biyo diirran 2 - saabuun mari · 2020-03-20 · 2 - saabuun mari 3 - hubso in aad dhaqdo ugu yaraan...

Post on 07-Jun-2020

3 Views

Category:

Documents

0 Downloads

Preview:

Click to see full reader

TRANSCRIPT

SOMALI/SOMALI

YAREE FAAFIDDA CUDURKA COVID-19.

GACAMAHAAGA DHAQ.

1 - Gacmaha ku dhaqo

biyo diirran

2 - Saabuun mari

3 - Hubso in aad dhaqdo

ugu yaraan 20

ilbiriqsi:

4 - Si fiican u biyo raaci

5 - Gacmaha si fiican

2

ugu qalaji waqradda lagu tirtirto

6 - Meesha laga furo lagana xiro khasabadda xir adiga oo adeegsanaya

waqradda lagu tirtirto

calaacasha iyo gadaasha

gacan kasta

inta u dhaxeysa faraha

cidiyaha hoostooda

Suulasha

Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ee dalka Canada

top related