caafimaadka ayaa hada

taagan 82% lana gaadhsiin doonaa 95% iyadoo laqaban doono hawlahan

soo socda

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

Gaadhsiinta Agabka & dawooyinka Dhamaan 93 iyo 6 maamul

magaalo

Gaadhsiinta Agabka iyo Dawooyinka 12ka Cusbitaal

Gaynta iyo Rakabista Agabka iyo Qalabaynta Caafimaadka 10

Xarumo Caafimaad Oo dhismahoodu uu dhamaaday

Qalabaynta cusbitaalada Dhismahoodu Dhamaaday ee Gaashamo,

Raaso,iyo leey

Kashaqaysiinta iyo Qalabaynta Goobaha Kaydka Dhiiga Ee Godey

iyo Hargeele

Kashaqaysiinta iyo Qalabaynta 150 rugo caafimaad

Gaadhsiinta Adeega Biyo 20 Xarumo Caafimad

Hirgalinta Aaladaha isbadalka Ee korloogu qaadayo Tayada

Goobaha adeegbixinta caafimaadka (Health Reforms)

Gaadhsiinta Adeega Laydhka ee kushaqeeyo Cadceeda goobaha

Caafimaadka

Page 8: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 8

2.3 .Dhanka Kor Uqaadida Cudada Caafimaadka

Si loo dardargaliyo adeeg bixinta caafimaadka waxaa laga maarmaan ah in

lagu meeleeyo cududa shaqaalaha caafimaadka goobaha aysan

kuqornayn taasoo kor loogu qaadi tirade Xirfadlayasha caafimaadka 4631

illaa 5557 Taasoo laqaban doono shaqooyinka hoos kucad:-

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

Shaqaalaysiinta & Meelaynta Dhakhaatiirta Caafimaadka

MeelayntaKalkaalaysooyinka,Umulisooyinka,Shaybaadka,Phramacitg

a Caafimaadka

Meelaynta Xirfadlayaasha Maarayta Xogta Caafimaadka

Dalacsiinta Shaqaalaha Aqoon koradhsiga Sameeyay

Meelaynta iyo Shaqqalaysiinta Xirfadlayaasha Fidinta Caafimadka

Reer Guuraaga

Hirgalinta Aalada Darajasiinta Sectarka Caafimaadka (JEG)

Isku dheelitirka Xirfadlayaasha Caafimadka Miyi iyo Magalaba

Darsida Xogta Shaqaalaha Caafimaadka Ee Dhamaan Goobaha

Caafimaadka Ee Deeganku kakoobanyahay

Diiwaangalinta Ardayda Baranaysa Xirfada Caafimaadka Darajada

Dhexe

Aqoon Ukordhinta shaqaalaha Fidinta Caafimaadka

Qabashada tababar kor loogu qaadayo Aqoonta sargaalka

Shaqaalaha ee degmooyinka & hospitalda (HRIS) 30 shaqaale

Balaadhinta Adeeyada Takhasuska ee Lafaha,Wadna

Xanuunka,Kalyaha & Luqunta sare

Page 9: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 9

2.4 Barnaamijka Fidinta caafimaadka

Si loo hiragaliyo Siyaasada caafimaadka ee kusalysan Kahortaga ayaa

waxaa uu xafiiska u qorshaysan in in kor loo qaado Qoysaska kaqalin

jabiyay barnaajika fidinta caafimaadka oo hada taagan 10% ayaa

lagaadhsiin 15%,Sidoo kale waxaa la hirgalinta Kobaca iyo Isbadalka

Degmooyinka (Woreda Transformation) 0 llaa 13 Iyadoo laqabanayo

hawlahan soo socda:-

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

Xoojinta iyo Aas aasida Gudiga Farsamad Xafiiska iyo Bahwadaagta

Adkaynta iyo Dhisida Gudiyada Abaabulka Bulshada Heerar kooda

kaladuwan

Aasaasida Tuulooyin ka madaxbanaan Banaan kusaxaroodka oo

dhan 14

Soosaarista Fariimaha Wacyi Galinta

Daabacaada Iyo Qaybinta 16ka Xidhmooyinka Barneemijka Fidinta

Caafimadka

Kaqalinjabisinta Xidhmooyinka Cafimaadka Qoysas Hormuudka oo

Dhan 277 Qoys

In lagu tababaro xirfadlayasha caafimaadka iyo shaqaalaha

xafiisyada caafimadka degmada qorshe isbadalka dagmada.

in kulan wacyigalin ah kusaabsan qorshe isbadalka degmoyinka loo

qabto maamulada iyo sectarada kale laguna dhiso gudiga tagarada

hawlaha hirgalinta

In lasiiyo taagero dhinaca farsamada degmoyinka hirgalinta qorshaha

isbadalka

Page 10: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 10

In loo dabaco loona qaybiyo Hagayasha qorshaha isbadalka

degmada

in lagu tababaro hagaha barnaamijka cidaanka horimarinta

caafimadka(shaqaalaha fidinta caafimadka,xirfadlayasha caafimadka

iyo Qoysaska hormudka aha)

In ladhiso qabdhismedka mhalku shan iyo lagutababaro hagaha.

In loo daabaco lana qaybiyo xidhmooyinka fidinta caafimaadka

magaalooyinka

In loo tababaro shaqaale cusub maamul magaalooyinka

In lagu tabaabro barnaamijka caafimadka dugsiyada shaqaalaha

fidinta caafimadka iyo kormeriyasaha

In ladabaco loona qaybiyo hagayasha iyo xidhmoyinka caafimadka

dugsiyada.

In ladabaco hagayasha iyo xidhmoyinka barnamjika

In laqabto tababarka tababaraysha(TOT) ee barnaamika jiilka labaad

ee adeega fidinta caafimaadka

In lagutababaro hagayasha iyo xidhmoyinka barnaamijka

shaqaalaha fidinta caafimadka darajada 4aad(level-IV)

In laqabto tababarka tababarayasha(TOT) kusaabsan hirgalinta

maraynta xanuunada caruurta da'adodu kayar 5 sano

In lagu tababaro barnaamijka hirgalinta adeega iskudhafka maraynta

xanuunada caruurta 5 sano kayar ICCM/CBNC)

In ladabaco lonaqaybiyo hagaha,diwanada adeega barnaamijka

rugaha caafimadka

Page 11: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 11

2.5 Dhanka Daryeelka Caafimaadka Hooyada & Caruurta

Waxaa Kor loo qaadi adeega Qorshaynta Qoyska(Family Planing) oo

hada Taagan 9% iyadoo lagaadhsiin doono 28%

kor u qaadida adeega xanaanada hooyada uurka leh 53% ilaa 68%

kor u qaadida hooyooyinka ku u mulaya xarumaha caafimaadka 25%

ilaa 55%

kor u qaadida caruurta halka sano kayar ee qaatay talaalka (penta 3)

52% ilaa 79%

kor u qaadida caruurta halka sano kayar ee qaadatay talaalka

jadeecada 48% ilaa 83%

Kor u qaadida caruurta halka sano kayar ee dhamaysatay talaalka

47% ilaa 80%

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

Hadaba, Si loo dhimo Dhimashada hooyada & Dhalaanka ayaa waxaa

qorshaysan

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

qalabaynta iyo balaadhinta xarumaha bixiya adeega BEmONC,

PMTCT iyo adeega lasiyo badbaadinta dhiciska lana gaadhsiiyo 58%

ilaa 75%

inla qabto kulan wayne ama dood cilmiyeed ku saaabsan kor uqaadida

isticmaalka qurshahaynta qoyska

in la soobiyo lana qaybiyo 10 agabka iyo dawooyinka la isticmaalo

xiliga hooyadu uurka leedahay

in toobabarka looyaqaano BEMOC lasiyo 150 xirfadlayaash cusub ee

hadda soo qalin jabiyay (umulisooyinka )

Page 12: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 12

in laga hirgaliyo 40 umul gargaar afar gobol oo kala ah

Erer,Nogob,Koraxay iyo Dollo.

inloo soo iibiyo 80 xarumaha caafimaadka laydhka ku shaqeeya

cadceeda ee qolaalka dhalmada

inla aasaaso, lana qalabeeyo 20 xarumood oo cusub ama guri oo ay

kusugto xiliga ay hooyadu gaadhay dhalmada lana gaadhsiiyo 8% ilaa

30%

in la tobabaro 9 xirfadleeyaasha caafimaadka in lasiyo tobabarka ka

hortaga isku gudbinta cuduka HIV hooyada iyo ilmaheeda.

in la soo iibiyo agabka dhalmada iyo daryeelka dhiciska

in tababarka looyaqaano IIP 280 lasiiyo adeeg bixiyaasha xarunta /

rugta caafimaadka

in tababarka looyaqaano MLM 75 lasiiyo madex xafiisedka degmada &

maareyaasha xarumaha caafimaadka

in tababarka maareynta talaalka 40 lasiiyo xirfadlayaasha cusub ee

kashaqeeya barnaamijka talaalka

in xirfadlayaasha kashaqeeya xarumaha caafimaadka lasiiyo 50

shaqaale tababarka maareynta caruurta & dhalaanka

In farsamo yaqaanada degmooyinka lasiiyo 12 tababarka

dhayactirka/hagaajinta ama mareynta ee silsilada qabaw

in la adkeeyo adeeg bixinta goobaha bixiya adeega talaalka joogtada

ah iyadoo dayactir lagusamaynayo qaboojiyaasha lagukaydiyo talaalka

ee xumaaday ee yaala degmada, xarunta caafimadka, & rugaha

caafimadka

in lakordhiyo (kor loqaado) tirada goobaha lagubixiyo adeega talaalka

80 joogtada ah (Cusbitalada, xarumaha & Rugaha caafimadka) iyado

Page 13: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 13

laqaybindoono lana rakibo doono qaboojiyaha kushaqeeya tamarta

cadceeda

in laqaybiyo lana siiyo degmoyinka 870 agabka loogutalagalay adeega

talaalka joogtada sida buugta diwaangalinta caruurta, kaardhiga.

in degmoyinka ay kubadanyihiin caruurta aana la talaalin sida 20 (Jarar,

Qoraxay, & Doolo) lagacaawiyo in ay qorshaystan qabtaana adeega

talaalka joogtada ah ee lagafuliyo goobaha kafog ama lahayn adeeg

caafimad.

2.6 Dhanka Kahortaga Cudurada Faafa & Kuwaan Faafin

Si kor loogu qaado Baadhitaanka Cudurka Qaaxada 42% illaa

52% &

Kor uqaadida Baadhitaanka Cudurka HIV/AIDska 22% illaa 60%

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and

MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka

dib ucusbooneeysiinta 2 wareeg oo gudigda HIV/AIDSka ee heerarka

kaladuwan l iyadoo lalala kaashanayo RHPCO

Hirgalinta iyo dabogalka adeega Iimplement and monitor of 1300

Community base TB care ee all HP.

xoojinta baadhitaanka HIV/AIDSka ee bulshada qaybta labeegsanayo

iyo kawacyigalinta kahortaga iyo hirgalinta baadhitaanka dhamaan

xarumah

Dabagalka 10 ka xarumood Catchup intiativeiee goobaha dadka halista

u ah.

Page 14: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 14

in laqabto 4 noocoo kormeerka iyo taakuleyna xarumaha bixiya

adeega HIV

inlaqabto kulanka HIV/AIDS regional partner ee lagaga hadlayo

xaalada HIV

inlasiiyo 30 shaqaale tababarka pre ART, ee sanadlaha ah

xirfadleyaasha caafimadka

in laqabto tababrka baadhista iyo wacyigalinta 42 xarumaha

caafimadka ee bixiya adeega cudurka HIV-AIDS ka lanasiyo

xirfadlaysha

inlooqabto xirfadlayaasha caafimaadka tababarka maareenta ee

cudurada kufaafa galmada

cusbooneeysiinta xarunta daweenta qaaxada laqabsatay dawada ee

heer deegaan

Inlaoo qabto tababarka kahortaga xakameenta iyo daweenta

dhamaan urban health extension worker

inlooqabto tababarka kahortaga iyo xakameenta qaaxada laqabsatay

dawada 183 xirfadleyaasha caafimaadka

in loo qabto tababarka TBL,TB/HIV xirfadleyaasha caafimaadka ee

kuqoran rugaha caafimaadka

in laqabto Senzitisation maareeyeyaasha xarumaha jeelasha si ay

uhakiyan faafida cudurka.

in laqabto tababarka daawanta qaaxada ku dhacda caruurta kaasoo

lasiinayo xarumaha adeegooda IMNCI badan yahay

Inlaqabo tababarka ,TB/HIV xarumaha lasoo xushay

indho indheen iyo xulashao xarumaha ku haboon adeega daweenta

iyo kahortaga iyo xakameenta TB ee Public , NGO ,private

Page 15: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 15

xulashada xarumaha iyadoo lagu saleenayo awoodooda adeeggooda

bixinTB

keenista iyo qaybinta agabka hagayaashadeega TBL iyo MDRTB

diyaarint leaf lateka kahortaga TB ee daddka halista u ah sida militory,

police Forces & prisoners

kordhinti 20 xarumaha isticmaalaya adeega baadhida ee agabka

shaybaadhka qaaxada (GenXpert for TB )

dabagalka sputum Sample transportation to check resistance by GEN

EXPERT iyo xarumaha isticmaala adeega postada ee bukaanka looga

shakiiyey qaaxada dawada lawqabsatay

in laqabto kormeerka iyo taakuleenta xarumaha dowladas ee bixiya

adeega TB sida prison , police ,iyo kuwa kale ee halista u ah

inladabagalo warbixinta billaha iyo rubaclaha ee dhamaan xarumah

bixiya adeega TB

inlaqabto kulanka dib u eegista adeega TBL,TB/HIV ee lixdii biloodba

marka ah

xusida maalinta qaaxada aduunka

dabagalka iyo xaqiijinta dawada TB,OI , ARV ,STI ,iyo agabka

lagubaadho TB/HIV ee dhamaan xarumahal

Page 16: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 16

2.7 Dhanka Kahortaga Cudurada Faafa & Kuwaan Faafin

kor u qaadida qoysaska is tic maalaya musqulo nadiif ah 27% ilaa

40%

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

waxaan 28 tababarka loo yaqaano CLSH siin doona degmoyinka

in kormeer taggero oo tayeysan o isku dhafan lagu tago degmooyinka

iyo qabaleeyada iyadoo la israaxcayo demooyinka iyo gud qabaleeyada

lasocodka tayada iyo cafimadka biyaha

in laso iibiyo computero iyo furniture 12shaqaale ee washta

in la qabto shirararka isku duwida adeega fayadhawrka ee xafiiska iyo

bahwadagta

in xarumaha caafimadka laga dhiso musqulo hufan oo wata adeega

faraxalka

in laga dhiso musqulaha bulshada goobaha isuraranka ee labda

magaalo ee wajale iyo jigjiga

hirgalinta adeega nadaafada caadada ee sida 9 tabbarka ama

dayacctirka qololka ardayda ee MHMka

dayactirka 15 musqulood oo kuwa duuga ee kuyaala xarumaha

cafimadka

dhisida incineratorka lagu gubo qashinka adeega cafimadka

dhisida godadka lagu mareeyo madheerta/placenta pit

kor uqaadida adeega fayadhawrka ee 10 degmo

taageerida adeega lagu gaadhayo ka xorowga banaan ku xaajoodka

abuurida baahida adeega qalabka fayadhawrka iyo technolojiyada ay

soo saarayaan dadka shaqa abuurka loosameynayo

Page 17: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 17

tababarida 56 xubnod oo odayaal dhameedka iyo culumaudiinta isugu

jira laguna tababarayo sida lo wajaho adeega fayadhawrka guryaha iyo

qabaleeyada si loo helo ODF

tababarida iskaashatooyin cusub oo 10 ah kuwaas oo kashaqayn

doona fayadhawrka shaqa abuurna usamayn doona dad gadhaya 60

qof

in la sameeyo shuruudaha lana soo xaqiijiyo qabaleeyda nqonaya ODF

ka

dayactirka 4musqulood o hore si looga dhigo mid bulshada magaaladu

isticmaali karto

dhisida 4musqulood oo laga dhisayo goobaha msaajida ama ay dadku

ku badanyihiin

tababrka wasdaadinta si loogu tabbaro adeeda faydhawrka si ay

unoqdaan iskaashato

aas asida sanitation marketing systems/centers si loo kaynan galiyo

adeega faydahwrka

diyaarinta fariimaha, daabcada fariimaha, iyo qaybinta fariimaha

wacyigalinta bulshada

media processing, tendering and advertisement

in la qabto tabbarka gudiga faydhawrka ee mgaalooyinka si

magalooyinka fayadhawrkooda loo dardargaliyo

hubinta caafimadka biyaha magalooyinka

kor u qaadida wacyiga adega fayadhawrka iyadoo la xusayo maalinta

farxalka aduunka sidoo kalena dadka la wacyigalinayo

Page 18: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 18

2.8 Dhanka Maaraynta Xaaladaha deg deg ah & Cudurada dilaaca

Si looga hortago loona xakameeyo cudurada dilaaca waxaa kor loo

qaadi sahanka cudurada dilaaca oo lagaadhsiin doono 95%

Dhimista Dhimashada Cudur dilaacyada 100%

Waxaa sidoo kale la adkayn kooxaha caafimaadka ee wareega

(MHNT) kahwalgal degmada

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

in lasoo uruuriyo xogta sahanka cudurada caafimaadka maalin laha iyo

todobaadlaha ah ee dhamaan 93 degmo iyo 6 maamul magaalo

dhismaha 18 goobta cafimaadka barakacayasha oo ku meelgada

siloogu bixiyo adeega cafimaadka

Hirgalinta barnaamijka tijaabada UNISE oo lagahirgalinayo 8

dagmooyinka ee looyaqaano CINuS

Taageerada wadashaqaynata xaffisyada bahwadaagta Nafaqada

Diyaarinta Qoreshe hawleed Midaysan iyo fulinta Dabagal joogta ah ee

shaqooyinka Xaasaasiga u ah Nafaqada 29 (PSNP, NSA-IYCF, School

Nutrition) ee Xafiisyada Caafimadka, Beeraha iyo Waxbarashada

Sandkii Labajeer.

Qabashada Abaabul Wacyigalin Heer Deegaan oo Kusaabsan

Adeegyada Nafaqo, Galmo iyo Caafimaadka Taranka ee Dhalinyarada.

Qabashada Kormeer Taageero si Wadajira Xafiisyada bahwadaagta

Nutritionka si Rubucle ah Degmoyinka CINuS.

Daryeelka & Nafaqada xiliga uurka-In la siiyo tababarka xanaanada

hooyada uurka leh shaqaalaha caafimaadka & Shaqaalaha Fidinta

Caafimaadka

Page 19: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 19

Kajawabista iyo Badhista cudur dilaca 99 sida dacuunka, jadecaada &

xanunada qandada

In laadabagalo 1344 buugaagta xog uruurinta xarumaha caafimaadka

sahanka cafimaadka.

dayactirka 28 Gadidka cafimaadka wareega ee gurmadka degdega ah

2.9 Dhanka Kor Uqaadida Shaybaadhka CaaFimaadka

Dhaqangalinta Tayaynta Nidaamka Maamul ee Shaybaadhka 0% -

40%

: In lahirgaliyo Nidaamka EQA 70% illaa 100%

Xoojinta Adeega Shaybaadhka 15% illaa 35%

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

In laqabto Tababarka Nidaamka Maraynta Shaybaadhada ee 80

Xarumo caafimaad

In ladaabaco Qorsha hagaha shaybaadhka ee 80 Xarumo

caafimaad

In Kormeer Taakulayn iyo dabagal ah Lasiiyo Xarumaha

shaybaadka ee ee 80 Xarumo caafimaadka

In Tababar( EQA) ku saabsan Tayada baadhitanka cudurada

HIV,TB, iyo Malaria lasiiyo 30 xirfadlayaal

In Slidyada TB iyo Malaria (Blind Rechecking) laga soo ururiyo 155

Xarumood si loo xaqiijiyo Tayadooda

In lasoo iibiyo 12,000 xabo oo ah dhalooyinka lagu shubo

Reagentiga lagu diyaariyo RL

Page 20: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 20

Soo iibinta machinada dhiiga lagu baadho (CBC) ee 22 xarumo

caafimaad

Soo iibinta machinada Chemistery ee 20 xarumo caafimaad

Soo iibinta Centrifugeyada ee 60 xarumo caafimaad

Soo iibinta microscopyada ee 30 xarumo caafimaad

Soo iibinta agabka loo isticmaalo microbiological DST media tiro

dhan 500 xabo

Dayactirka mashiinada 15 waawayn ee yaalala xarumaha iyo

cusbitalada deeganka

In 60 xarumaha lagu xiro goobaha uu yaalo machinada

GeneXpertiga

In Tababar baadhitaanka cudurada duumada, HIV iyo Qaaxada la

siiyo 120 Xirfadlayasha shaybaadhka

In 60 xarumood lagu tababaro sidii naamuda (sample

Transportation) laga baadho qaaxada loo geeyo goobaha uuyaalo

GeneXpertiga

In la Tababaro 50 Xirfadlayasha baadhida xanuunka duumada

iyadoo la adeegsanayo aalada microscope

In kormeer ,Taakulayn, iyo tababaro ku saabsan baadhitaanka

xanuunada aas aasiga ah loo fidiyo 140 xirfadlayaasha

shaybaadhka

In 120 xirfadlaysha shaybaadhka lagu tababaro Qaabka cusub ee

lagu baadho xanuunka HIV

Page 21: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 21

2.10 Dhanka Kor Uqaadida Adeega kaydka Dhiiga Caafimaadka

Si loo dhimo dhimashada hooyada udhimata dhiig la;aanta ayaa waxaa

qorshaysan in lasoo Urruriyo lana Qabyo Tayaynta Kaydka Dhiiga dhan

4800 Qandi illa 6500 Qandi iyadoo lafulinayo hawlaha hoos kucad:-

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

In latababaro 4 xirfadle oo kasahaqaysa bangiga dhiiga ee

magaalada Jigjiga

In latababaro 2 xirfadle oo kasahaqaysa bangiga dhiiga ee

magaalada Godey

In latababaro 2 xirfadle oo kasahaqaysa bangiga dhiiga ee

magaalada Hargeele

Shaqalaysin Cusub ,Uruurinta Dhiiga ,Kalasaarida Dhiiga &

Qaybinta Dhiiga

Dhisida 3 Naadiyada Dhiiga Kudeeqa ee xarunta Jigjiga, Dhisida 1

Naadiyada Dhiiga Kudeeqa ee xarunta Godey iyo 1 Naadiyada

Dhiiga Kudeeqa ee xarunta Hargeele,

Soo iibinta Anitigens ka Lagu baadho laguna buyo tayada dhiiga

Iyo Xanuunana Laysu gudbiyo

Page 22: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 22

2.11 Dhanka Qorshaynta & Dabagalka Caafimaadka

Kor Uqaadida Cadcadaanta Miisaaniya 100%

Kor uqaadida Maamulka Suuban Xarumaha Caafiomaadka 60%

Kor u qaadida Xogta Dhmaystiorka 65% ilaa 85%

Kor u qaadida Xogta Wakhtiga 52% ilaa 80%

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

Hirgalinta in layeesho nidaamka Qorshe, miisaaniyad & warbixin

iskumid ah ee dhamaan bahda Caafimaadka

In lasameeyo qorshaha iskudhafka sanad walba ee xafiiska

caafimaadka heer deegaan

qabashada shirka qiimayntawax qabadka iyo wada tashiga

caafimadka ( review meeting) dhamaan 93 degmo, 6 da maamul

magaalo iyo 11 cisbitaal

Qabashada tababar lagu kobcinayo garaadka iyo awooda iyo

samaynta qorsha sanadle ah ee dhamaan xafiisyada caafimaadka

93 degmo iyo 6 maamul magaalo

Tabar kor loogu qaadayo awooda fulineed ee shaqaalaha waaxaha,

gaar ahaan kuwa isku xidhka hay'adaha si kor loogu qaado awooda

katalo bixinta mashruucyada ay hay'aduhu fuliyaan 30 xubnood

Dabagal iyo qiimayn waxqabadka hay'adaha fuliya mushruucyada

caafimaadka iyo nafaqada si loo xoojiyo iskuxidhka iyo tayada

adeeg bixinta sandkii 4 jeer

In laqabto kulanwaynaha ama shirka bahawadaagta caafimaadka

sanadkii laba jeer ( partner Forum) 2 jeer

Page 23: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 23

Joogtaynta iyo cusboonaysiinta xogahamuhiimka si loola socdto

waxay qabanayaan, meesha ay ka qabanayaan, goorta iyo cida

qabanaysa (4Wmatrix)

In aan khibrad wadaaag loo tago deegaanada kale si aan khibrad

korodhsi uga helno

Dhaadhicinta tabarka hogaaminta iyo maaraynta caafimaadka ee

Xarumaha (Scale up LMG trainings) iyada oo xarunkasta loo

tababarayo sedex xubnood

Taageerida iyo laqabadsiinta ku shaqaynta tababarka Hogaaminta

iyo maaraynta caafimaadka ee xarumaha (LMG coaching) 132

xubnood

Dhaadhicinta tabarka hogaaminta iyo maaraynta caafimaadka

(LMG) 202 xarumo caafimaad

Hirgalinta kalafaaiidaysiga xirfada shaqaalaha waaxda

miisaaniyada 23 qof

Qabashada tababark nidaamka kaydinta iyo maaraynta xogaha

bahada caafimaadka 140 xubnood

Shaqaalaha fidinta caafimaadka, duqayda & guurtida in looqabto

tababar nidaamka maarynata ee xogta caafimaadka reeguuraaga 2

jeer

in shaqaalaha fidinta caafimaadka loogu qabto goobohooda

nidaamka maarynta xogta caafimaadka ee reerguuraaga 4 jeer

In ladaabaco, lana qaybiyo dhamaan agabka diwaangalinta

bukaanka ee nidaamka maaraynta xogta caafimaadka ee

reerguuraaga 960 buug

Page 24: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 24

Kor uqaadida iyo Hirgalinta nidaamka maaraynta xogta

caafimaadka ee reerguuraaga.

Taageerida hirgalinta goobahaa loo xushay tijaabada ee nidaamka

maarynta xogta caafimaadka ee casriga ah.

Tababar kusaabsan isticmaalka xogta caafimaadka in loo qabto

13ka degmo ee isbadalka dhanka caafimaadka.

Tababar kusaabsan isticmaalka xogta caafimaadka in loo qabto

27ka degmo ee isbadalka dhanka caafimaadka.

In kulan wayne qiimayn ah loo qabto 13ka degmo ee isbadalka

dhanka caafimaadka

2.12. Dhanka kor uqaadioda kaygabgalka dumarka

Kor uqaadida kaqaybgalka dumarka qaabdhismeedka caafimadka

50%

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

In Laqabto Kulan waynaasha kor loogu qaadayo Garaadka iyo

Kobaca Haweenka iyo Dhalinyarada

Qabashada Tababarada laga hortagayo gcadooyinka xun xun

ee fircoon

Xoojinta Goobta Daryeelka Dumarka (One Stop Center)

In ladiyaariyo kormeerka iskudhafka ee taageerada &

taakulaynta

In tababar la siiyo afar gobol shaqaalaha fidinta caafimaadka

(Fafan, Jerar, Korahay and Shabele zones) si loo hortago

dhibaatooyinka uu keensado gudniinka gabdhaha).

Page 25: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 25

In siiyo tababar dhamaan shaqaalaha caafimaadka si loo

badbaadiyo hooyooyinka la dhiaban dhibka uu keeno

gudniinka gabadhaha

2.13. Dhanka kor uqaadida Arimaha xidhiidhka bulshada

Kor uqaadida kaqaybgalka dumarka qaabdhismeedka caafimadka

50%

Diyaarinta & Habaynta Xayeysiisyadda & Fariimaha Horumarka

Adeega Caafimaadka Oo Ka Dhigi-doono 15% -25%[radio & Tv-spot

& Dramas]

Shaqooyinka Muhiimka ah ee S.M 2012 Qorshaysan

Diyaarinta 9 fariimaha adeega caafimaadka oo kala-duwan

[TV&RADIO SPOTS]

Diyaarinta documentariga adeega caafimaaadka ee sedex gobol

shabeele ,jarar & Sitti

Diyaarinta Barnaamijyada Kala Duwan Ee Bandhigyada Tv -ga ee

AdeegaCaafimaadk [TV Panel

Diyaarinta & Habeynta wargeyska Jaraa’iidka caafimaadka &

Diyaarinta buugaagta / Agendas & jadwalka

taariikhedka/calendarka adeega caafimaaka.

Page 26: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 26

Qorshaha Sectorka Caafimaadka S/M 2012

2 Jihooyinka Sectorka Caafimaadka ,S/M 2012

1. Kor uqaadida Heer Daboolka,Isticmaalka iyo Tayada Adeeg

bixinta caafimaadka

2. Kor Uqaadida maaraynta Cudada Shaqaalaha

3. Hirgalinta Kobaca iyo Isbadalka Degmooyinka (Woreda

Transformation)

4. Maaraynta Xaalada Gurmadka iyo Cudur Dilaacyada

5. Balaadhinta Adeegyada Talaalka dhalaanka iyo Nafaqada

6. Ko uqqadida Adeegyada hooyooyinka

7. Kahortaga iyo Dawaynta Cudurada Qaaxada,HIVka,Duumada

IWM

8. Kor uqaadida Habka maaraynta Qorshaynta Qoyska

9. Kor uqaadida Kaqaybgalka iyo lahaanshaha bulshada

10. Sugida Isticmaalka iyo Maaraynta Xogta caafimaadka

11. Bilaabida Adeega Ilaha Dhaqaalaha caafimaadka (HCF)

12. Kobcinta Awooda garaadka Maamulka Caafimaadka

Page 27: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 27

2.14. Miisaaniyada Caafimaadka 2012 T.I

Kharashka

Barnaamijyada

Xafiiska Caafimaadka

Qiyaasta

Missaniyada Miisaaniyada Laqabtay S/M 2012 Faraqa

Miisaaniya

da S/M,2012 Government

(Treasury) UNICEF

One

WASH UNFPA

Another

partners

C1: Improve health

status 185,558,400.00 79,801,764.00 27,645,441.55

24,000,000.00

901,635.00

1,885,849.00

51,323,710.45

Maternal, Newborn,

Adolescent and

Reproductive Health 70,102,400.00 29,975,431.00 26,673,841.55 0.00

901,635.00

1,885,849.00

10,665,643.45

Maternal Health

26,624,000.00

7,266,000.00

13,028,778.00 0.00

901,635.00

1,885,849.00

6,329,222.00

Neonatal & Child

Health

22,368,000.00

9,658,000.00

8,115,069.99 0.00 0.00 0.00

4,594,930.01

Adolescens Health 1,041,200.00

656,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00 385,200.00

Nutrition

20,069,200.000

12,395,431.00

5,529,993.56 0.00 0.00 0.00

2,143,775.44

Hygiene and

Environmental

Health

38,470,000.000

10,986,333.000

971,600.000

24,000,000.000

0.00 0.00 2,512,067.00

Prevention and

Control of Diseases 38,493,000.00

19,420,000.00 0.00 0.00 19,073,000.00

Major Communicable

Diseases 21,993,000.00 10,420,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00

11,573,000.00

HIV/AIDS

1,880,000.00

600,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00

1,280,000.00

TB & Leprosy

2,750,000.00

1,520,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00

1,230,000.00

Malaria

17,363,000.00

8,300,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00

9,063,000.00

Other-communicable

diseases /Neglected

Tropical diseases 4,500,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00 0.00

4,500,000.00

Non-communicable

diseases

12,000,000.00

9,000,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00

3,000,000.00

C2: Improve

Community

Ownership

23,188,028 16,720,128 0.00 0.00 0.00 0.00

6,467,900.00

F1: Improve

Efficiency and

Effectiveness

20,000,000.00

10,000,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00

10,000,000.00

P1: Improve access to

quality health

services

100,343,028.00 73,430,461.00

26,912,567.00

P2: Improve Disaster

Risk Management

19,847,200.00

9,490,645.00 0.00 0.00 0.00 0.00 10356555

P3: Improve governance

4,881,480.00

1,881,480.00 0.00 0.00 0.00 0.00

3,000,000.00

P4: Improve regulatory systems

42,759,678.00 25,514,008.00 971,600.00 0.00 0.00 0.00

16,274,070.00

Page 28: Dawladda Deegaanka Soomaalida - SRSHB...wacyigalinta kahortaga cudurka qaaxada iyo juudaanka (TBL and MDR TB) ee laga fulinayo 20 schoolaadka dib ucusbooneeysiinta 2 …

Qorshaha Xafiiska Caafimaadka Degmada Sanad miisaaniyeedka 2012 28

Kharashka

Barnaamijyada

Xafiiska Caafimaadka

Qiyaasta

Missaniyada Miisaaniyada Laqabtay S/M 2012 Faraqa

Miisaaniya

da S/M,2012 Government

(Treasury) UNICEF

One

WASH UNFPA

Another

partners

P5: Improve

Logistics supply and

management

16,000,000.00

10,000,000.00

6,000,000.00

P6: Improve community participation and engagement

2,750,000.00

1,250,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00 1,500,000.00

P7: Improve resource

mobilization

9,381,480.00

7,381,480.00 0.00 0.00 0.00 0.00

2,000,000.00

P8: Improve research

and evidence for

decision making

7,635,700.00

1,532,756.00

6,102,944.00

CB1: Enhance use of

technology and

innovation

31,304,000.00 12,450,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00

18,854,000.00

CB2: Improve

development and

management of

human resource for

health

3,330,000.00

1,330,000.00

0.00 0.00 0.00 0.00 2,000,000.00

CB3: Improve health infrastructure

582,461,441.25

305,011,441.25 0.00 0.00 0.00 0.00

277,450,000.00

CB4: Enhance policy and procedures

3,925,300.00

1,350,000.00 0.00 0.00 0.00 0.00

2,575,300.00

Wadarta guud (all

programme areas)

1,053,365,735.25102

557,144,163.25103

28,617,041.55124

24,000,000.00000

901,635.00000

1,885,849.00000

443,604,530.45