s weligaa ilmahaaga keligiis ha kaga tagin biyaha

Post on 22-Feb-2022

2 Views

Category:

Documents

0 Downloads

Preview:

Click to see full reader

TRANSCRIPT

• Suumanka kursiga iyo kuraasta gaarigu waxay badbaadiyaan nafaha • Wac Xarunta Sunta 1-800-222-1222 (TTY 1-866-688-0088) • Weligaa ilmahaaga keligiis ha kaga tagin biyaha hareerahooda • Dabaq kasta oo gurigaaga ah ku dhaji dareemayaash

a qiiq

a iyo dareem

ayaasha ‘carb

on m

onoxid

e’ka • Mar kasta ilm

aha d

hab

arka u seexi • Xarkah

a daah

a iyo ‘blinds’ka ka foggee meel ilmuhu gaari karayaan • Waxaad qaadataa casharka ku saabsan kaalmada degdega ah ‘f rst aid’ iyo kaalmada wadnaha ‘CPR’ si aad u oggaatid wixii aad sameyn laheyd haddii arrin degdeg ihi dhacdo 614-355-0662 • Foodley

daad

a am

a ku

reyg

aag

a u

dir

Tab

abar

ka A

asaa

sig

a ah

ee

Ilmo-

hey

nta

‘Bas

ic B

abys

itte

r Tr

ain

ing

’ ee

lam

bar

ka 6

14-3

55-0

662

DHUNKO Ilmahaaga (Kohl’s Is Sold on Safety) waa barnaamij xilliyeed barashada amaanka oo ka kooban tartanno midabeyn ah iyo buuggaag hawleed bilaash ah. Cisbitaalka ‘Nationwide Children’s Hospital’ wuxuu karaa inuu bixiyo adeeggan isagoo kaalmo deeq ah ka helaya dukaannada ‘Kohl’s Department Stores’ ee Bartamaha Ohio.

Ciyaarta Fiidyaha ee cusub, “Play it Safe”, ee ku saleysan buug hawleedka ayaa hadda ku jirta internetka ‘online’! Qof kasta oo isticmaala ciyaartan wuxuu sameysan karaa jillaa (character) oo wuxuu wax ka baran karaa amaanka guriga, berkadda dabaasha, beerta dadweynaha iyo dugsiga isagoo dhex mushaaxaya imtixaanka amaanka ee ciyaarta!

Si aad macluumaad dheeraad ah uga sii oggaatid barnaamijkan, waxaad tagtaa barta www.NationwideChildrens.org/KISS, oo la xiriir KISS@NationwideChildrens.org ama wac lambarka (614) 355-0679. Dhammaan boggagga midabeynta iyo buug hawleedyada waxa si bilaash ah looga soo dejinsan karaa Internetka (download) oo la daabacan karaa.

Si aad u heshid dhakhtar ama adeeg caafimaad, waxaad booqataa barta www.NationwideChildrens.org ama wac lambarka (614) 722-KIDS.

© 2011 Nationwide Children’s Hospital

5732

Koobiyo dheeraad ah ka soo dejiso

(download) ama ka daabaco oo soo booqo

bartayada Internetka

www.NationwideChildrens.org/KISS

QORAALKAN HEYSO oo MEEL KU DAJI :: Ka yimi Cibitaalka ‘Nationwide Children’s Hospital’ iyo Dukaannada ‘Kohl’s’ :: Qarqaryada khatarta ah/Baraf-qalalka (Hypothermia/Frostbite), Murkacashooyinka/Cad-go’yada, iyo Lafaha Jaban

DHUNKO Ilmahaagga oo Illaali Amaankooda!

KA HORTAGGA & DAAWEYNTAQARQARYADA KHATARTA AH ‘HYPOTHERMIA’: ■ Wac 911 haddii qof leeyahay mid ka mid

ah calaamadaha soo socda: • gariirqarqaryo• hadalaansaaxiahayn• neefsashogaabsiah• maqaarqabowoomidabkhafiifay• dhicdhicidamatalaabo-seegid• daal• waxbaaandankalaheyn• wareer• xasuusla’aan• maqaaraaducasooqabow

(waa muluqyada)■ Qofka ka saar meesha qabow.■ Ka bixi dharka qoyan.■ Wax diiran ku kubbee jirka: madaxa, luqunta, laabta, iyo

gumaarka.■ Gacmaha iyo lugaha HA KU qabanin wax kulul. Taasi waxay

dhiigga qabow ku qasbeysaa inuu ku noqdo wadnaha taas oo dhimasho keeni karta.

■ Qofka HA siinin khamri.■ Qofka HA duugin ama masaajeynin.

BARAF-QALALKA ‘FROSTBITE’■ Gacmaha, cagaha, sanka iyo dhagaha ayaa ah meelaha

u horreeya ee baraf-qalalku ‘frostbite’ ku dhaco. Waxaad u fiirsataa: maqaar cad, ama jaalle-yara-madow ah, ama qabow, ama adag ama xabag-xabag ah.

■ Si tartiib ah meesha u diiri adigoo dhexgelinaya biyo diiran.

MURKACASHOOYINKA/CAD-GO’YADA■ ‘R.I.C.E.’:

• Naso‘Rest’: Ha isticmaalin qeybta jirka ee daawacantay.• Baraf‘Ice’: Baraf saar qeybta jirka ee daawacantay muddo

20 daqiiqo ah. • Siadaguxir‘Compression’: Qeybta jirka ee daawacantay

ku xir baandheej laastiig ah oo xagga sare xoog leh xagga hoosena ka dabacsan oo kor loo xiro. Ha ku seexanin baandheejka oo ku xiran.

• Koruqaad‘Elevation’: Qeybta jirka ee daawacantay sare ugu hey meel wadnaha ka sareysa.

■ Haddii uu xanuunku uu tagi waayo marka aad marto dariiqada ‘R.I.C.E.’, waxaad wacdaa dhakhtarkaaga.

LAFAHA JABAN■ DHAMMAAN LAFAHA JABANI WAXAY U BAAHAN

YIHIIN DAAWEYN DHAKHTAREED!■ Dhammaan lafa jaba jaban sidan samee:

• Meeshajabanbarafsaar20daqiiqo.• QeybtadhaawacaahkuheyISLAHALKIIAYTAAGNEY

AMAAADKUARAGTAY.• Hadhaqdhaqaajinqeybtadhaawacaah.Waxaad

isticmaashaa taageerada kabidda ‘splint’ haddii aad heysato; gobol kartoon adag ihina wuu kuu shaqeyn karaa isna.

• Waxaadfiirisaadaawacyokale.• Haistaagin,amasoconinamaisticmaalinqeybtadaawaca

ah illaa aad dhakhtar ka arkeysid. ■ WAC911OOQOFKAJIIFKUHEY:

• Haddiiaadumaleyneysoinqofkukadhaawacmaymadaxa, luqunta ama dhabarka.

• Haddiiaylafjabtaykasoobaxdomaqaarka,LAFTAJABANDIBHAUGURIIXINJIRKAAMAHAMEYRINQEYBTAJIRKAEEWAXNOQOTAY.

• Midabkaqeybtajirkaeedhaawacantayuuyahaybuluuama wax xoosh ‘pale’ ah.

AMAANKA SUNTA■ Haddii aad u maleyneysid in qof cunay wax laga yaabo inay sun yihiin, waxaad

wacdaa Xarunta Sunta ee 1-800-222-1222 (TTY: 1-866-688-0088).

■ Sunta iyo daawooyinka ku hey meel aan la arkeynin oo aan la gaareynin. Waxaaba fiican inaad meel ku xirto.

■ Qaadashada daawooyin aad u badan xitaa kuwa laga gato farmashiyaha iyadoon dhakhtar kuu qorin, waxay noqon kartaa arrin dhimasho keenta. Ka taxadir daawada ‘acetaminophen (Tylenol®)’. ‘Acetaminophen’ waa daawada xannuunka iyo madax-xannuunka. Waxa kale oo ay tahay daawada hargabka iyo felewensada. Daawada ‘acetaminophen’ oo la badsadaa waa arrin aad iyo aad khatar u ah.

■ Dhakhtarkaaga iyo Farmashiistahaaga weydii wixii su’aalo ah ee ku saabsan daawada.

■ Ka taxadir daawoyinka oo dhan, gaar ahaan: • daawooyinkadhiigkarka• fitamiinkaiyobirta‘iron’• daawooyinkawalaacaiyogiigsanaanta‘anxietyandstress’• daawooyinkawalafka(Suboxone®, methadone)• daawadaxannuunka(xitaakuwalagatowarqaddhakhtarla’aan)

KA HORTAGGA DABKA■ Dabaq KASTA oo ku yaalla gurigaaga waa inuu lahaadaa dareemayaasha qiiqa

iyo ‘carbon monoxide’ka. Taas baa ah sida ugu fiican ee uu qoyskaagu amaan ku ahaanayo.

■ Sannadkii laba jeer beddel baatariya dareemayaasha.■ Tobankii 10 sanaba hal mar keenso dareemayaal cusub. ■ Sameyso qorshe ka baxsi dab: maab sawir, goob aad ku

kulantaan samee, bishii hal mar leyli ku sameeya fulinta qorshaha.

■ Kabriidka iyo dab shidayaasha ‘lighters’ ka fogee meel ay ilmuhu gaarayaan.

■ Meel ku xir baatroolka iyo wixii kale ay gubta.■ Ilmaha bar in “dabku yahay aalad la isticmaalo, ee aanu ahayn qalab lagu

ciyaaro.”■ Mushamacyada ka fogee ilmaha oo baqtii marka aad qolka ka baxdid. ■ Goob kuleyliyaasha ‘space heaters’ ka fogee xafashka iyo meel ay ilmuhu gaari

karayaan. Baqtii goob kuleyliyayaasha marka aad guriga ka baxdo.

QABOWGA■ Xiro dhar lakabyo ah. Haddii laga yaabo inuu dharku qoyo, heyso sharabaaddo

dheeraad ah, galoofyo iyo koofiyado.■ Dhageyso calaamadaha jirkaaga ee sheegaya

inaad si xoog leh u qaboobeyso: ha iska dhaga-tirin qarqaryada.

■ Mar kasta dad waaweyni ha illaaliyaan ilmaha marka ay dibadda ku ciyaarayaan.

■ Illaali maskaxdaada! Gasho koofiyad adag marka aad ciyaarahan sameyneysid: ‘sled’, ‘skate’, ‘ski’, ‘snowboard’ ama aad fuuleysid gaariga barafka ‘snowmobile’.

■ Weligaa ha u oggolaanin in gaari ku jiido adoo ‘sled’-gareynaya.

■ Ciyaaraha ‘skate’, ‘ski’ iyo ‘snowboard’ la samee qof saaxiibkaa ah.

■ Weydii Waaxda Baarkyada ‘Parks Department’ haddii uu barafku xajmi weyn yahay oo lagu ‘skate’-gareeyo.

■ Marada iskaafka iyo xarigyada madax-daboolaha ‘hood strings’ meel hoose gali si aanay wax kale u qabsan.

■ Illaali maqaarkaaga iyo indhahaaga; marso kiriimka cadceedda oo gasho muraayadda qoraxda.

■ Kulka Jirkaagu wuxuu inta badan ku lumaa cagaha hoose iyo madaxaagga; ee labadaba ku hey diirimaad iyo qaleyl.

DHICIDDA■ Jaranjarooyinka dibadda, waddooyinka la maro,

waddooyinka baabuurka ka ilaali caleemaha, barafka iyo isnowga.

■ Jaranjarooyinka guriga dhexdiisa ka sifee qalabka lagu ciyaaro, dharka iyo waxyaalaha kale ee lagu kufi karo.

■ Tuur rooggaga sare, ama ku koolee ama ku dheji dhulka si aanay u dhaqaaqin.

■ Jeeggaree kabahaaga buudhka ah iyo kuwa kaleba inay leeyihiin jeexjeexyada simbiriirixada ka hortagga.

■ Xarkaha korontada ku koolee dhulka ama wax dul saar si aan qofna ugu turaanturoon. Ha dul saarin roog oo ha ku dul soconin.

YOURKIDS

K.I.S.S.

Lambarada Talafoonka

Dhakhtarka Ilmahaaga: ( _________ ) __________________

Dhakhtarka Qoyskaaga: ( _________ ) __________________

Dhakhtarka Qoyska: ( _________ ) _____________________

Xiriirka Degdega ah ee Saxiibka/Qaraabada:

Magac: _____________________________________________

Talafoon # ( _________ ) ______________________________

wixii arrimo degdega ee nafta halis gelin kara

Wac

Lambarka

911

Neighbor’s

Don’t jumpout the window

NEVER go back intoa burning house.

Feel the doorbefore opening.

Don’t hide.

Keepdoors clear.

Smokedetectors save lives.

Keep low.

Get out and ... call the Fire Dept (911)from a neighbor’s house.

Use planned exit route to escape.

Stop, drop and roll!

START

You made it! You’re Safe!

TALO

OYI

NK

A

top related